{"id":141605,"date":"2020-02-01T11:47:36","date_gmt":"2020-02-01T08:47:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141605"},"modified":"2020-02-01T11:47:36","modified_gmt":"2020-02-01T08:47:36","slug":"maxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-kenya-ka-laabato-dhegaysiga-dacwada-badda-ee-icj","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-kenya-ka-laabato-dhegaysiga-dacwada-badda-ee-icj\/","title":{"rendered":"Maxkamadda sare ee Kenya oo diiday in Kenya ka laabato dhegaysiga dacwada badda ee ICJ"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamad ku taal Kenya ayaa meesha ka saartay codsi ah in laga mamnuuco Kenya in ay ka qeybgasho kiiska horyaala maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) oo ku saabsan muranka badda la leh ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Garsoorayaasha maxkamada Sare ayaa sheegay bishii octobar ee sanadkii hore in ay maxkamada codsi usoo gudbiyeen Koox 20 qof ka kooban oo doonayay in Kenya aysan wakiilo u dirsan dhageysiyada dacwada badda ee udhaxeysa Muqdisho iyo Nairobi.<\/p>\n<p>Kooxdaan waxay ku doodayeen in kiiskaasi u horseedi karo in ay Kenya lumiso qeybo kamid ah dhulkeeda dastuuriga ah iyada oo aan afti loo qaadin sida uu farayo dastuurka.<\/p>\n<p>Balse, maxakamda waxay sheegtay Kenya in kiiskaas lagu xallin doono hab diblomaasiyadeed, sharci dejin, siyaasad iyo faragalin kale, halkii laga gaari lahaa go\u2019aan dastuuri ah.<\/p>\n<p>Taasi waxay ka dhigan tahay in Kenya aysan ka laaban doonin dacwada kiiska badda.<\/p>\n<p>Dacwada muranka badda ayaa loo farriisandoona bisha June ee soo socota, waxaana la filayaa inay noqo fadhigii ugu dambeeyay ee go\u2019aan looga gaaridoono khilaafka baddeedka labada dowladdood.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.nation.co.ke\/news\/Bid-bar-Kenya-ICJ-maritime-case-Somalia-flops\/1056-5438848-whdkuw\/index.html\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRISHEEKADAN OO DHAMAYSTIRAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamad ku taal Kenya ayaa meesha ka saartay codsi ah in laga mamnuuco Kenya in ay ka qeybgasho kiiska horyaala maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) oo ku saabsan muranka badda la leh ee Soomaaliya. Garsoorayaasha maxkamada Sare ayaa sheegay bishii octobar ee sanadkii hore in ay maxkamada codsi usoo gudbiyeen Koox 20 qof ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141606,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141605","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxkamadda sare ee Kenya oo diiday in Kenya ka laabato dhegaysiga dacwada badda ee ICJ - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-kenya-ka-laabato-dhegaysiga-dacwada-badda-ee-icj\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxkamadda sare ee Kenya oo diiday in Kenya ka laabato dhegaysiga dacwada badda ee ICJ - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamad ku taal Kenya ayaa meesha ka saartay codsi ah in laga mamnuuco Kenya in ay ka qeybgasho kiiska horyaala maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) oo ku saabsan muranka badda la leh ee Soomaaliya. Garsoorayaasha maxkamada Sare ayaa sheegay bishii octobar ee sanadkii hore in ay maxkamada codsi usoo gudbiyeen Koox 20 qof ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-kenya-ka-laabato-dhegaysiga-dacwada-badda-ee-icj\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-01T08:47:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/pix.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-kenya-ka-laabato-dhegaysiga-dacwada-badda-ee-icj\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-kenya-ka-laabato-dhegaysiga-dacwada-badda-ee-icj\/\",\"name\":\"Maxkamadda sare ee Kenya oo diiday in Kenya ka laabato dhegaysiga dacwada badda ee ICJ - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-kenya-ka-laabato-dhegaysiga-dacwada-badda-ee-icj\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-kenya-ka-laabato-dhegaysiga-dacwada-badda-ee-icj\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/pix.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-01T08:47:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-kenya-ka-laabato-dhegaysiga-dacwada-badda-ee-icj\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-kenya-ka-laabato-dhegaysiga-dacwada-badda-ee-icj\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-kenya-ka-laabato-dhegaysiga-dacwada-badda-ee-icj\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/pix.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/pix.jpg\",\"width\":600,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-kenya-ka-laabato-dhegaysiga-dacwada-badda-ee-icj\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxkamadda sare ee Kenya oo diiday in Kenya ka laabato dhegaysiga dacwada badda ee ICJ\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxkamadda sare ee Kenya oo diiday in Kenya ka laabato dhegaysiga dacwada badda ee ICJ - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-kenya-ka-laabato-dhegaysiga-dacwada-badda-ee-icj\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxkamadda sare ee Kenya oo diiday in Kenya ka laabato dhegaysiga dacwada badda ee ICJ - Wardoon","og_description":"Maxkamad ku taal Kenya ayaa meesha ka saartay codsi ah in laga mamnuuco Kenya in ay ka qeybgasho kiiska horyaala maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) oo ku saabsan muranka badda la leh ee Soomaaliya. Garsoorayaasha maxkamada Sare ayaa sheegay bishii octobar ee sanadkii hore in ay maxkamada codsi usoo gudbiyeen Koox 20 qof ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-kenya-ka-laabato-dhegaysiga-dacwada-badda-ee-icj\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-01T08:47:36+00:00","og_image":[{"width":600,"height":400,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/pix.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-kenya-ka-laabato-dhegaysiga-dacwada-badda-ee-icj\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-kenya-ka-laabato-dhegaysiga-dacwada-badda-ee-icj\/","name":"Maxkamadda sare ee Kenya oo diiday in Kenya ka laabato dhegaysiga dacwada badda ee ICJ - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-kenya-ka-laabato-dhegaysiga-dacwada-badda-ee-icj\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-kenya-ka-laabato-dhegaysiga-dacwada-badda-ee-icj\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/pix.jpg","datePublished":"2020-02-01T08:47:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-kenya-ka-laabato-dhegaysiga-dacwada-badda-ee-icj\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-kenya-ka-laabato-dhegaysiga-dacwada-badda-ee-icj\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-kenya-ka-laabato-dhegaysiga-dacwada-badda-ee-icj\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/pix.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/pix.jpg","width":600,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-kenya-ka-laabato-dhegaysiga-dacwada-badda-ee-icj\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxkamadda sare ee Kenya oo diiday in Kenya ka laabato dhegaysiga dacwada badda ee ICJ"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141605"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141605"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141605\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141607,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141605\/revisions\/141607"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141606"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141605"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141605"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141605"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}