{"id":141618,"date":"2020-02-01T22:41:22","date_gmt":"2020-02-01T19:41:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141618"},"modified":"2020-02-02T01:14:10","modified_gmt":"2020-02-01T22:14:10","slug":"madaxwqeynaha-falastiin-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-iyo-israel","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwqeynaha-falastiin-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-iyo-israel\/","title":{"rendered":"Madax weynaha Falastiin oo xiriirka u jaray Maraykanka iyo Israel"},"content":{"rendered":"<p>Madaxwqeynaha Falastiin Mahamoud Cabbaas Abu Maazin ayaa sheegay inuu xiriirka u jaray dawladdaha Maraykanka iyo Yuhuuda, isla markaana uu ka baxay dhamaan wadahadaladii nabada bariga dhexe, isagoo Maraykanka ku eedeeyey in uusan daacad ka ahayn arrinta Falastiin.<\/p>\n<p>Cabaas ayaa hadalkan ka sheegay shir deg deg ah oo wadamada Carabta uga furmay magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, kaasoo looga arrinsanayo tallaabada Maraykanku qaaday ee ku saabsan arrimaha Falastiin.<\/p>\n<p>Madaxweyne Trump ayaa soo bandhigay qorshihiisii mudada dheer la sugayey ee nabadaynta Bariga Dhexe kaasoo dhigaya in magaalada Qudus noqoto caasimada Israel ee aan qaybsamin, isagoo soo jeediyey in Falastiiniyiintu yeeshaan dawlad madax bannaan iyo in loo aqoonsado goobaha Yuhuudda lagu degaameeyey ee Daanta Galbeed in ay yihiin qaybo ka mid ah dhulka Israel.<\/p>\n<p>Maxamuud Cabbaas ayaa tilmaamay inay muhiim tahay in kulamo badan la qabto si loogu wargeliyo bulshada Carabta mowqifka carabta ee ku aadan sidii looga hor tagi lahayn qorshaha Mareykanka.<\/p>\n<p>Maxamuud Cabbaas ayaa tilmaamay inay muhiim tahay in kulamo badan la qabto si loogu wargeliyo bulshada Carabta mowqifka carabta ee ku aadan sidii looga hor tagi lahayn qorshaha Mareykanka.<\/p>\n<p>\u201cTaariikhda ii geli meyso inaan iibsaday magaalada Qudus iyo dhulka Falastiin Waxaan farriin u diray dhinacyada Maraykanka iyo Israell, waxaana idiin sheegayaa laga bilaabo maanta wax xiriir ah oo inoo dhexeeya uusan jirin maadaama Donald Trump uu dhankiisa ka baxay heshiisyadii aanu wada galnay\u201d ayuu yiri Maxamuud Cabbaas Madaxweynaha Falastiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwqeynaha Falastiin Mahamoud Cabbaas Abu Maazin ayaa sheegay inuu xiriirka u jaray dawladdaha Maraykanka iyo Yuhuuda, isla markaana uu ka baxay dhamaan wadahadaladii nabada bariga dhexe, isagoo Maraykanka ku eedeeyey in uusan daacad ka ahayn arrinta Falastiin. Cabaas ayaa hadalkan ka sheegay shir deg deg ah oo wadamada Carabta uga furmay magaalada Qaahira ee caasimadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141619,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141618","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madax weynaha Falastiin oo xiriirka u jaray Maraykanka iyo Israel - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwqeynaha-falastiin-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-iyo-israel\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madax weynaha Falastiin oo xiriirka u jaray Maraykanka iyo Israel - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxwqeynaha Falastiin Mahamoud Cabbaas Abu Maazin ayaa sheegay inuu xiriirka u jaray dawladdaha Maraykanka iyo Yuhuuda, isla markaana uu ka baxay dhamaan wadahadaladii nabada bariga dhexe, isagoo Maraykanka ku eedeeyey in uusan daacad ka ahayn arrinta Falastiin. Cabaas ayaa hadalkan ka sheegay shir deg deg ah oo wadamada Carabta uga furmay magaalada Qaahira ee caasimadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwqeynaha-falastiin-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-iyo-israel\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-01T19:41:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-02-01T22:14:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/img809933.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"667\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"397\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwqeynaha-falastiin-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-iyo-israel\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwqeynaha-falastiin-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-iyo-israel\/\",\"name\":\"Madax weynaha Falastiin oo xiriirka u jaray Maraykanka iyo Israel - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwqeynaha-falastiin-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-iyo-israel\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwqeynaha-falastiin-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-iyo-israel\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/img809933.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-01T19:41:22+00:00\",\"dateModified\":\"2020-02-01T22:14:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwqeynaha-falastiin-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-iyo-israel\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwqeynaha-falastiin-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-iyo-israel\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwqeynaha-falastiin-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-iyo-israel\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/img809933.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/img809933.jpg\",\"width\":667,\"height\":397},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwqeynaha-falastiin-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-iyo-israel\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madax weynaha Falastiin oo xiriirka u jaray Maraykanka iyo Israel\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madax weynaha Falastiin oo xiriirka u jaray Maraykanka iyo Israel - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwqeynaha-falastiin-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-iyo-israel\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madax weynaha Falastiin oo xiriirka u jaray Maraykanka iyo Israel - Wardoon","og_description":"Madaxwqeynaha Falastiin Mahamoud Cabbaas Abu Maazin ayaa sheegay inuu xiriirka u jaray dawladdaha Maraykanka iyo Yuhuuda, isla markaana uu ka baxay dhamaan wadahadaladii nabada bariga dhexe, isagoo Maraykanka ku eedeeyey in uusan daacad ka ahayn arrinta Falastiin. Cabaas ayaa hadalkan ka sheegay shir deg deg ah oo wadamada Carabta uga furmay magaalada Qaahira ee caasimadda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwqeynaha-falastiin-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-iyo-israel\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-01T19:41:22+00:00","article_modified_time":"2020-02-01T22:14:10+00:00","og_image":[{"width":667,"height":397,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/img809933.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwqeynaha-falastiin-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-iyo-israel\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwqeynaha-falastiin-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-iyo-israel\/","name":"Madax weynaha Falastiin oo xiriirka u jaray Maraykanka iyo Israel - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwqeynaha-falastiin-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-iyo-israel\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwqeynaha-falastiin-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-iyo-israel\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/img809933.jpg","datePublished":"2020-02-01T19:41:22+00:00","dateModified":"2020-02-01T22:14:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwqeynaha-falastiin-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-iyo-israel\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwqeynaha-falastiin-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-iyo-israel\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwqeynaha-falastiin-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-iyo-israel\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/img809933.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/img809933.jpg","width":667,"height":397},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwqeynaha-falastiin-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-iyo-israel\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madax weynaha Falastiin oo xiriirka u jaray Maraykanka iyo Israel"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141618"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141618"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141618\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141632,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141618\/revisions\/141632"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141619"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141618"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141618"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141618"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}