{"id":141462,"date":"2020-01-29T14:32:49","date_gmt":"2020-01-29T11:32:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141462"},"modified":"2020-01-29T14:58:26","modified_gmt":"2020-01-29T11:58:26","slug":"daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/","title":{"rendered":"DAAWO:-HADALJEEDINTA MUSHARRAXIINTA MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA GALMUDG IYO MADAXWEYNE KU-XIGEENKA #2020"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Dhuusamareeb ayaa sheegaya in goordhow magaaladaasi uu ka furmay kulan ay leeyihiin xildhibaanada 2aad ee baarlamaanka maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa shir guddoominaya, Dr Maxamed Nuur Gacal oo ah guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka maamulkaasi, iyadoona ay soo xaadireen illaa 72 Mudane.<\/p>\n<p>Xildhibaanada ayaa haatan dhageysanaya khudbadaha musharraxiinta u taagan xil ka madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.<\/p>\n<p>Illaa 9 musharrax oo afar ka mid ah ay u taagan yihiin xil ka madaxweynaha iyo shan kale oo u sharraxan xil ka madaxweyne ku xigeenka ayaa jeedinaya barnaamijkooda waxqabadka, sida uu shaaciyey guddoonka cusub ee baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p><strong>Akhriso Magacyada Musharixiinta Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa<\/strong><\/p>\n<p>Musharraxiinta u taagan xil ka madaxweynaha ayaa kala ah:-<\/p>\n<p>1-Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) 2-C\/raxmaan Axmed Sabriye 3-Axmed Shire Maxamed (Falagle) 4-Axmed C\/laahi Samatar.<\/p>\n<p>Sidoo kale musharraxiinta u sharraxan xil ka madaxweyne ku xigeenka ayaa kala ah:-<\/p>\n<p>1-Cali Daahir Ciid, 2-Axmed Yuusuf Warsame (Taajir), 3-Saadaq Cabdullaahi Xaashi, 4-Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey), 5-Cabdi Qani Sheekh Cali Diini.<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxaa muuqata in weli go\u2019aanka afarta musharrax ee ugu saameynta badan doorashada Galmudug uu sidiisii yahay, kuwaas oo kala ah, Cabdiraxmaan Maxamed (Odowaa), Kamaal Daahir Guutaale, Cabdullaahi Faarax Wehliye iyo Cabdi Dheere<\/p>\n<p>Musharraxiintaan ayaa si cad uga biyo diiday inay ka qeyb galaan tartanka doorashada, iyaga oo eedeyn culus u jeediyey dowladda Soomaaliya<\/p>\n<p>Arrintaan ayaa sidoo kale ku soo aadeysa, iyadoo ay beesha caalamka ka digtay sii socoshada khilaafkaan, waxayna ugu baaqday dhinacyada isku haya Galmudug inay wax weliba ku dhameeyaan wadahadal, si looga baaqsado xasilooni darro siyaasadeed.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/mlQuePfBauA\" width=\"810\" height=\"687\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-141462 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/84182033_628497041298549_1061403478175252480_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84182033_628497041298549_1061403478175252480_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84182033_628497041298549_1061403478175252480_n.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84182033_628497041298549_1061403478175252480_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84182033_628497041298549_1061403478175252480_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84182033_628497041298549_1061403478175252480_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/84357707_628496984631888_5198322617701892096_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84357707_628496984631888_5198322617701892096_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84357707_628496984631888_5198322617701892096_n.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84357707_628496984631888_5198322617701892096_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84357707_628496984631888_5198322617701892096_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84357707_628496984631888_5198322617701892096_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/84723637_628496947965225_969386436673404928_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84723637_628496947965225_969386436673404928_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84723637_628496947965225_969386436673404928_n.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84723637_628496947965225_969386436673404928_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84723637_628496947965225_969386436673404928_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84723637_628496947965225_969386436673404928_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/84879870_628496901298563_2875197184075104256_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84879870_628496901298563_2875197184075104256_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84879870_628496901298563_2875197184075104256_n.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84879870_628496901298563_2875197184075104256_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84879870_628496901298563_2875197184075104256_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84879870_628496901298563_2875197184075104256_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Dhuusamareeb ayaa sheegaya in goordhow magaaladaasi uu ka furmay kulan ay leeyihiin xildhibaanada 2aad ee baarlamaanka maamulka Galmudug. Kulanka ayaa waxaa shir guddoominaya, Dr Maxamed Nuur Gacal oo ah guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka maamulkaasi, iyadoona ay soo xaadireen illaa 72 Mudane. Xildhibaanada ayaa haatan dhageysanaya khudbadaha musharraxiinta u taagan xil ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141463,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141462","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-HADALJEEDINTA MUSHARRAXIINTA MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA GALMUDG IYO MADAXWEYNE KU-XIGEENKA #2020 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-HADALJEEDINTA MUSHARRAXIINTA MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA GALMUDG IYO MADAXWEYNE KU-XIGEENKA #2020 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya Dhuusamareeb ayaa sheegaya in goordhow magaaladaasi uu ka furmay kulan ay leeyihiin xildhibaanada 2aad ee baarlamaanka maamulka Galmudug. Kulanka ayaa waxaa shir guddoominaya, Dr Maxamed Nuur Gacal oo ah guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka maamulkaasi, iyadoona ay soo xaadireen illaa 72 Mudane. Xildhibaanada ayaa haatan dhageysanaya khudbadaha musharraxiinta u taagan xil ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-29T11:32:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-01-29T11:58:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-48.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"777\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"521\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/\",\"name\":\"DAAWO:-HADALJEEDINTA MUSHARRAXIINTA MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA GALMUDG IYO MADAXWEYNE KU-XIGEENKA #2020 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-48.png\",\"datePublished\":\"2020-01-29T11:32:49+00:00\",\"dateModified\":\"2020-01-29T11:58:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-48.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-48.png\",\"width\":777,\"height\":521},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-HADALJEEDINTA MUSHARRAXIINTA MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA GALMUDG IYO MADAXWEYNE KU-XIGEENKA #2020\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-HADALJEEDINTA MUSHARRAXIINTA MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA GALMUDG IYO MADAXWEYNE KU-XIGEENKA #2020 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-HADALJEEDINTA MUSHARRAXIINTA MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA GALMUDG IYO MADAXWEYNE KU-XIGEENKA #2020 - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya Dhuusamareeb ayaa sheegaya in goordhow magaaladaasi uu ka furmay kulan ay leeyihiin xildhibaanada 2aad ee baarlamaanka maamulka Galmudug. Kulanka ayaa waxaa shir guddoominaya, Dr Maxamed Nuur Gacal oo ah guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka maamulkaasi, iyadoona ay soo xaadireen illaa 72 Mudane. Xildhibaanada ayaa haatan dhageysanaya khudbadaha musharraxiinta u taagan xil ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-29T11:32:49+00:00","article_modified_time":"2020-01-29T11:58:26+00:00","og_image":[{"width":777,"height":521,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-48.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/","name":"DAAWO:-HADALJEEDINTA MUSHARRAXIINTA MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA GALMUDG IYO MADAXWEYNE KU-XIGEENKA #2020 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-48.png","datePublished":"2020-01-29T11:32:49+00:00","dateModified":"2020-01-29T11:58:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-48.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-48.png","width":777,"height":521},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaljeedinta-musharraxiinta-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudg-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-2020\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-HADALJEEDINTA MUSHARRAXIINTA MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA GALMUDG IYO MADAXWEYNE KU-XIGEENKA #2020"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141462"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141462"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141462\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141475,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141462\/revisions\/141475"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141463"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141462"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141462"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141462"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}