{"id":141547,"date":"2020-01-31T10:35:45","date_gmt":"2020-01-31T07:35:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141547"},"modified":"2020-01-31T10:35:45","modified_gmt":"2020-01-31T07:35:45","slug":"dhagayso-fanaanka-cabdi-dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-fanaanka-cabdi-dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:- Fanaanka Cabdi Dhaanto oo xabsiga laga sii daayey"},"content":{"rendered":"<p>Fanaanka Cabdi Dhaanto oo habeenkii Isniinta ee lasoo dhaafay lagu xiray magaalada Muqdisho ayaa dib u helay xoriyaddiisa, kadib markii uu habeenadii u dambeeyey ku hoyday xabsiga dhexe ee Xamar.<\/p>\n<p>Cabdi Dhaanto, oo u waramay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in markii hore maalinkii Isniinta laga soo wacay saldhigga degmada Hodan ee gobolka Banaadir, kadibna lagu wargeliyey in dacwad loo heysto oo uu yimaado saldhigga.<\/p>\n<p>\u201c8:00am subaxnimo ayaan tegey saldhigga oo taliye ku xigeenkii joogo iima aysan sheegin in la i xiraayo, balse taliyaha ayaan is aragnay waxuu igu yiri dacwad ayaa kaa taalla mana rabo inaan hadda dacwadaas waxay ku saabsaneed sii guda galo, laakiin dacwadaasu lama xiriirin arimo argagixisom sida dadka qaar ay u fasirteen, isla markiina saldhigga ayaa la igu xiray weliba meel aad u dhib badan, maalin kadib anigoo katiinadeysan waxaa xabsiga iigu yimid qolooyinkii dacwada ii qabay, waxbaa la iga qoray kadibna waxaa la ii gudbiyey CID-da\u201d ayuu yiri Cabdi Dhaanto.<\/p>\n<p>In kastoo Fanaankan si cad uusan u sheegin waxa uu salka ku hayey xarigiisa iyo eedeha loo soo jeediyey, haddana waxa uu ku celceliyey, in waxa ugu badan ee lagu heystay ay la xariirto xoriyadda hadalka.<\/p>\n<p>Saacado ka hor inta aan la xirin, Cabdi Dhaanto bartiisa Facebook waxa uu soo geliyey sawirka wiil dhalinyaro ah oo la sheegay inuu ka tirsan yahay garsoorka dowladda Soomaaliya, balse isagu markaas ku tilmaamay xubin ka tirsan Al-Shabaab, madaxiisana ay hey\u2019adaha amaanku lacag badan duldhigeen ciddii aragtana ay la xiriirto laamaha ammaanka.<\/p>\n<p>Cabdi Dhaano oo qiranaya inuu dembi ka galay wiilkaas, waxa uu yiri, \u201cRuntii wey jirtaa arrinta wiilkaas si aan ku talo-gal aheyn ayuuna qoraalkaas u dhacay, arrintaasna waa la xaliyey, waan ka wada hadalnay oo raali gelin ayaa ka dhacday, kiiska la igu heystana arrintaas kaliya maaheyn, balse wiilkaas dadkii wax iga soo daayey ayuu ka mid ahaa, oo ii doodaayey, cafiskiisa ayaana ku soo baxay\u201d.<\/p>\n<p>Fanaanka Cabdi Dhaanto ayaa sidoo kale sheegay in markii maxkamadda gobolka Banaadir la geeyey ay yimaadeen dad badan oo dacwado u qaba, balse garsoorku uu diiday in lagu furo dacwadahaas.<\/p>\n<p>\u201cInta badana dacwadahaasi waxay u badnaayeen dad dhahaaya waxbuu iga qoray iyo waxbuu iga sheegay, dacwadahaasna waa la laalay, oo garsoorku waxa uu yiri qofkaan maxbuuska ah dacwadahaan ma qaadi karo, ugu dambeyntiina waa la i cafiyey, oo baaritaan dheer baan maray\u201d.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-141547-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Cabdi-Dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey-kana-warbixiyey-kiisas.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Cabdi-Dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey-kana-warbixiyey-kiisas.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Cabdi-Dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey-kana-warbixiyey-kiisas.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Fanaanka Cabdi Dhaanto oo habeenkii Isniinta ee lasoo dhaafay lagu xiray magaalada Muqdisho ayaa dib u helay xoriyaddiisa, kadib markii uu habeenadii u dambeeyey ku hoyday xabsiga dhexe ee Xamar. Cabdi Dhaanto, oo u waramay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in markii hore maalinkii Isniinta laga soo wacay saldhigga degmada Hodan ee gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141549,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141547","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:- Fanaanka Cabdi Dhaanto oo xabsiga laga sii daayey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-fanaanka-cabdi-dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:- Fanaanka Cabdi Dhaanto oo xabsiga laga sii daayey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Fanaanka Cabdi Dhaanto oo habeenkii Isniinta ee lasoo dhaafay lagu xiray magaalada Muqdisho ayaa dib u helay xoriyaddiisa, kadib markii uu habeenadii u dambeeyey ku hoyday xabsiga dhexe ee Xamar. Cabdi Dhaanto, oo u waramay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in markii hore maalinkii Isniinta laga soo wacay saldhigga degmada Hodan ee gobolka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-fanaanka-cabdi-dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-31T07:35:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Cabdi-Dhaanto.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"423\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-fanaanka-cabdi-dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-fanaanka-cabdi-dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:- Fanaanka Cabdi Dhaanto oo xabsiga laga sii daayey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-fanaanka-cabdi-dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-fanaanka-cabdi-dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Cabdi-Dhaanto.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-31T07:35:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-fanaanka-cabdi-dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-fanaanka-cabdi-dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-fanaanka-cabdi-dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Cabdi-Dhaanto.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Cabdi-Dhaanto.jpg\",\"width\":640,\"height\":423},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-fanaanka-cabdi-dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:- Fanaanka Cabdi Dhaanto oo xabsiga laga sii daayey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:- Fanaanka Cabdi Dhaanto oo xabsiga laga sii daayey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-fanaanka-cabdi-dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:- Fanaanka Cabdi Dhaanto oo xabsiga laga sii daayey - Wardoon","og_description":"Fanaanka Cabdi Dhaanto oo habeenkii Isniinta ee lasoo dhaafay lagu xiray magaalada Muqdisho ayaa dib u helay xoriyaddiisa, kadib markii uu habeenadii u dambeeyey ku hoyday xabsiga dhexe ee Xamar. Cabdi Dhaanto, oo u waramay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in markii hore maalinkii Isniinta laga soo wacay saldhigga degmada Hodan ee gobolka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-fanaanka-cabdi-dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-31T07:35:45+00:00","og_image":[{"width":640,"height":423,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Cabdi-Dhaanto.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-fanaanka-cabdi-dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-fanaanka-cabdi-dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey\/","name":"DHAGAYSO:- Fanaanka Cabdi Dhaanto oo xabsiga laga sii daayey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-fanaanka-cabdi-dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-fanaanka-cabdi-dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Cabdi-Dhaanto.jpg","datePublished":"2020-01-31T07:35:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-fanaanka-cabdi-dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-fanaanka-cabdi-dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-fanaanka-cabdi-dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Cabdi-Dhaanto.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Cabdi-Dhaanto.jpg","width":640,"height":423},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-fanaanka-cabdi-dhaanto-oo-xabsiga-laga-sii-daayey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:- Fanaanka Cabdi Dhaanto oo xabsiga laga sii daayey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141547"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141547"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141547\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141551,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141547\/revisions\/141551"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141549"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141547"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141547"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141547"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}