{"id":141644,"date":"2020-02-02T11:01:09","date_gmt":"2020-02-02T08:01:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141644"},"modified":"2020-02-02T11:01:09","modified_gmt":"2020-02-02T08:01:09","slug":"qalbi-dhagax-oo-diiday-inuu-cafiyo-sanbalooshe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-diiday-inuu-cafiyo-sanbalooshe\/","title":{"rendered":"Qalbi-dhagax oo diiday inuu cafiyo Sanbalooshe"},"content":{"rendered":"<p>Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo ka tirsan ururka ONLF ayaa ka jawaabay codsi dhawaan ka yimid Taliyihii hore ee NISA Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ahaa in laga cafiyo doorkii uu ku lahaa dhiibistiisii.<\/p>\n<p>Qalbi-Dhagax oo u waramay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in Sanbaloolshe uu dhageystay hadalkiisa, balse uu u arko nin aan diyaar u aheyn ka garaabidda khaladkii uu ka galay, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Sidoo kale Cabdikariin Qalbi-Dhagax ayaa sheegay in cafiska uu ka dalbaday Sanbaloolshe uusan kaligiis go\u2019aan ka gaari karin, balse uu yahay khalad laga galay umadda Soomaaliyeed oo dhan.<\/p>\n<p>\u201cIima muuqan Sanbaloolshe dunuubtii uu iga galay inuu ka toobad keenayey, umadda Soomaaliyeed oo dhan ayuuna dembi ka galay, ONLF oo urur gobanimo doona ah, oo ku halgamaya mabaadii\u2019idii 600 oo sano ay umadda Soomaaliyeed ku halgameysay ayuu dembi ka galay, shakhsiyanteyda dembi ayuu iga galay, marka cafiskiisu ii gaar maaha, intaas aan soo sheegay ayuu cafis ka sugayaa, markii uu si dhab ah uga soo laabto khaladkiisa ayaan sugeynaa\u201d ayuu yiri Qalbi-dhagax.<\/p>\n<p>Mar wax laga weydiiyey sida uu u arko in ONLF ay weli dowladda ugu diiwaan gashantahay urur argagixiso ayuu yiri Qalbi-Dhagax, \u201cDowladdu ha iskaga adkeysato go\u2019aankeeda iyadey u taalaa waana la arki doonaa ciddii xiriir la leh argagixiso, marka uma tilmaamayo dowladda waxii ay ka yeeli laheyd arintaas\u201d.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-141644-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Qalbi-Dhagax-oo-jawaab-ka-bixiyey-codsigii-dhowaan-uu-usoo-jeediyey.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Qalbi-Dhagax-oo-jawaab-ka-bixiyey-codsigii-dhowaan-uu-usoo-jeediyey.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Qalbi-Dhagax-oo-jawaab-ka-bixiyey-codsigii-dhowaan-uu-usoo-jeediyey.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo ka tirsan ururka ONLF ayaa ka jawaabay codsi dhawaan ka yimid Taliyihii hore ee NISA Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ahaa in laga cafiyo doorkii uu ku lahaa dhiibistiisii. Qalbi-Dhagax oo u waramay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in Sanbaloolshe uu dhageystay hadalkiisa, balse uu u arko nin aan diyaar u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141646,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141644","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qalbi-dhagax oo diiday inuu cafiyo Sanbalooshe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-diiday-inuu-cafiyo-sanbalooshe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qalbi-dhagax oo diiday inuu cafiyo Sanbalooshe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo ka tirsan ururka ONLF ayaa ka jawaabay codsi dhawaan ka yimid Taliyihii hore ee NISA Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ahaa in laga cafiyo doorkii uu ku lahaa dhiibistiisii. Qalbi-Dhagax oo u waramay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in Sanbaloolshe uu dhageystay hadalkiisa, balse uu u arko nin aan diyaar u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-diiday-inuu-cafiyo-sanbalooshe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-02T08:01:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/qaab.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1023\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"575\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-diiday-inuu-cafiyo-sanbalooshe\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-diiday-inuu-cafiyo-sanbalooshe\/\",\"name\":\"Qalbi-dhagax oo diiday inuu cafiyo Sanbalooshe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-diiday-inuu-cafiyo-sanbalooshe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-diiday-inuu-cafiyo-sanbalooshe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/qaab.png\",\"datePublished\":\"2020-02-02T08:01:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-diiday-inuu-cafiyo-sanbalooshe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-diiday-inuu-cafiyo-sanbalooshe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-diiday-inuu-cafiyo-sanbalooshe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/qaab.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/qaab.png\",\"width\":1023,\"height\":575},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-diiday-inuu-cafiyo-sanbalooshe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qalbi-dhagax oo diiday inuu cafiyo Sanbalooshe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qalbi-dhagax oo diiday inuu cafiyo Sanbalooshe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-diiday-inuu-cafiyo-sanbalooshe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qalbi-dhagax oo diiday inuu cafiyo Sanbalooshe - Wardoon","og_description":"Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo ka tirsan ururka ONLF ayaa ka jawaabay codsi dhawaan ka yimid Taliyihii hore ee NISA Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ahaa in laga cafiyo doorkii uu ku lahaa dhiibistiisii. Qalbi-Dhagax oo u waramay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in Sanbaloolshe uu dhageystay hadalkiisa, balse uu u arko nin aan diyaar u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-diiday-inuu-cafiyo-sanbalooshe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-02T08:01:09+00:00","og_image":[{"width":1023,"height":575,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/qaab.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-diiday-inuu-cafiyo-sanbalooshe\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-diiday-inuu-cafiyo-sanbalooshe\/","name":"Qalbi-dhagax oo diiday inuu cafiyo Sanbalooshe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-diiday-inuu-cafiyo-sanbalooshe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-diiday-inuu-cafiyo-sanbalooshe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/qaab.png","datePublished":"2020-02-02T08:01:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-diiday-inuu-cafiyo-sanbalooshe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-diiday-inuu-cafiyo-sanbalooshe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-diiday-inuu-cafiyo-sanbalooshe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/qaab.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/qaab.png","width":1023,"height":575},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-diiday-inuu-cafiyo-sanbalooshe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qalbi-dhagax oo diiday inuu cafiyo Sanbalooshe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141644"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141644"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141644\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141647,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141644\/revisions\/141647"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141646"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141644"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141644"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141644"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}