{"id":141657,"date":"2020-02-02T14:00:43","date_gmt":"2020-02-02T11:00:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141657"},"modified":"2020-02-02T14:00:43","modified_gmt":"2020-02-02T11:00:43","slug":"cali-daahir-ciid-oo-loo-doortay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-daahir-ciid-oo-loo-doortay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug\/","title":{"rendered":"Cali Daahir Ciid oo loo doortay madaxweyne ku xigeenka Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa goordhaw Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Galmudug magaalada Dhuusomareeb ku doorteen Madaxweyne kuxigeenka Maamulka maamulkaasi kadib doorasho xiiso badan oo dhacday.<\/p>\n<p>Doorasho adag oo xamaasad leh oo ay isugu soo hareen wareega labaad labo Musharax ayaa ugu dambeyn waxaa ku guuleestay xilka Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo helay 46-cod halka Musharax Cabdiqani Sh Cali diini isna helay 31-cod .<\/p>\n<p>Maamulka Galmudug ayaana maanta yeeshay Madaxweyne iyo Madaxweyne kuxigeen ay aqoonsan tahay raalina ka tahay dowlada federaalka Soomaaliya, waxaana horey xildhibaanada maamulkaasi u doorteen Gudoonka Baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p>Dhismaaha maamulka Galmudug oo mudo dheer soo jiitamayay ayaa ugu dambeyn yeelatay Madaxweyne ,Madaxweyne kuxigeen iyo Gudoon Baarlamaan, waxaana la filayaa in dhawaan Madaxda cusub ee Galmudug lagu caleemo saaro magaalada Dhuusomareeb.<\/p>\n<p>Doorashan maanta ka dhacday magaalada Dhuusomareeb ayaa kusoo aadeysa xili horey Sheekh Shaakir Cali Xasan iyo Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyana sheegteen in ay yihiin Madaxda saxda ah ee maamulka Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goordhaw Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Galmudug magaalada Dhuusomareeb ku doorteen Madaxweyne kuxigeenka Maamulka maamulkaasi kadib doorasho xiiso badan oo dhacday. Doorasho adag oo xamaasad leh oo ay isugu soo hareen wareega labaad labo Musharax ayaa ugu dambeyn waxaa ku guuleestay xilka Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo helay 46-cod halka Musharax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141658,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141657","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cali Daahir Ciid oo loo doortay madaxweyne ku xigeenka Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-daahir-ciid-oo-loo-doortay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cali Daahir Ciid oo loo doortay madaxweyne ku xigeenka Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa goordhaw Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Galmudug magaalada Dhuusomareeb ku doorteen Madaxweyne kuxigeenka Maamulka maamulkaasi kadib doorasho xiiso badan oo dhacday. Doorasho adag oo xamaasad leh oo ay isugu soo hareen wareega labaad labo Musharax ayaa ugu dambeyn waxaa ku guuleestay xilka Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo helay 46-cod halka Musharax [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-daahir-ciid-oo-loo-doortay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-02T11:00:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Cali-Dahir.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-daahir-ciid-oo-loo-doortay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-daahir-ciid-oo-loo-doortay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug\/\",\"name\":\"Cali Daahir Ciid oo loo doortay madaxweyne ku xigeenka Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-daahir-ciid-oo-loo-doortay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-daahir-ciid-oo-loo-doortay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Cali-Dahir.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-02T11:00:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-daahir-ciid-oo-loo-doortay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-daahir-ciid-oo-loo-doortay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-daahir-ciid-oo-loo-doortay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Cali-Dahir.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Cali-Dahir.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-daahir-ciid-oo-loo-doortay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cali Daahir Ciid oo loo doortay madaxweyne ku xigeenka Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cali Daahir Ciid oo loo doortay madaxweyne ku xigeenka Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-daahir-ciid-oo-loo-doortay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cali Daahir Ciid oo loo doortay madaxweyne ku xigeenka Galmudug - Wardoon","og_description":"Waxaa goordhaw Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Galmudug magaalada Dhuusomareeb ku doorteen Madaxweyne kuxigeenka Maamulka maamulkaasi kadib doorasho xiiso badan oo dhacday. Doorasho adag oo xamaasad leh oo ay isugu soo hareen wareega labaad labo Musharax ayaa ugu dambeyn waxaa ku guuleestay xilka Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo helay 46-cod halka Musharax [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-daahir-ciid-oo-loo-doortay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-02T11:00:43+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Cali-Dahir.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-daahir-ciid-oo-loo-doortay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-daahir-ciid-oo-loo-doortay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug\/","name":"Cali Daahir Ciid oo loo doortay madaxweyne ku xigeenka Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-daahir-ciid-oo-loo-doortay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-daahir-ciid-oo-loo-doortay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Cali-Dahir.jpg","datePublished":"2020-02-02T11:00:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-daahir-ciid-oo-loo-doortay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-daahir-ciid-oo-loo-doortay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-daahir-ciid-oo-loo-doortay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Cali-Dahir.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Cali-Dahir.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-daahir-ciid-oo-loo-doortay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cali Daahir Ciid oo loo doortay madaxweyne ku xigeenka Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141657"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141657"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141657\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141659,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141657\/revisions\/141659"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141658"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141657"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141657"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141657"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}