{"id":141746,"date":"2020-02-03T14:31:10","date_gmt":"2020-02-03T11:31:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141746"},"modified":"2020-02-03T14:31:10","modified_gmt":"2020-02-03T11:31:10","slug":"dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/","title":{"rendered":"Dibadbaxyo lagu taageerayo Qoor Qoor oo ka dhacay deegaanada Galmudug +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Dibadbaxyo xoogan oo lagu taageerayey hoggaanka cusub ee Galmudug ayaa maanta ka dhacay deegaano ka tirsan maamulkaasi.<\/p>\n<p>Banaanbaxyada oo ahaa kuwa ballaaran ayaa si isku mid ah waxa ay uga dhaceen magaalooyinka Dhuusamareeb, Cadaado, Caabudwaaq iyo Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Boqolaal dadweyne ah oo taageersanaa doorashada hoggaanka cusub ee Galmudug ayaa isugu soo baxay wadooyinka waa weyn ee magaalooyinkaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale dibadbaxayaasha oo watay boorar ay ku xardhan yihiin sawrirka madaxweynaha cusub ee Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) iyo ku xigeenkiisa ayaa ku qeylinayey erayo ay ku soo dhoweynayaan mas\u2019uuliyiintaasi.<\/p>\n<p>Ammaanka ayaa sidoo kale si aad ah loo adkeeyey, waxaana goobaha ay ka dhaceen dibadbaxyada ku sugnaa ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Doorashada dowlad goboleedka Galmudug oo muddo ku jirtay is jiid jiid siyaasadeed ayaa shalay la soo gabagabeeyey, waxaana Dhuusamareeb lagu doortay hoggaan cusub.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FAbdirizakHAtosh%2Fvideos%2F594924401056595%2F&amp;show_text=0&amp;width=860\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-141746 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/1-1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-1.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-1-768x576.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-1-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-1-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-1-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-1-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/2-1-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-1-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-1-1.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-1-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-1-1-768x576.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-1-1-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-1-1-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-1-1-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-1-1-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/dn\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"552\" height=\"414\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/dn.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/dn.jpg 552w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/dn-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/dn-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/dn-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 552px) 100vw, 552px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/gaaalkc-768x576-1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"576\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/gaaalkc-768x576-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/gaaalkc-768x576-1.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/gaaalkc-768x576-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/gaaalkc-768x576-1-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/gaaalkc-768x576-1-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/gaaalkc-768x576-1-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/gaaalkc-768x576-1-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-141752\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dibadbaxyo xoogan oo lagu taageerayey hoggaanka cusub ee Galmudug ayaa maanta ka dhacay deegaano ka tirsan maamulkaasi. Banaanbaxyada oo ahaa kuwa ballaaran ayaa si isku mid ah waxa ay uga dhaceen magaalooyinka Dhuusamareeb, Cadaado, Caabudwaaq iyo Gaalkacyo. Boqolaal dadweyne ah oo taageersanaa doorashada hoggaanka cusub ee Galmudug ayaa isugu soo baxay wadooyinka waa weyn ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141748,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141746","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dibadbaxyo lagu taageerayo Qoor Qoor oo ka dhacay deegaanada Galmudug +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dibadbaxyo lagu taageerayo Qoor Qoor oo ka dhacay deegaanada Galmudug +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dibadbaxyo xoogan oo lagu taageerayey hoggaanka cusub ee Galmudug ayaa maanta ka dhacay deegaano ka tirsan maamulkaasi. Banaanbaxyada oo ahaa kuwa ballaaran ayaa si isku mid ah waxa ay uga dhaceen magaalooyinka Dhuusamareeb, Cadaado, Caabudwaaq iyo Gaalkacyo. Boqolaal dadweyne ah oo taageersanaa doorashada hoggaanka cusub ee Galmudug ayaa isugu soo baxay wadooyinka waa weyn ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-03T11:31:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-1-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/\",\"name\":\"Dibadbaxyo lagu taageerayo Qoor Qoor oo ka dhacay deegaanada Galmudug +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-1-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-03T11:31:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-1-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-1-1.jpg\",\"width\":960,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dibadbaxyo lagu taageerayo Qoor Qoor oo ka dhacay deegaanada Galmudug +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dibadbaxyo lagu taageerayo Qoor Qoor oo ka dhacay deegaanada Galmudug +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dibadbaxyo lagu taageerayo Qoor Qoor oo ka dhacay deegaanada Galmudug +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Dibadbaxyo xoogan oo lagu taageerayey hoggaanka cusub ee Galmudug ayaa maanta ka dhacay deegaano ka tirsan maamulkaasi. Banaanbaxyada oo ahaa kuwa ballaaran ayaa si isku mid ah waxa ay uga dhaceen magaalooyinka Dhuusamareeb, Cadaado, Caabudwaaq iyo Gaalkacyo. Boqolaal dadweyne ah oo taageersanaa doorashada hoggaanka cusub ee Galmudug ayaa isugu soo baxay wadooyinka waa weyn ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-03T11:31:10+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-1-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/","name":"Dibadbaxyo lagu taageerayo Qoor Qoor oo ka dhacay deegaanada Galmudug +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-1-1.jpg","datePublished":"2020-02-03T11:31:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-1-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-1-1.jpg","width":960,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbaxyo-lagu-taageerayo-qoor-qoor-oo-ka-dhacay-deegaanada-galmudug-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dibadbaxyo lagu taageerayo Qoor Qoor oo ka dhacay deegaanada Galmudug +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141746"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141746"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141746\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141753,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141746\/revisions\/141753"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141748"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141746"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141746"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141746"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}