{"id":141779,"date":"2020-02-04T13:19:32","date_gmt":"2020-02-04T10:19:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141779"},"modified":"2020-02-04T13:19:32","modified_gmt":"2020-02-04T10:19:32","slug":"odowaa-oo-diiday-inuu-u-hambalyeeyo-qoor-qoor","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odowaa-oo-diiday-inuu-u-hambalyeeyo-qoor-qoor\/","title":{"rendered":"Odowaa oo diiday inuu u hambalyeeyo Qoor Qoor"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan C\/raxmaan Odowaa oo ka mid ahaa musharaxiintii qaadacay doorashadii DF ku qabatay Dhuusamareeb ayaa ka biyo diiday inuu hambalyo u diro Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor).<\/p>\n<p>Saddexda ka mid ah musharaxiintii ku mowqifka aheyd Odowaa ayaa hambalyo u diray Madaxweyne Qoor-qoor, iyagoo sheegay iney u tanaasuleen danaha shacab Galmudug.<br \/>\nOdowaa ayaa ku eedeeyey DF ee uu hogaamiyo madaxweyne farmaajo inuu dalka ku soo siyaasiyey dulmi dadka lagu qasbayo iney aqbalaan.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso qoraalka Odowaa.<\/strong><\/p>\n<p>Nidaamka Farmaajo waxa uu dalka ku soo kordhiyay inta uu dadka dulmiyo haddana ku qasbo in ay aqbalaan, una sacabo tumaan gaboodfalkii loo gaystay.<\/p>\n<p>Sida Madaxweyne Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaarihiisu ula dhaqmeeen maamul dhisidda Galmudug waa si taariikhdooda bar madow ku ahaan doonta, qof walba ayaa marqaati ka ah in 2018 ay madaxweyne ku barbar dhiseen kii sharciga ahaa, barlamaankii kala qeybiyeen, sidoo kalena ay June 2019 la wareegeen Galmudug hal maamul leh ka dib markiii ay madaxa isu galiyeen Madaxweynihii iyo madaxii Xukumadda.<\/p>\n<p>Sideed bilood oo gacan maroojis iyo amar ku taagleyn ah waxa ay natiijadii noqotay in ay saakay Galmudug leedahay saddex maamul oo ay ayagu mid dhisteen.<\/p>\n<p>Aniga oo laf dhabar u ahaa raggii awlaba maamulkaas halkaas ka keenay, waxaan u taagnaan doonaa inaan mar kale ka qayb noqdo isku baadi-goobka dadkii kooxda Villa Somalia ay kala irdheeyeen.<\/p>\n<p>Inta ka horeysa dulmi iyo garbaduub muuqda kama noqon doono marqaati-beenaale, cadaalad daradii aan tartanka uga haray kadib ma jirto sabab aan midkood ugu hambalyeeyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan C\/raxmaan Odowaa oo ka mid ahaa musharaxiintii qaadacay doorashadii DF ku qabatay Dhuusamareeb ayaa ka biyo diiday inuu hambalyo u diro Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor). Saddexda ka mid ah musharaxiintii ku mowqifka aheyd Odowaa ayaa hambalyo u diray Madaxweyne Qoor-qoor, iyagoo sheegay iney u tanaasuleen danaha shacab Galmudug. Odowaa ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141780,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141779","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Odowaa oo diiday inuu u hambalyeeyo Qoor Qoor - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odowaa-oo-diiday-inuu-u-hambalyeeyo-qoor-qoor\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Odowaa oo diiday inuu u hambalyeeyo Qoor Qoor - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan C\/raxmaan Odowaa oo ka mid ahaa musharaxiintii qaadacay doorashadii DF ku qabatay Dhuusamareeb ayaa ka biyo diiday inuu hambalyo u diro Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor). Saddexda ka mid ah musharaxiintii ku mowqifka aheyd Odowaa ayaa hambalyo u diray Madaxweyne Qoor-qoor, iyagoo sheegay iney u tanaasuleen danaha shacab Galmudug. Odowaa ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odowaa-oo-diiday-inuu-u-hambalyeeyo-qoor-qoor\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-04T10:19:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Odowaa.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odowaa-oo-diiday-inuu-u-hambalyeeyo-qoor-qoor\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odowaa-oo-diiday-inuu-u-hambalyeeyo-qoor-qoor\/\",\"name\":\"Odowaa oo diiday inuu u hambalyeeyo Qoor Qoor - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odowaa-oo-diiday-inuu-u-hambalyeeyo-qoor-qoor\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odowaa-oo-diiday-inuu-u-hambalyeeyo-qoor-qoor\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Odowaa.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-04T10:19:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odowaa-oo-diiday-inuu-u-hambalyeeyo-qoor-qoor\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odowaa-oo-diiday-inuu-u-hambalyeeyo-qoor-qoor\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odowaa-oo-diiday-inuu-u-hambalyeeyo-qoor-qoor\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Odowaa.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Odowaa.jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odowaa-oo-diiday-inuu-u-hambalyeeyo-qoor-qoor\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Odowaa oo diiday inuu u hambalyeeyo Qoor Qoor\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Odowaa oo diiday inuu u hambalyeeyo Qoor Qoor - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odowaa-oo-diiday-inuu-u-hambalyeeyo-qoor-qoor\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Odowaa oo diiday inuu u hambalyeeyo Qoor Qoor - Wardoon","og_description":"Xildhibaan C\/raxmaan Odowaa oo ka mid ahaa musharaxiintii qaadacay doorashadii DF ku qabatay Dhuusamareeb ayaa ka biyo diiday inuu hambalyo u diro Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor). Saddexda ka mid ah musharaxiintii ku mowqifka aheyd Odowaa ayaa hambalyo u diray Madaxweyne Qoor-qoor, iyagoo sheegay iney u tanaasuleen danaha shacab Galmudug. Odowaa ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odowaa-oo-diiday-inuu-u-hambalyeeyo-qoor-qoor\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-04T10:19:32+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Odowaa.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odowaa-oo-diiday-inuu-u-hambalyeeyo-qoor-qoor\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odowaa-oo-diiday-inuu-u-hambalyeeyo-qoor-qoor\/","name":"Odowaa oo diiday inuu u hambalyeeyo Qoor Qoor - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odowaa-oo-diiday-inuu-u-hambalyeeyo-qoor-qoor\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odowaa-oo-diiday-inuu-u-hambalyeeyo-qoor-qoor\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Odowaa.jpg","datePublished":"2020-02-04T10:19:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odowaa-oo-diiday-inuu-u-hambalyeeyo-qoor-qoor\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/odowaa-oo-diiday-inuu-u-hambalyeeyo-qoor-qoor\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odowaa-oo-diiday-inuu-u-hambalyeeyo-qoor-qoor\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Odowaa.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Odowaa.jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odowaa-oo-diiday-inuu-u-hambalyeeyo-qoor-qoor\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Odowaa oo diiday inuu u hambalyeeyo Qoor Qoor"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141779"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141779"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141779\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141782,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141779\/revisions\/141782"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141780"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141779"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141779"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141779"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}