{"id":141516,"date":"2020-01-30T14:06:01","date_gmt":"2020-01-30T11:06:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141516"},"modified":"2020-01-30T14:06:01","modified_gmt":"2020-01-30T11:06:01","slug":"nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro\/","title":{"rendered":"NISA oo qabatay shabakad Alshabaab u qaabilsanayd qaraxyadda+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Taliska Hey\u2019adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa shaaca ka qaaday in howlgal qorsheysan oo ciidanka Amniga fuliyay lagu soo qabtay Shabakad Al-Shabaab u qaabilsan qaraxyada iyo maadooyinka laga sameeyo qaraxyada.<\/p>\n<p>Qoraal kooban oo la soo dhigay barta Twitter-ka NISA ayaa lagu sheegay in howlgalo dhacay 26 iyo 28 bishan Janaayo lagu soo qabtay Shabakad Al-Shabaab u qaabilsan qaraxyada, inkastoo aan la shaacin shabakadaas inta ay ka koobneyd.<\/p>\n<p>Hase ahaatee barta Twitter-ka ayaa waxaa la soo geliyay sawirada maadooyinka laga sameeyo qaraxyada, sida fiyuusyada wax qarxiya, batariyaal, iyo gumacyada rasaasta loo yaqaano RBG.<\/p>\n<p>Lama shaacin goobta laga soo qabtay shabakadan, balse waxaa la tilmaamay in wada shaqeyn hey\u2019adaha amniga iyo shacabka ay suura gelisay guushan, sida lagu daabacay barta Twitter-ka.<\/p>\n<p>Hey\u2019adda NISA ayaa muddooyinkii u dambeeyay barta Twitter-ka si kooban ugu soo bandhigeysay warbininada la xiriira howlgalada gaarka ah ee lagu soo qabto shaqsiyaadka la tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-141516 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro\/fiyus-4-696x522\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"522\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/fiyus.4-696x522-1.jpeg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/fiyus.4-696x522-1.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/fiyus.4-696x522-1-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/fiyus.4-696x522-1-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/fiyus.4-696x522-1-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/fiyus.4-696x522-1-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro\/fiyus\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"680\" height=\"510\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/fiyus.jpeg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/fiyus.jpeg 680w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/fiyus-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/fiyus-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/fiyus-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/fiyus-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 680px) 100vw, 680px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska Hey\u2019adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa shaaca ka qaaday in howlgal qorsheysan oo ciidanka Amniga fuliyay lagu soo qabtay Shabakad Al-Shabaab u qaabilsan qaraxyada iyo maadooyinka laga sameeyo qaraxyada. Qoraal kooban oo la soo dhigay barta Twitter-ka NISA ayaa lagu sheegay in howlgalo dhacay 26 iyo 28 bishan Janaayo lagu soo qabtay Shabakad Al-Shabaab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141517,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141516","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>NISA oo qabatay shabakad Alshabaab u qaabilsanayd qaraxyadda+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"NISA oo qabatay shabakad Alshabaab u qaabilsanayd qaraxyadda+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliska Hey\u2019adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa shaaca ka qaaday in howlgal qorsheysan oo ciidanka Amniga fuliyay lagu soo qabtay Shabakad Al-Shabaab u qaabilsan qaraxyada iyo maadooyinka laga sameeyo qaraxyada. Qoraal kooban oo la soo dhigay barta Twitter-ka NISA ayaa lagu sheegay in howlgalo dhacay 26 iyo 28 bishan Janaayo lagu soo qabtay Shabakad Al-Shabaab [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-30T11:06:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/fiyus.4-696x522-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"522\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro\/\",\"name\":\"NISA oo qabatay shabakad Alshabaab u qaabilsanayd qaraxyadda+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/fiyus.4-696x522-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-01-30T11:06:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/fiyus.4-696x522-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/fiyus.4-696x522-1.jpeg\",\"width\":696,\"height\":522},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"NISA oo qabatay shabakad Alshabaab u qaabilsanayd qaraxyadda+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"NISA oo qabatay shabakad Alshabaab u qaabilsanayd qaraxyadda+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"NISA oo qabatay shabakad Alshabaab u qaabilsanayd qaraxyadda+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Taliska Hey\u2019adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa shaaca ka qaaday in howlgal qorsheysan oo ciidanka Amniga fuliyay lagu soo qabtay Shabakad Al-Shabaab u qaabilsan qaraxyada iyo maadooyinka laga sameeyo qaraxyada. Qoraal kooban oo la soo dhigay barta Twitter-ka NISA ayaa lagu sheegay in howlgalo dhacay 26 iyo 28 bishan Janaayo lagu soo qabtay Shabakad Al-Shabaab [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-30T11:06:01+00:00","og_image":[{"width":696,"height":522,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/fiyus.4-696x522-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro\/","name":"NISA oo qabatay shabakad Alshabaab u qaabilsanayd qaraxyadda+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/fiyus.4-696x522-1.jpeg","datePublished":"2020-01-30T11:06:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/fiyus.4-696x522-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/fiyus.4-696x522-1.jpeg","width":696,"height":522},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-qabatay-shabakad-alshabaab-u-qaabilsanayd-qaraxyaddasawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"NISA oo qabatay shabakad Alshabaab u qaabilsanayd qaraxyadda+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141516"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141516"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141516\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141519,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141516\/revisions\/141519"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141517"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141516"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141516"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141516"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}