{"id":141562,"date":"2020-01-31T13:20:06","date_gmt":"2020-01-31T10:20:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141562"},"modified":"2020-01-31T13:48:32","modified_gmt":"2020-01-31T10:48:32","slug":"cabdirashiid-xasan-cabdinuur-oo-goor-dhawayd-gaaray-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-xasan-cabdinuur-oo-goor-dhawayd-gaaray-kismaayo\/","title":{"rendered":"Cabdirashiid Janan oo goor dhawayd gaaray Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Xasan Janan ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo xarunta maamulka Jubaland.<br \/>\nCabdirashiid Janan ayaa dekedda Kismaayo ku tegay doon, waxaana kadib loo gudbiyey madaxtooyada Jubaland oo uu hadda ku sugan yahay.<\/p>\n<p>Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Jubbaland Mohamed Ahmed Sabriye ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Wasiirkii Amniga Jubbaland C\/rashiid Janan uu barqadii maanta gaaray Kismaayo.<\/p>\n<p>Wararka aan helnay ayaa sheegay in Janan uu jidka kusoo jiray laba maalmood, isaga oo soo maray dhowr meel oo kala duwan, islamarkaana marar badan soo bedeshtay doonta uu ku socday, si aan loo fahmin.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa 28-kii Janaayo shaaca ka qaaday in Janan uu ka baxsaday guri uu ku xirnaa oo ku yaalla magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Maamulka Jubaland weli war rasmi ah kama soo saarin tegintaanka Jana nee Kismaayo, balse waxaana hadda ay leeyihiin wada-tashiyo ku saabsan qaabka ay arrintan u shaacinayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Xasan Janan ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo xarunta maamulka Jubaland. Cabdirashiid Janan ayaa dekedda Kismaayo ku tegay doon, waxaana kadib loo gudbiyey madaxtooyada Jubaland oo uu hadda ku sugan yahay. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Jubbaland Mohamed Ahmed Sabriye ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Wasiirkii Amniga Jubbaland C\/rashiid Janan uu barqadii maanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141563,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141562","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdirashiid Janan oo goor dhawayd gaaray Kismaayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-xasan-cabdinuur-oo-goor-dhawayd-gaaray-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdirashiid Janan oo goor dhawayd gaaray Kismaayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Xasan Janan ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo xarunta maamulka Jubaland. Cabdirashiid Janan ayaa dekedda Kismaayo ku tegay doon, waxaana kadib loo gudbiyey madaxtooyada Jubaland oo uu hadda ku sugan yahay. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Jubbaland Mohamed Ahmed Sabriye ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Wasiirkii Amniga Jubbaland C\/rashiid Janan uu barqadii maanta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-xasan-cabdinuur-oo-goor-dhawayd-gaaray-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-31T10:20:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-01-31T10:48:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84667987_1778818338918764_8658898259101614080_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"341\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-xasan-cabdinuur-oo-goor-dhawayd-gaaray-kismaayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-xasan-cabdinuur-oo-goor-dhawayd-gaaray-kismaayo\/\",\"name\":\"Cabdirashiid Janan oo goor dhawayd gaaray Kismaayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-xasan-cabdinuur-oo-goor-dhawayd-gaaray-kismaayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-xasan-cabdinuur-oo-goor-dhawayd-gaaray-kismaayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84667987_1778818338918764_8658898259101614080_n.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-31T10:20:06+00:00\",\"dateModified\":\"2020-01-31T10:48:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-xasan-cabdinuur-oo-goor-dhawayd-gaaray-kismaayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-xasan-cabdinuur-oo-goor-dhawayd-gaaray-kismaayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-xasan-cabdinuur-oo-goor-dhawayd-gaaray-kismaayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84667987_1778818338918764_8658898259101614080_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84667987_1778818338918764_8658898259101614080_n.jpg\",\"width\":512,\"height\":341},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-xasan-cabdinuur-oo-goor-dhawayd-gaaray-kismaayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdirashiid Janan oo goor dhawayd gaaray Kismaayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdirashiid Janan oo goor dhawayd gaaray Kismaayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-xasan-cabdinuur-oo-goor-dhawayd-gaaray-kismaayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdirashiid Janan oo goor dhawayd gaaray Kismaayo - Wardoon","og_description":"Wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Xasan Janan ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo xarunta maamulka Jubaland. Cabdirashiid Janan ayaa dekedda Kismaayo ku tegay doon, waxaana kadib loo gudbiyey madaxtooyada Jubaland oo uu hadda ku sugan yahay. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Jubbaland Mohamed Ahmed Sabriye ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Wasiirkii Amniga Jubbaland C\/rashiid Janan uu barqadii maanta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-xasan-cabdinuur-oo-goor-dhawayd-gaaray-kismaayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-31T10:20:06+00:00","article_modified_time":"2020-01-31T10:48:32+00:00","og_image":[{"width":512,"height":341,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84667987_1778818338918764_8658898259101614080_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-xasan-cabdinuur-oo-goor-dhawayd-gaaray-kismaayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-xasan-cabdinuur-oo-goor-dhawayd-gaaray-kismaayo\/","name":"Cabdirashiid Janan oo goor dhawayd gaaray Kismaayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-xasan-cabdinuur-oo-goor-dhawayd-gaaray-kismaayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-xasan-cabdinuur-oo-goor-dhawayd-gaaray-kismaayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84667987_1778818338918764_8658898259101614080_n.jpg","datePublished":"2020-01-31T10:20:06+00:00","dateModified":"2020-01-31T10:48:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-xasan-cabdinuur-oo-goor-dhawayd-gaaray-kismaayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-xasan-cabdinuur-oo-goor-dhawayd-gaaray-kismaayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-xasan-cabdinuur-oo-goor-dhawayd-gaaray-kismaayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84667987_1778818338918764_8658898259101614080_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84667987_1778818338918764_8658898259101614080_n.jpg","width":512,"height":341},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-xasan-cabdinuur-oo-goor-dhawayd-gaaray-kismaayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdirashiid Janan oo goor dhawayd gaaray Kismaayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141562"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141562"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141562\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141566,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141562\/revisions\/141566"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141563"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141562"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141562"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141562"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}