{"id":141482,"date":"2020-01-29T19:59:20","date_gmt":"2020-01-29T16:59:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141482"},"modified":"2020-01-29T19:59:20","modified_gmt":"2020-01-29T16:59:20","slug":"daawo-faroole-oo-dhaliilo-culus-u-jeediyey-dfs","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faroole-oo-dhaliilo-culus-u-jeediyey-dfs\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Faroole oo Dhaliilo Culus u jeediyey DFS"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland ayaa sheegay in dastuurka federaalka uu u ogolaanayo maamulada in ay si gaar ah u maamushaan arrimaha bulshada sida tacliinta, Wuxuuna soo jeediyey in la xurmeeyo dastuurka.<\/p>\n<p>Faroole Wuxuu Xukuumada federaalka ku eedeeyay in ay dhaqaalaha dalka u adeegsaneyso \u201ckala furfurka\u201d dowlad goboleedyadda dhismay. \u201cAwooda waxbarashada meesha laga fuliyo Soomaaliya oo dhan waa Puntland, taas cid inkiri kartaa ma jirdho.. maamulada kale waxaan ugu yeereynaa in ay ka shidaal qaataan. dowlada federaalka waa inay ku dayato meesha looga fiican yahay ma ahan in ay kala furfurto,\u201d Ayuu yidhi Faroole.<\/p>\n<p>Nidaamka federaalka ayuu ku nuux-nuux saday in uu yahay midka kaliya ee Soomaaliya isu soo dhowaan karto, Isagoo cuskanaya dastuurka, wada-xaajood ayuu hoosta ka xariiqay in uu yahay habka lagu wada shaqeyn karo laguna xalin karo ismaandhaafka.<\/p>\n<p>Senator Faroole ayaa ku tilmaamay \u201cwax aan la aqbali karin\u201d xadgudub ay xukuumada federaalka ku sameyso gobolada, Wasiirka Waxbarashada federaalka ayuu ku waaniyey in uu u hogaan-samo heshiisyadda ay kala saxiixdeen Puntland iyo xukuumadihii hore, oo ku saabsan shahaadaha iyo deeqaha waxbarashada.<\/p>\n<p>Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayuu ka codsaday inuu soo farageliyo xiisadan isla markaana uu wax ka qabto.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/mf6zPRilmX0\" width=\"1036\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland ayaa sheegay in dastuurka federaalka uu u ogolaanayo maamulada in ay si gaar ah u maamushaan arrimaha bulshada sida tacliinta, Wuxuuna soo jeediyey in la xurmeeyo dastuurka. Faroole Wuxuu Xukuumada federaalka ku eedeeyay in ay dhaqaalaha dalka u adeegsaneyso \u201ckala furfurka\u201d dowlad goboleedyadda dhismay. \u201cAwooda waxbarashada meesha laga fuliyo Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141483,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141482","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Faroole oo Dhaliilo Culus u jeediyey DFS - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faroole-oo-dhaliilo-culus-u-jeediyey-dfs\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Faroole oo Dhaliilo Culus u jeediyey DFS - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland ayaa sheegay in dastuurka federaalka uu u ogolaanayo maamulada in ay si gaar ah u maamushaan arrimaha bulshada sida tacliinta, Wuxuuna soo jeediyey in la xurmeeyo dastuurka. Faroole Wuxuu Xukuumada federaalka ku eedeeyay in ay dhaqaalaha dalka u adeegsaneyso \u201ckala furfurka\u201d dowlad goboleedyadda dhismay. \u201cAwooda waxbarashada meesha laga fuliyo Soomaaliya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faroole-oo-dhaliilo-culus-u-jeediyey-dfs\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-29T16:59:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-51.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"635\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"438\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faroole-oo-dhaliilo-culus-u-jeediyey-dfs\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faroole-oo-dhaliilo-culus-u-jeediyey-dfs\/\",\"name\":\"DAAWO:-Faroole oo Dhaliilo Culus u jeediyey DFS - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faroole-oo-dhaliilo-culus-u-jeediyey-dfs\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faroole-oo-dhaliilo-culus-u-jeediyey-dfs\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-51.png\",\"datePublished\":\"2020-01-29T16:59:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faroole-oo-dhaliilo-culus-u-jeediyey-dfs\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faroole-oo-dhaliilo-culus-u-jeediyey-dfs\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faroole-oo-dhaliilo-culus-u-jeediyey-dfs\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-51.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-51.png\",\"width\":635,\"height\":438},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faroole-oo-dhaliilo-culus-u-jeediyey-dfs\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Faroole oo Dhaliilo Culus u jeediyey DFS\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Faroole oo Dhaliilo Culus u jeediyey DFS - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faroole-oo-dhaliilo-culus-u-jeediyey-dfs\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Faroole oo Dhaliilo Culus u jeediyey DFS - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland ayaa sheegay in dastuurka federaalka uu u ogolaanayo maamulada in ay si gaar ah u maamushaan arrimaha bulshada sida tacliinta, Wuxuuna soo jeediyey in la xurmeeyo dastuurka. Faroole Wuxuu Xukuumada federaalka ku eedeeyay in ay dhaqaalaha dalka u adeegsaneyso \u201ckala furfurka\u201d dowlad goboleedyadda dhismay. \u201cAwooda waxbarashada meesha laga fuliyo Soomaaliya [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faroole-oo-dhaliilo-culus-u-jeediyey-dfs\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-29T16:59:20+00:00","og_image":[{"width":635,"height":438,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-51.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faroole-oo-dhaliilo-culus-u-jeediyey-dfs\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faroole-oo-dhaliilo-culus-u-jeediyey-dfs\/","name":"DAAWO:-Faroole oo Dhaliilo Culus u jeediyey DFS - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faroole-oo-dhaliilo-culus-u-jeediyey-dfs\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faroole-oo-dhaliilo-culus-u-jeediyey-dfs\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-51.png","datePublished":"2020-01-29T16:59:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faroole-oo-dhaliilo-culus-u-jeediyey-dfs\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faroole-oo-dhaliilo-culus-u-jeediyey-dfs\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faroole-oo-dhaliilo-culus-u-jeediyey-dfs\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-51.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-51.png","width":635,"height":438},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faroole-oo-dhaliilo-culus-u-jeediyey-dfs\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Faroole oo Dhaliilo Culus u jeediyey DFS"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141482"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141482"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141482\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141485,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141482\/revisions\/141485"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141483"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141482"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141482"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141482"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}