{"id":141648,"date":"2020-02-02T11:11:15","date_gmt":"2020-02-02T08:11:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141648"},"modified":"2020-02-02T11:11:55","modified_gmt":"2020-02-02T08:11:55","slug":"toos-doorashada-madaxweynaha-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/toos-doorashada-madaxweynaha-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug\/","title":{"rendered":"Toos Doorashada Madaxweynaha &#038; Madaxweyne kuxigeenka Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa goordhow ka bilaabatey doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Galmudug oo Maanta loo asteeyey.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal oo furay kulanka ay Xildhibaannada ku dooranayaan Madaxweynaha &amp; Madaxweyne kuxigeenka galmudug ayaa sheegay inay fasiga soo xaadireen 77 Xildhibaan.<\/p>\n<p>Doorashada ayaa waxa ku tartamaya Afarax Musharax oo u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Galmudug iyo Shan musharax u taagan xilka Madaxweyne kuxigeenka,kuwaas oo kala ah.<\/p>\n<p><strong>Hoos Ka Akhriso Magacyada Musharixiinta Madaxwaynaha.<\/strong><\/p>\n<p>1: Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor)<\/p>\n<p>2: Cabdiraxman Axmed Sabriye<\/p>\n<p>3: Axmed Shire Maxamed (falagle)<\/p>\n<p>4: Axmed Cabdullaahi Samater.<\/p>\n<p><strong>Magacyada Musharixiinta Madaweyne kuxigeennada.<\/strong><\/p>\n<p>1: Cali Daahir Ciid<\/p>\n<p>2: Axmed Yuusuf Warsame (Taajir)<\/p>\n<p>3: Saadaq Cabdullaahi Xaashi<\/p>\n<p>4: Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey)<\/p>\n<p>5:Cabdi Qani Sheekh Cali Diini.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F2827613757295134%2F&amp;show_text=1&amp;width=560\" width=\"860\" height=\"647\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa goordhow ka bilaabatey doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Galmudug oo Maanta loo asteeyey. Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal oo furay kulanka ay Xildhibaannada ku dooranayaan Madaxweynaha &amp; Madaxweyne kuxigeenka galmudug ayaa sheegay inay fasiga soo xaadireen 77 Xildhibaan. Doorashada ayaa waxa ku tartamaya Afarax Musharax oo u taagan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141635,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141648","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Toos Doorashada Madaxweynaha &amp; Madaxweyne kuxigeenka Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/toos-doorashada-madaxweynaha-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Toos Doorashada Madaxweynaha &amp; Madaxweyne kuxigeenka Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa goordhow ka bilaabatey doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Galmudug oo Maanta loo asteeyey. Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal oo furay kulanka ay Xildhibaannada ku dooranayaan Madaxweynaha &amp; Madaxweyne kuxigeenka galmudug ayaa sheegay inay fasiga soo xaadireen 77 Xildhibaan. Doorashada ayaa waxa ku tartamaya Afarax Musharax oo u taagan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/toos-doorashada-madaxweynaha-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-02T08:11:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-02-02T08:11:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/dorashada.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/toos-doorashada-madaxweynaha-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/toos-doorashada-madaxweynaha-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug\/\",\"name\":\"Toos Doorashada Madaxweynaha & Madaxweyne kuxigeenka Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/toos-doorashada-madaxweynaha-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/toos-doorashada-madaxweynaha-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/dorashada.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-02T08:11:15+00:00\",\"dateModified\":\"2020-02-02T08:11:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/toos-doorashada-madaxweynaha-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/toos-doorashada-madaxweynaha-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/toos-doorashada-madaxweynaha-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/dorashada.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/dorashada.jpg\",\"width\":720,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/toos-doorashada-madaxweynaha-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Toos Doorashada Madaxweynaha &#038; Madaxweyne kuxigeenka Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Toos Doorashada Madaxweynaha & Madaxweyne kuxigeenka Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/toos-doorashada-madaxweynaha-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Toos Doorashada Madaxweynaha & Madaxweyne kuxigeenka Galmudug - Wardoon","og_description":"Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa goordhow ka bilaabatey doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Galmudug oo Maanta loo asteeyey. Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal oo furay kulanka ay Xildhibaannada ku dooranayaan Madaxweynaha &amp; Madaxweyne kuxigeenka galmudug ayaa sheegay inay fasiga soo xaadireen 77 Xildhibaan. Doorashada ayaa waxa ku tartamaya Afarax Musharax oo u taagan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/toos-doorashada-madaxweynaha-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-02T08:11:15+00:00","article_modified_time":"2020-02-02T08:11:55+00:00","og_image":[{"width":720,"height":540,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/dorashada.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/toos-doorashada-madaxweynaha-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/toos-doorashada-madaxweynaha-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug\/","name":"Toos Doorashada Madaxweynaha & Madaxweyne kuxigeenka Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/toos-doorashada-madaxweynaha-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/toos-doorashada-madaxweynaha-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/dorashada.jpg","datePublished":"2020-02-02T08:11:15+00:00","dateModified":"2020-02-02T08:11:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/toos-doorashada-madaxweynaha-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/toos-doorashada-madaxweynaha-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/toos-doorashada-madaxweynaha-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/dorashada.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/dorashada.jpg","width":720,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/toos-doorashada-madaxweynaha-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Toos Doorashada Madaxweynaha &#038; Madaxweyne kuxigeenka Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141648"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141648"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141648\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141650,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141648\/revisions\/141650"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141635"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141648"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141648"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141648"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}