{"id":141412,"date":"2020-01-28T10:38:28","date_gmt":"2020-01-28T07:38:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141412"},"modified":"2020-01-28T10:38:28","modified_gmt":"2020-01-28T07:38:28","slug":"daawo-daahir-maxamuud-geele-kibir-ayaa-ka-buuxa-farmaajo-iyo-khayre","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-maxamuud-geele-kibir-ayaa-ka-buuxa-farmaajo-iyo-khayre\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Daahir Maxamuud Geele \u201cKibir ayaa ka buuxa Farmaajo iyo Khayre \u201d"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee Warfaafinta Daahir Maxamuud Geelle ayaa mar kale ka hadlay sababihii uu xilkaas isaga casilay iyo waxa uu salka ku hayay kala aragti duwanaantii u dhaxeysay isaga iyo dowladdii uu ka tirsanaa.<\/p>\n<p>Daahir Geelle ayaa wareysi uu siiyay Telefishinka DALSAN TV waxaa uu kaga hadlay waxa ay isku qabteen Madaxdiisa, isagoo meesha ka saaray in wararka sheegaya in is casilaadiisa ay ka dambeysay inuu ka madax adeegay amarada Madaxdiisa.<\/p>\n<p>\u201cUgu horeyn aniga waxaan aaminsanahay kala dambeyn la\u2019aanta qofka hoose ka imaaneysa inay tahay arrin reer baadiyenimo oo ilbaxnimada ka soo horjeeda, xafiis marka la joogo labo mid ayay tahay in la isla shaqeyn karo oo qofka hoose la shaqeyn karo qofka ka sareysa, haddii uu la shaqeyn waayana inuu meesha banneeyo, laakiin inuu meesha joogoo oo amar diido waa dhaqan reer baadiyenimo ah, weli ma dhicin madaxda iga sareysa inay amar diido na dhex marto, laakiin waa kala aragti duwanaan karnaa\u201dayuu yiri Sheekh Daahir Geelle.<\/p>\n<p>\u201cDowladeyda waxay jecleyd siyaasadda adkaaday iyo laga adkaaday, awood meel jirta iyo meel aan awoodda aalin in loo kala saarin, awood dowladeed waxaa u aqaan mida dastuurka waafaqsan awoodda qoriga ka timaada ma aqaan, hannaanka dowladda loo wado oo la isugu heynayo, la isugu maslaxaayo fikrada ay ka qabtay iyo aniga waxaa inoo dhaxeeyay 180 digree\u201dayuu yiri Sheekh Daahir Geelle.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F222368065444455%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"860\" height=\"635\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee Warfaafinta Daahir Maxamuud Geelle ayaa mar kale ka hadlay sababihii uu xilkaas isaga casilay iyo waxa uu salka ku hayay kala aragti duwanaantii u dhaxeysay isaga iyo dowladdii uu ka tirsanaa. Daahir Geelle ayaa wareysi uu siiyay Telefishinka DALSAN TV waxaa uu kaga hadlay waxa ay isku qabteen Madaxdiisa, isagoo meesha ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141413,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141412","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Daahir Maxamuud Geele \u201cKibir ayaa ka buuxa Farmaajo iyo Khayre \u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-maxamuud-geele-kibir-ayaa-ka-buuxa-farmaajo-iyo-khayre\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Daahir Maxamuud Geele \u201cKibir ayaa ka buuxa Farmaajo iyo Khayre \u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirkii hore ee Warfaafinta Daahir Maxamuud Geelle ayaa mar kale ka hadlay sababihii uu xilkaas isaga casilay iyo waxa uu salka ku hayay kala aragti duwanaantii u dhaxeysay isaga iyo dowladdii uu ka tirsanaa. Daahir Geelle ayaa wareysi uu siiyay Telefishinka DALSAN TV waxaa uu kaga hadlay waxa ay isku qabteen Madaxdiisa, isagoo meesha ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-maxamuud-geele-kibir-ayaa-ka-buuxa-farmaajo-iyo-khayre\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-28T07:38:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/geele-768x576-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-maxamuud-geele-kibir-ayaa-ka-buuxa-farmaajo-iyo-khayre\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-maxamuud-geele-kibir-ayaa-ka-buuxa-farmaajo-iyo-khayre\/\",\"name\":\"DAAWO:-Daahir Maxamuud Geele \u201cKibir ayaa ka buuxa Farmaajo iyo Khayre \u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-maxamuud-geele-kibir-ayaa-ka-buuxa-farmaajo-iyo-khayre\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-maxamuud-geele-kibir-ayaa-ka-buuxa-farmaajo-iyo-khayre\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/geele-768x576-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-28T07:38:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-maxamuud-geele-kibir-ayaa-ka-buuxa-farmaajo-iyo-khayre\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-maxamuud-geele-kibir-ayaa-ka-buuxa-farmaajo-iyo-khayre\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-maxamuud-geele-kibir-ayaa-ka-buuxa-farmaajo-iyo-khayre\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/geele-768x576-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/geele-768x576-1.jpg\",\"width\":768,\"height\":576},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-maxamuud-geele-kibir-ayaa-ka-buuxa-farmaajo-iyo-khayre\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Daahir Maxamuud Geele \u201cKibir ayaa ka buuxa Farmaajo iyo Khayre \u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Daahir Maxamuud Geele \u201cKibir ayaa ka buuxa Farmaajo iyo Khayre \u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-maxamuud-geele-kibir-ayaa-ka-buuxa-farmaajo-iyo-khayre\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Daahir Maxamuud Geele \u201cKibir ayaa ka buuxa Farmaajo iyo Khayre \u201d - Wardoon","og_description":"Wasiirkii hore ee Warfaafinta Daahir Maxamuud Geelle ayaa mar kale ka hadlay sababihii uu xilkaas isaga casilay iyo waxa uu salka ku hayay kala aragti duwanaantii u dhaxeysay isaga iyo dowladdii uu ka tirsanaa. Daahir Geelle ayaa wareysi uu siiyay Telefishinka DALSAN TV waxaa uu kaga hadlay waxa ay isku qabteen Madaxdiisa, isagoo meesha ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-maxamuud-geele-kibir-ayaa-ka-buuxa-farmaajo-iyo-khayre\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-28T07:38:28+00:00","og_image":[{"width":768,"height":576,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/geele-768x576-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-maxamuud-geele-kibir-ayaa-ka-buuxa-farmaajo-iyo-khayre\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-maxamuud-geele-kibir-ayaa-ka-buuxa-farmaajo-iyo-khayre\/","name":"DAAWO:-Daahir Maxamuud Geele \u201cKibir ayaa ka buuxa Farmaajo iyo Khayre \u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-maxamuud-geele-kibir-ayaa-ka-buuxa-farmaajo-iyo-khayre\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-maxamuud-geele-kibir-ayaa-ka-buuxa-farmaajo-iyo-khayre\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/geele-768x576-1.jpg","datePublished":"2020-01-28T07:38:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-maxamuud-geele-kibir-ayaa-ka-buuxa-farmaajo-iyo-khayre\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-maxamuud-geele-kibir-ayaa-ka-buuxa-farmaajo-iyo-khayre\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-maxamuud-geele-kibir-ayaa-ka-buuxa-farmaajo-iyo-khayre\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/geele-768x576-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/geele-768x576-1.jpg","width":768,"height":576},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-maxamuud-geele-kibir-ayaa-ka-buuxa-farmaajo-iyo-khayre\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Daahir Maxamuud Geele \u201cKibir ayaa ka buuxa Farmaajo iyo Khayre \u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141412"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141412"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141412\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141414,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141412\/revisions\/141414"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141413"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141412"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141412"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141412"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}