{"id":141453,"date":"2020-01-29T10:21:23","date_gmt":"2020-01-29T07:21:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141453"},"modified":"2020-01-29T10:30:27","modified_gmt":"2020-01-29T07:30:27","slug":"musharraxiinta-galmudug-oo-kubaaqay-in-la-qabto-shirweyne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-galmudug-oo-kubaaqay-in-la-qabto-shirweyne\/","title":{"rendered":"Musharraxiinta Galmudug oo kubaaqday in la qabto shirweyne"},"content":{"rendered":"<p>Afarta musharrax ee ugu saameynta badan doorashada Madaxweynaha Galmudug oo xalay kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa ka arrinsaday xaaladda cakiran ee doorashada maamulkaasi.<\/p>\n<p>Musharraxiintaan oo kala ah: Cabdiraxmaan Maxamed (Odowaa), Kamaal Daahir Guutaale, Cabdullaahi Faarax Wehliye iyo Cabdi Dheere ayaa shirkooda ka soo saaray saaray War-murrtiyeed ku aadan xaaladda cakiran ee ka taagan gudaha Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Ugu horreyn afarta musharrax ayaa dalbaday in muddo 15 cisho ah la hakiyo howlaha dhismaha ee haatan ka socda magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Sidoo kale qoraalkooda ayey ku sheegeen in loo baahan yahay in la qabto shirweyne deg deg ah oo ay isugu imaanayaan saamileyda siyaasadeed ee maamulkaasi, gaar ahaan dhinacyada wasaaradda arrimaha gudaha, madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday, baarlamaanka, Ahlu Sunna iyo musharraxiinta u taagan hoggaanka Galmudug.<\/p>\n<p>Sida ay sheegeen musharraxiintaan oo horay u qaadacay doorashada shirka ayaa waxaa diirada lagu saari doono khilaafaadka hareeyey Galmudug oo sababay inay saddex dhinac loo kala qeybsamo, kuwaas oo midba dhiniciisu wado dhismaha maamul gaar ah.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeedkaan ayaa ku soo aadaya, iyadoo maanta ay ku beegan tahay waqtigii loo asteeyey hadal jeedinta musharraxiinta u sharraxan hoggaanka mamaulkaasi.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa u muuqata mid sii cakirmeysa, waxaana shalay degmada Dhuusamareeb looga dhawaaqaday xildhibaanada saddexaad ee baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-141454\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/FB_IMG_1580272751390.jpg\" alt=\"\" width=\"540\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/FB_IMG_1580272751390.jpg 540w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/FB_IMG_1580272751390-169x300.jpg 169w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/FB_IMG_1580272751390-236x420.jpg 236w\" sizes=\"(max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afarta musharrax ee ugu saameynta badan doorashada Madaxweynaha Galmudug oo xalay kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa ka arrinsaday xaaladda cakiran ee doorashada maamulkaasi. Musharraxiintaan oo kala ah: Cabdiraxmaan Maxamed (Odowaa), Kamaal Daahir Guutaale, Cabdullaahi Faarax Wehliye iyo Cabdi Dheere ayaa shirkooda ka soo saaray saaray War-murrtiyeed ku aadan xaaladda cakiran ee ka taagan gudaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141390,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141453","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Musharraxiinta Galmudug oo kubaaqday in la qabto shirweyne - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-galmudug-oo-kubaaqay-in-la-qabto-shirweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Musharraxiinta Galmudug oo kubaaqday in la qabto shirweyne - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afarta musharrax ee ugu saameynta badan doorashada Madaxweynaha Galmudug oo xalay kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa ka arrinsaday xaaladda cakiran ee doorashada maamulkaasi. Musharraxiintaan oo kala ah: Cabdiraxmaan Maxamed (Odowaa), Kamaal Daahir Guutaale, Cabdullaahi Faarax Wehliye iyo Cabdi Dheere ayaa shirkooda ka soo saaray saaray War-murrtiyeed ku aadan xaaladda cakiran ee ka taagan gudaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-galmudug-oo-kubaaqay-in-la-qabto-shirweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-29T07:21:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-01-29T07:30:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200115-WA0063.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-galmudug-oo-kubaaqay-in-la-qabto-shirweyne\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-galmudug-oo-kubaaqay-in-la-qabto-shirweyne\/\",\"name\":\"Musharraxiinta Galmudug oo kubaaqday in la qabto shirweyne - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-galmudug-oo-kubaaqay-in-la-qabto-shirweyne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-galmudug-oo-kubaaqay-in-la-qabto-shirweyne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200115-WA0063.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-29T07:21:23+00:00\",\"dateModified\":\"2020-01-29T07:30:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-galmudug-oo-kubaaqay-in-la-qabto-shirweyne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-galmudug-oo-kubaaqay-in-la-qabto-shirweyne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-galmudug-oo-kubaaqay-in-la-qabto-shirweyne\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200115-WA0063.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200115-WA0063.jpg\",\"width\":1080,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-galmudug-oo-kubaaqay-in-la-qabto-shirweyne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Musharraxiinta Galmudug oo kubaaqday in la qabto shirweyne\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Musharraxiinta Galmudug oo kubaaqday in la qabto shirweyne - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-galmudug-oo-kubaaqay-in-la-qabto-shirweyne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Musharraxiinta Galmudug oo kubaaqday in la qabto shirweyne - Wardoon","og_description":"Afarta musharrax ee ugu saameynta badan doorashada Madaxweynaha Galmudug oo xalay kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa ka arrinsaday xaaladda cakiran ee doorashada maamulkaasi. Musharraxiintaan oo kala ah: Cabdiraxmaan Maxamed (Odowaa), Kamaal Daahir Guutaale, Cabdullaahi Faarax Wehliye iyo Cabdi Dheere ayaa shirkooda ka soo saaray saaray War-murrtiyeed ku aadan xaaladda cakiran ee ka taagan gudaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-galmudug-oo-kubaaqay-in-la-qabto-shirweyne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-29T07:21:23+00:00","article_modified_time":"2020-01-29T07:30:27+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200115-WA0063.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-galmudug-oo-kubaaqay-in-la-qabto-shirweyne\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-galmudug-oo-kubaaqay-in-la-qabto-shirweyne\/","name":"Musharraxiinta Galmudug oo kubaaqday in la qabto shirweyne - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-galmudug-oo-kubaaqay-in-la-qabto-shirweyne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-galmudug-oo-kubaaqay-in-la-qabto-shirweyne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200115-WA0063.jpg","datePublished":"2020-01-29T07:21:23+00:00","dateModified":"2020-01-29T07:30:27+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-galmudug-oo-kubaaqay-in-la-qabto-shirweyne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-galmudug-oo-kubaaqay-in-la-qabto-shirweyne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-galmudug-oo-kubaaqay-in-la-qabto-shirweyne\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200115-WA0063.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200115-WA0063.jpg","width":1080,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-galmudug-oo-kubaaqay-in-la-qabto-shirweyne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Musharraxiinta Galmudug oo kubaaqday in la qabto shirweyne"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141453"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141453"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141453\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141461,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141453\/revisions\/141461"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141390"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141453"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141453"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141453"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}