{"id":141541,"date":"2020-01-31T10:22:16","date_gmt":"2020-01-31T07:22:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141541"},"modified":"2020-01-31T10:22:16","modified_gmt":"2020-01-31T07:22:16","slug":"daawo-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkiga-oo-qasbayo-lagu-soocelinayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkiga-oo-qasbayo-lagu-soocelinayo\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Dhaawacyadii loo qaaday Turkiga oo qasbayo lagu soocelinayo"},"content":{"rendered":"<p>Hooyo Soomaaliyeed oo laba gabdhood oo ay dhashay mid ku dhimatay Qaraxii 28-kii bishii hore December ka dhacay Ex-Control Afgooye midna ku dhaawacantay ayaa sheegtay inay cabasho ka tahay safaaradda Soomaaliya ee magaalada Ankara.<\/p>\n<p>Hooyadan oo gabadhii uga dhaawacmatay qaraxaas iyo gabar kale oo Jaamadacadda Banaadir la dhigeynaysay u qaaday dalka Turkiga ayaa sheegtay in safaaraddu ay caawa ku soo war gelisay in habeen dambe lagu celi doono dalkii, iyadoo gabdhihii aysan bogsan oo weli ay qabaan dhaawacyo daran.<\/p>\n<p>Waxay sheegtay in labada gabdhoodba ay weli qabaan dhaawacyo halis ah safarna aysan hadda u geli karin dalkii, sidaas markii ay u sheegeen safaaradana lagu gacan seyray oo loo sheegay in lasoo jaray tikidkii ay ku bixi lahaayeen.<\/p>\n<p>Sidoo kale hooyadan ayaa dowladda Soomaaliya iyo tan Turkiga ka dalbatay in eyagoo aan bogsan lagu celiyo dalkii looga soo qaaday xaaladda caafimaad, waxayna ku cataawday in labadeeda gabdhood ay Indho u ahaayeen mid kamid ah Indhahaasna ay weysay, hadana ay dalbaneyso in lala badbaadiyo Idhasha u hartay oo ay kala jeedo gabadheeda dhaawaca ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FIlajoogNews%2Fvideos%2F623037298512288%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hooyo Soomaaliyeed oo laba gabdhood oo ay dhashay mid ku dhimatay Qaraxii 28-kii bishii hore December ka dhacay Ex-Control Afgooye midna ku dhaawacantay ayaa sheegtay inay cabasho ka tahay safaaradda Soomaaliya ee magaalada Ankara. Hooyadan oo gabadhii uga dhaawacmatay qaraxaas iyo gabar kale oo Jaamadacadda Banaadir la dhigeynaysay u qaaday dalka Turkiga ayaa sheegtay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141542,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141541","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Dhaawacyadii loo qaaday Turkiga oo qasbayo lagu soocelinayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkiga-oo-qasbayo-lagu-soocelinayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Dhaawacyadii loo qaaday Turkiga oo qasbayo lagu soocelinayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hooyo Soomaaliyeed oo laba gabdhood oo ay dhashay mid ku dhimatay Qaraxii 28-kii bishii hore December ka dhacay Ex-Control Afgooye midna ku dhaawacantay ayaa sheegtay inay cabasho ka tahay safaaradda Soomaaliya ee magaalada Ankara. Hooyadan oo gabadhii uga dhaawacmatay qaraxaas iyo gabar kale oo Jaamadacadda Banaadir la dhigeynaysay u qaaday dalka Turkiga ayaa sheegtay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkiga-oo-qasbayo-lagu-soocelinayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-31T07:22:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-55.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"908\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"676\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkiga-oo-qasbayo-lagu-soocelinayo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkiga-oo-qasbayo-lagu-soocelinayo\/\",\"name\":\"DAAWO:- Dhaawacyadii loo qaaday Turkiga oo qasbayo lagu soocelinayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkiga-oo-qasbayo-lagu-soocelinayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkiga-oo-qasbayo-lagu-soocelinayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-55.png\",\"datePublished\":\"2020-01-31T07:22:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkiga-oo-qasbayo-lagu-soocelinayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkiga-oo-qasbayo-lagu-soocelinayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkiga-oo-qasbayo-lagu-soocelinayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-55.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-55.png\",\"width\":908,\"height\":676},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkiga-oo-qasbayo-lagu-soocelinayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Dhaawacyadii loo qaaday Turkiga oo qasbayo lagu soocelinayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Dhaawacyadii loo qaaday Turkiga oo qasbayo lagu soocelinayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkiga-oo-qasbayo-lagu-soocelinayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Dhaawacyadii loo qaaday Turkiga oo qasbayo lagu soocelinayo - Wardoon","og_description":"Hooyo Soomaaliyeed oo laba gabdhood oo ay dhashay mid ku dhimatay Qaraxii 28-kii bishii hore December ka dhacay Ex-Control Afgooye midna ku dhaawacantay ayaa sheegtay inay cabasho ka tahay safaaradda Soomaaliya ee magaalada Ankara. Hooyadan oo gabadhii uga dhaawacmatay qaraxaas iyo gabar kale oo Jaamadacadda Banaadir la dhigeynaysay u qaaday dalka Turkiga ayaa sheegtay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkiga-oo-qasbayo-lagu-soocelinayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-31T07:22:16+00:00","og_image":[{"width":908,"height":676,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-55.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkiga-oo-qasbayo-lagu-soocelinayo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkiga-oo-qasbayo-lagu-soocelinayo\/","name":"DAAWO:- Dhaawacyadii loo qaaday Turkiga oo qasbayo lagu soocelinayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkiga-oo-qasbayo-lagu-soocelinayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkiga-oo-qasbayo-lagu-soocelinayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-55.png","datePublished":"2020-01-31T07:22:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkiga-oo-qasbayo-lagu-soocelinayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkiga-oo-qasbayo-lagu-soocelinayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkiga-oo-qasbayo-lagu-soocelinayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-55.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-55.png","width":908,"height":676},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkiga-oo-qasbayo-lagu-soocelinayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Dhaawacyadii loo qaaday Turkiga oo qasbayo lagu soocelinayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141541"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141541"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141541\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141543,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141541\/revisions\/141543"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141542"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141541"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141541"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141541"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}