{"id":141783,"date":"2020-02-04T16:43:59","date_gmt":"2020-02-04T13:43:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141783"},"modified":"2020-02-04T16:43:59","modified_gmt":"2020-02-04T13:43:59","slug":"dowlada-somalia-oo-dalbatay-waaran-caalami-oo-lagu-soo-xirayo-cabdirashiid-janan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-dalbatay-waaran-caalami-oo-lagu-soo-xirayo-cabdirashiid-janan\/","title":{"rendered":"Dowlada Somalia oo dalbatay waaran caalami oo lagu soo xirayo Cabdirashiid Janan"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dalbatay waaran caalami ah (International Warrant), oo ku dooneyso in loogu soo gacan geliyo wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Janan oo 28-kii Janaayo kasoo baxsaday xabsi uu kaga jiray Muqdisho.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay booliska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay arrinkaas xiriir kala sameysay Hay\u2019adda Boliiska Caalamiga ah ee INTERPOL.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso qoraalka oo dhameystiran<\/strong><\/p>\n<p>Dowlada Federaalka Soomaaliya waxa ay si rasmi ah u dalbatay waaran caalami ah (international warrant) oo loogu soo gacan gelinayo eedaysane Cabdirashid Xasan Cabdinuur (Janan), kaas oo ka baxsaday caddaaladda.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay arrinkaas xiriir kala sameysay Hay\u2019adda Boliiska Caalamiga ah ee INTERPOL, si loogu maxkamadeeyo eedaysanahan lagu soo oogay danbiyo la xiriira tacadiyo ka dhan ah xuquuqul insaanka iyo ku tacaddiga muwaadiniin aan waxba galabsan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay dhiggeeda dalka Kenya ka codsatay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u soo qabato, una soo wareejiso eedeeysane Cabdirashid Xasan Cabdinuur (Janan), arrinkaas oo xoojinaya dadaallada heer Gobol ee ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo adkeynta xasilloonida.<\/p>\n<p>Nidaamka Cadaaladeed ee dalkeenu waxa uu leeyahay habraacyo munaasib ah oo ku saleysan dhageysiga iyo xaqiijinta dacwadaha, iyadoo la dhowrayo xuquuqda aasaasiga ah ee aadanaha, sidaas darteed ma ahan wax la aqbali karo in eedaysane baxsad ka ah caddaaladda uu gabbaad ka dhigto dal daris ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-141784\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1653\" height=\"2339\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan-1.jpg 1653w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan-1-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan-1-724x1024.jpg 724w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan-1-768x1087.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan-1-1086x1536.jpg 1086w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan-1-1447x2048.jpg 1447w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan-1-696x985.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan-1-1068x1511.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan-1-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 1653px) 100vw, 1653px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dalbatay waaran caalami ah (International Warrant), oo ku dooneyso in loogu soo gacan geliyo wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Janan oo 28-kii Janaayo kasoo baxsaday xabsi uu kaga jiray Muqdisho. Qoraal kasoo baxay booliska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay arrinkaas xiriir kala sameysay Hay\u2019adda Boliiska Caalamiga ah ee INTERPOL. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141785,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141783","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowlada Somalia oo dalbatay waaran caalami oo lagu soo xirayo Cabdirashiid Janan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-dalbatay-waaran-caalami-oo-lagu-soo-xirayo-cabdirashiid-janan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowlada Somalia oo dalbatay waaran caalami oo lagu soo xirayo Cabdirashiid Janan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa dalbatay waaran caalami ah (International Warrant), oo ku dooneyso in loogu soo gacan geliyo wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Janan oo 28-kii Janaayo kasoo baxsaday xabsi uu kaga jiray Muqdisho. Qoraal kasoo baxay booliska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay arrinkaas xiriir kala sameysay Hay\u2019adda Boliiska Caalamiga ah ee INTERPOL. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-dalbatay-waaran-caalami-oo-lagu-soo-xirayo-cabdirashiid-janan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-04T13:43:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan1-696x383-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"383\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-dalbatay-waaran-caalami-oo-lagu-soo-xirayo-cabdirashiid-janan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-dalbatay-waaran-caalami-oo-lagu-soo-xirayo-cabdirashiid-janan\/\",\"name\":\"Dowlada Somalia oo dalbatay waaran caalami oo lagu soo xirayo Cabdirashiid Janan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-dalbatay-waaran-caalami-oo-lagu-soo-xirayo-cabdirashiid-janan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-dalbatay-waaran-caalami-oo-lagu-soo-xirayo-cabdirashiid-janan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan1-696x383-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-02-04T13:43:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-dalbatay-waaran-caalami-oo-lagu-soo-xirayo-cabdirashiid-janan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-dalbatay-waaran-caalami-oo-lagu-soo-xirayo-cabdirashiid-janan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-dalbatay-waaran-caalami-oo-lagu-soo-xirayo-cabdirashiid-janan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan1-696x383-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan1-696x383-1.jpeg\",\"width\":696,\"height\":383},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-dalbatay-waaran-caalami-oo-lagu-soo-xirayo-cabdirashiid-janan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowlada Somalia oo dalbatay waaran caalami oo lagu soo xirayo Cabdirashiid Janan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowlada Somalia oo dalbatay waaran caalami oo lagu soo xirayo Cabdirashiid Janan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-dalbatay-waaran-caalami-oo-lagu-soo-xirayo-cabdirashiid-janan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowlada Somalia oo dalbatay waaran caalami oo lagu soo xirayo Cabdirashiid Janan - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa dalbatay waaran caalami ah (International Warrant), oo ku dooneyso in loogu soo gacan geliyo wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Janan oo 28-kii Janaayo kasoo baxsaday xabsi uu kaga jiray Muqdisho. Qoraal kasoo baxay booliska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay arrinkaas xiriir kala sameysay Hay\u2019adda Boliiska Caalamiga ah ee INTERPOL. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-dalbatay-waaran-caalami-oo-lagu-soo-xirayo-cabdirashiid-janan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-04T13:43:59+00:00","og_image":[{"width":696,"height":383,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan1-696x383-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-dalbatay-waaran-caalami-oo-lagu-soo-xirayo-cabdirashiid-janan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-dalbatay-waaran-caalami-oo-lagu-soo-xirayo-cabdirashiid-janan\/","name":"Dowlada Somalia oo dalbatay waaran caalami oo lagu soo xirayo Cabdirashiid Janan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-dalbatay-waaran-caalami-oo-lagu-soo-xirayo-cabdirashiid-janan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-dalbatay-waaran-caalami-oo-lagu-soo-xirayo-cabdirashiid-janan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan1-696x383-1.jpeg","datePublished":"2020-02-04T13:43:59+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-dalbatay-waaran-caalami-oo-lagu-soo-xirayo-cabdirashiid-janan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-dalbatay-waaran-caalami-oo-lagu-soo-xirayo-cabdirashiid-janan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-dalbatay-waaran-caalami-oo-lagu-soo-xirayo-cabdirashiid-janan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan1-696x383-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan1-696x383-1.jpeg","width":696,"height":383},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-dalbatay-waaran-caalami-oo-lagu-soo-xirayo-cabdirashiid-janan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowlada Somalia oo dalbatay waaran caalami oo lagu soo xirayo Cabdirashiid Janan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141783"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141783"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141783\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141786,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141783\/revisions\/141786"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141785"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141783"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141783"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141783"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}