{"id":141398,"date":"2020-01-28T03:10:19","date_gmt":"2020-01-28T00:10:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141398"},"modified":"2020-01-28T03:10:19","modified_gmt":"2020-01-28T00:10:19","slug":"daawo-al-shabaab-oo-shaacisay-muuqaalka-ninkii-isku-qarxiyay-hotel-syl","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-shaacisay-muuqaalka-ninkii-isku-qarxiyay-hotel-syl\/","title":{"rendered":"DAAWO: Al-Shabaab oo shaacisay muuqaalka ninkii isku Qarxiyay Hotel SYL"},"content":{"rendered":"<p>Ururka Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay soo bandhigay muuqaal ku saabsan sida uu u dhacay weerarkii Hotel SYL lagu qaaday 11-kii Bishii December ee sanadkii 2019,kaas oo khasaaro kala duwan sababay.<\/p>\n<p>Mu\u2019assasada Al-kataa\u2019ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Alshabaab ayaa soo saartay Filimkan cusub.<\/p>\n<p>Filimkan oo ah qeybta 2aad ee silsilad cusub ayaa lagusoo gudbinayaa dardaarannadii ay ka tageen raggii hubeysan ee weerarkaas fuliyay,waxaana si gaar ah diirada loogu saaray dardaaran uu ka tagay Jaabir Cabdullaahi Xasan oo ah ismiidaamiyihii weerarkaas.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa sheegay in Dagaalyahankan uu weerar naf hurnimo ku galay Hotelka SYL ee kaabiga ku haya xarunta madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho, weerarkaas ayaa sababay khasaare soo gaaray askar iyo mas\u2019uuliyiin ka tirsanaa dowladda iyo dad shacab ah oo Hotelka ku nasanayay.<\/p>\n<div style=\"width: 696px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-141398-1\" width=\"696\" height=\"392\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/MartyrdomWills_Jaabir_Cabdullaahi_Xasan_1080mp4-AnonFiles.mp4?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/MartyrdomWills_Jaabir_Cabdullaahi_Xasan_1080mp4-AnonFiles.mp4\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/MartyrdomWills_Jaabir_Cabdullaahi_Xasan_1080mp4-AnonFiles.mp4<\/a><\/video><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay soo bandhigay muuqaal ku saabsan sida uu u dhacay weerarkii Hotel SYL lagu qaaday 11-kii Bishii December ee sanadkii 2019,kaas oo khasaaro kala duwan sababay. Mu\u2019assasada Al-kataa\u2019ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Alshabaab ayaa soo saartay Filimkan cusub. Filimkan oo ah qeybta 2aad ee silsilad cusub ayaa lagusoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141399,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141398","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Al-Shabaab oo shaacisay muuqaalka ninkii isku Qarxiyay Hotel SYL - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-shaacisay-muuqaalka-ninkii-isku-qarxiyay-hotel-syl\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Al-Shabaab oo shaacisay muuqaalka ninkii isku Qarxiyay Hotel SYL - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ururka Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay soo bandhigay muuqaal ku saabsan sida uu u dhacay weerarkii Hotel SYL lagu qaaday 11-kii Bishii December ee sanadkii 2019,kaas oo khasaaro kala duwan sababay. Mu\u2019assasada Al-kataa\u2019ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Alshabaab ayaa soo saartay Filimkan cusub. Filimkan oo ah qeybta 2aad ee silsilad cusub ayaa lagusoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-shaacisay-muuqaalka-ninkii-isku-qarxiyay-hotel-syl\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-28T00:10:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-45.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"787\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"516\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-shaacisay-muuqaalka-ninkii-isku-qarxiyay-hotel-syl\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-shaacisay-muuqaalka-ninkii-isku-qarxiyay-hotel-syl\/\",\"name\":\"DAAWO: Al-Shabaab oo shaacisay muuqaalka ninkii isku Qarxiyay Hotel SYL - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-shaacisay-muuqaalka-ninkii-isku-qarxiyay-hotel-syl\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-shaacisay-muuqaalka-ninkii-isku-qarxiyay-hotel-syl\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-45.png\",\"datePublished\":\"2020-01-28T00:10:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-shaacisay-muuqaalka-ninkii-isku-qarxiyay-hotel-syl\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-shaacisay-muuqaalka-ninkii-isku-qarxiyay-hotel-syl\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-shaacisay-muuqaalka-ninkii-isku-qarxiyay-hotel-syl\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-45.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-45.png\",\"width\":787,\"height\":516},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-shaacisay-muuqaalka-ninkii-isku-qarxiyay-hotel-syl\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Al-Shabaab oo shaacisay muuqaalka ninkii isku Qarxiyay Hotel SYL\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Al-Shabaab oo shaacisay muuqaalka ninkii isku Qarxiyay Hotel SYL - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-shaacisay-muuqaalka-ninkii-isku-qarxiyay-hotel-syl\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Al-Shabaab oo shaacisay muuqaalka ninkii isku Qarxiyay Hotel SYL - Wardoon","og_description":"Ururka Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay soo bandhigay muuqaal ku saabsan sida uu u dhacay weerarkii Hotel SYL lagu qaaday 11-kii Bishii December ee sanadkii 2019,kaas oo khasaaro kala duwan sababay. Mu\u2019assasada Al-kataa\u2019ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Alshabaab ayaa soo saartay Filimkan cusub. Filimkan oo ah qeybta 2aad ee silsilad cusub ayaa lagusoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-shaacisay-muuqaalka-ninkii-isku-qarxiyay-hotel-syl\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-28T00:10:19+00:00","og_image":[{"width":787,"height":516,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-45.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-shaacisay-muuqaalka-ninkii-isku-qarxiyay-hotel-syl\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-shaacisay-muuqaalka-ninkii-isku-qarxiyay-hotel-syl\/","name":"DAAWO: Al-Shabaab oo shaacisay muuqaalka ninkii isku Qarxiyay Hotel SYL - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-shaacisay-muuqaalka-ninkii-isku-qarxiyay-hotel-syl\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-shaacisay-muuqaalka-ninkii-isku-qarxiyay-hotel-syl\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-45.png","datePublished":"2020-01-28T00:10:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-shaacisay-muuqaalka-ninkii-isku-qarxiyay-hotel-syl\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-shaacisay-muuqaalka-ninkii-isku-qarxiyay-hotel-syl\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-shaacisay-muuqaalka-ninkii-isku-qarxiyay-hotel-syl\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-45.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-45.png","width":787,"height":516},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-shaacisay-muuqaalka-ninkii-isku-qarxiyay-hotel-syl\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Al-Shabaab oo shaacisay muuqaalka ninkii isku Qarxiyay Hotel SYL"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141398"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141398"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141398\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141401,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141398\/revisions\/141401"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141399"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141398"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141398"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141398"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}