{"id":141416,"date":"2020-01-28T13:37:50","date_gmt":"2020-01-28T10:37:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141416"},"modified":"2020-01-28T13:37:50","modified_gmt":"2020-01-28T10:37:50","slug":"dhagayso-sheekh-shariif-sheekh-axmed-oo-kadayriyay-doorashada-2020-2021","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sheekh-shariif-sheekh-axmed-oo-kadayriyay-doorashada-2020-2021\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO: Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo kadayriyay doorashada 2020\/2021"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Axmed oo khudbad ka jeedinayey xaflad soo dhoweyn ah oo loogu sameeyey London ayaa ka hadlay xaaladda dalka, isagoo xooga saaray doorashada 2020\/2021-ka.<\/p>\n<p>Sheekh Shariif ayaa ugu horreyn rajo xumo ka muujiyey in doorasho qof iyo cod ah ay ka dhici karto dalka, wuxuuna sabab uga dhigay labo qodob oo kala ah amniga iyo diinwaan-gelinta codbixiyeyaasha.<\/p>\n<p>Mida amniga wuxuu tilmaamay inuusan jirin amni la\u2019isku haleyn karo, isaga oo su\u2019aal ka keenay heerka ay gaarsiisan tahay nabadgelyada waddanka!<\/p>\n<p>Sidoo kale, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa intaasi ku daray in illaa hadda aysan muuqan diinwaan-gelinta codbixiyeyaasha, taasina ay tahay caqabad kale.<\/p>\n<p>Sheekha oo hadalkiisa sii wata ayaa sidoo kale ka digay in dad gaar ah loo diiwaangeliyo doorashada soo socota, iyadoo marmarsiiyo laga dhiganayo arrimo aan jirin.<\/p>\n<p>\u201cRuntii anaga nooma muuqato in dalkaan doorasho ay ka dhaceyso waayo waxaa la rabaa in dad meel aan la ogeyn laga keenay ay codeeyaan, taasina suurtagal mahan in 4-sano oo kale la iska sii joogo, waxaana rabaa inay dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah ayuu yiri\u201d madaxweynihii dowladdii KMG aheyd.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wuxuu soo hadal qaaday xaaladda siyaasadeed ee ka taagan dhismaha Galmudug, isaga oo ku baaqay in laga wada shaqeeyo midnimada maamulkaasi, si loo dhiso maamul ay ku qanacsan yihiin dadka dega gobollada Galgaduud iyo Mudug.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu carabka ku dhuftay in xisbiga Himilo Qaran oo uu isagu hoggaamiyo uusan wax door ah ku laheyn doorashada Galmudug, xittaa uusan wadan mushahrrax gaar ah, balse wuxuu ballan qaaday inay la shaqeyn doonaan mas\u2019uul kasto oo si xor iyo xalaal ugu guuleysta xil ka madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-141416-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Dhageyso-Sheekh-Shariif-oo-Eedeyn-u-jeediyey-Madaxda-Dowladda.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Dhageyso-Sheekh-Shariif-oo-Eedeyn-u-jeediyey-Madaxda-Dowladda.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Dhageyso-Sheekh-Shariif-oo-Eedeyn-u-jeediyey-Madaxda-Dowladda.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Axmed oo khudbad ka jeedinayey xaflad soo dhoweyn ah oo loogu sameeyey London ayaa ka hadlay xaaladda dalka, isagoo xooga saaray doorashada 2020\/2021-ka. Sheekh Shariif ayaa ugu horreyn rajo xumo ka muujiyey in doorasho qof iyo cod ah ay ka dhici karto dalka, wuxuuna sabab uga dhigay labo qodob [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141418,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141416","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO: Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo kadayriyay doorashada 2020\/2021 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sheekh-shariif-sheekh-axmed-oo-kadayriyay-doorashada-2020-2021\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO: Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo kadayriyay doorashada 2020\/2021 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Axmed oo khudbad ka jeedinayey xaflad soo dhoweyn ah oo loogu sameeyey London ayaa ka hadlay xaaladda dalka, isagoo xooga saaray doorashada 2020\/2021-ka. Sheekh Shariif ayaa ugu horreyn rajo xumo ka muujiyey in doorasho qof iyo cod ah ay ka dhici karto dalka, wuxuuna sabab uga dhigay labo qodob [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sheekh-shariif-sheekh-axmed-oo-kadayriyay-doorashada-2020-2021\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-28T10:37:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/sheekh-shariif.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sheekh-shariif-sheekh-axmed-oo-kadayriyay-doorashada-2020-2021\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sheekh-shariif-sheekh-axmed-oo-kadayriyay-doorashada-2020-2021\/\",\"name\":\"DHAGAYSO: Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo kadayriyay doorashada 2020\/2021 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sheekh-shariif-sheekh-axmed-oo-kadayriyay-doorashada-2020-2021\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sheekh-shariif-sheekh-axmed-oo-kadayriyay-doorashada-2020-2021\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/sheekh-shariif.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-28T10:37:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sheekh-shariif-sheekh-axmed-oo-kadayriyay-doorashada-2020-2021\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sheekh-shariif-sheekh-axmed-oo-kadayriyay-doorashada-2020-2021\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sheekh-shariif-sheekh-axmed-oo-kadayriyay-doorashada-2020-2021\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/sheekh-shariif.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/sheekh-shariif.jpg\",\"width\":696,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sheekh-shariif-sheekh-axmed-oo-kadayriyay-doorashada-2020-2021\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO: Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo kadayriyay doorashada 2020\/2021\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO: Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo kadayriyay doorashada 2020\/2021 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sheekh-shariif-sheekh-axmed-oo-kadayriyay-doorashada-2020-2021\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO: Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo kadayriyay doorashada 2020\/2021 - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Axmed oo khudbad ka jeedinayey xaflad soo dhoweyn ah oo loogu sameeyey London ayaa ka hadlay xaaladda dalka, isagoo xooga saaray doorashada 2020\/2021-ka. Sheekh Shariif ayaa ugu horreyn rajo xumo ka muujiyey in doorasho qof iyo cod ah ay ka dhici karto dalka, wuxuuna sabab uga dhigay labo qodob [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sheekh-shariif-sheekh-axmed-oo-kadayriyay-doorashada-2020-2021\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-28T10:37:50+00:00","og_image":[{"width":696,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/sheekh-shariif.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sheekh-shariif-sheekh-axmed-oo-kadayriyay-doorashada-2020-2021\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sheekh-shariif-sheekh-axmed-oo-kadayriyay-doorashada-2020-2021\/","name":"DHAGAYSO: Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo kadayriyay doorashada 2020\/2021 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sheekh-shariif-sheekh-axmed-oo-kadayriyay-doorashada-2020-2021\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sheekh-shariif-sheekh-axmed-oo-kadayriyay-doorashada-2020-2021\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/sheekh-shariif.jpg","datePublished":"2020-01-28T10:37:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sheekh-shariif-sheekh-axmed-oo-kadayriyay-doorashada-2020-2021\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sheekh-shariif-sheekh-axmed-oo-kadayriyay-doorashada-2020-2021\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sheekh-shariif-sheekh-axmed-oo-kadayriyay-doorashada-2020-2021\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/sheekh-shariif.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/sheekh-shariif.jpg","width":696,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sheekh-shariif-sheekh-axmed-oo-kadayriyay-doorashada-2020-2021\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO: Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo kadayriyay doorashada 2020\/2021"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141416"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141416"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141416\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141419,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141416\/revisions\/141419"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141418"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141416"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141416"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141416"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}