{"id":141787,"date":"2020-02-04T19:16:50","date_gmt":"2020-02-04T16:16:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141787"},"modified":"2020-02-04T19:16:50","modified_gmt":"2020-02-04T16:16:50","slug":"shiikh-shaakir-oo-mar-kale-kasoo-horjeestay-doorashadii-qoorqoor","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shaakir-oo-mar-kale-kasoo-horjeestay-doorashadii-qoorqoor\/","title":{"rendered":"Shiikh Shaakir oo mar kale kasoo horjeestay doorashadii Qoorqoor"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug ee garabka Ahlu-Sunna, Sheekh Maxamed Shaakir ayaa qoraal uu soo saaray uga hadlay doorashadii labadii bishan ka dhacday magaalada Dhuusomareeb ee madaxweyne loogu doortay Axmed Cabdi Qoor Qoor.<\/p>\n<p>Sheekh Maxamed Shaakir ayaa qoraalkiisa ku sheegay inuusan aqoonsaneyn doorashadaas, islamarkaana ay ahayd mid \u201caan waafaqsaneyn\u201d dastuurka Galmudug iyo kan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale beeniyey inuu jiro wada-hadal u socdo isaga iyo dowladda dhexe, taasi oo uu ku qeexay \u201cdacaayad ay faafineyso\u201d dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sheekh Shaakir ayaa sheegay inuu ka shaqeyn doono midnimada Galmudug iyo sidii looga adkaan lahaa kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Waxa uu ugu baaqay ciidamada anmiga iyo shacabka Galmudug in ay ka fogaadaan wax kasta oo keeni kara iska hor-imaad.<\/p>\n<p>Sheekh Shaakir ayaa ugu dambeyn ku war-geliyey maamullada iskuullada Galmudug inaysan ogolaan in ardayda loo adeegsado arrimo siyaasudeed, looguna goodin in ay shahaadadoodu ku xiran tahay, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso qoraalka Sheekh Shaakir<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-141788\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/84190830_1954978821313168_7511526998997467136_n.jpg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"877\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/84190830_1954978821313168_7511526998997467136_n.jpg 620w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/84190830_1954978821313168_7511526998997467136_n-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/84190830_1954978821313168_7511526998997467136_n-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug ee garabka Ahlu-Sunna, Sheekh Maxamed Shaakir ayaa qoraal uu soo saaray uga hadlay doorashadii labadii bishan ka dhacday magaalada Dhuusomareeb ee madaxweyne loogu doortay Axmed Cabdi Qoor Qoor. Sheekh Maxamed Shaakir ayaa qoraalkiisa ku sheegay inuusan aqoonsaneyn doorashadaas, islamarkaana ay ahayd mid \u201caan waafaqsaneyn\u201d dastuurka Galmudug iyo kan Soomaaliya. Waxa uu sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141789,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141787","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shiikh Shaakir oo mar kale kasoo horjeestay doorashadii Qoorqoor - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shaakir-oo-mar-kale-kasoo-horjeestay-doorashadii-qoorqoor\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shiikh Shaakir oo mar kale kasoo horjeestay doorashadii Qoorqoor - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Galmudug ee garabka Ahlu-Sunna, Sheekh Maxamed Shaakir ayaa qoraal uu soo saaray uga hadlay doorashadii labadii bishan ka dhacday magaalada Dhuusomareeb ee madaxweyne loogu doortay Axmed Cabdi Qoor Qoor. Sheekh Maxamed Shaakir ayaa qoraalkiisa ku sheegay inuusan aqoonsaneyn doorashadaas, islamarkaana ay ahayd mid \u201caan waafaqsaneyn\u201d dastuurka Galmudug iyo kan Soomaaliya. Waxa uu sidoo kale [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shaakir-oo-mar-kale-kasoo-horjeestay-doorashadii-qoorqoor\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-04T16:16:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shaakir-oo-mar-kale-kasoo-horjeestay-doorashadii-qoorqoor\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shaakir-oo-mar-kale-kasoo-horjeestay-doorashadii-qoorqoor\/\",\"name\":\"Shiikh Shaakir oo mar kale kasoo horjeestay doorashadii Qoorqoor - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shaakir-oo-mar-kale-kasoo-horjeestay-doorashadii-qoorqoor\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shaakir-oo-mar-kale-kasoo-horjeestay-doorashadii-qoorqoor\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-04T16:16:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shaakir-oo-mar-kale-kasoo-horjeestay-doorashadii-qoorqoor\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shaakir-oo-mar-kale-kasoo-horjeestay-doorashadii-qoorqoor\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shaakir-oo-mar-kale-kasoo-horjeestay-doorashadii-qoorqoor\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shaakir-oo-mar-kale-kasoo-horjeestay-doorashadii-qoorqoor\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shiikh Shaakir oo mar kale kasoo horjeestay doorashadii Qoorqoor\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shiikh Shaakir oo mar kale kasoo horjeestay doorashadii Qoorqoor - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shaakir-oo-mar-kale-kasoo-horjeestay-doorashadii-qoorqoor\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shiikh Shaakir oo mar kale kasoo horjeestay doorashadii Qoorqoor - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Galmudug ee garabka Ahlu-Sunna, Sheekh Maxamed Shaakir ayaa qoraal uu soo saaray uga hadlay doorashadii labadii bishan ka dhacday magaalada Dhuusomareeb ee madaxweyne loogu doortay Axmed Cabdi Qoor Qoor. Sheekh Maxamed Shaakir ayaa qoraalkiisa ku sheegay inuusan aqoonsaneyn doorashadaas, islamarkaana ay ahayd mid \u201caan waafaqsaneyn\u201d dastuurka Galmudug iyo kan Soomaaliya. Waxa uu sidoo kale [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shaakir-oo-mar-kale-kasoo-horjeestay-doorashadii-qoorqoor\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-04T16:16:50+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shaakir-oo-mar-kale-kasoo-horjeestay-doorashadii-qoorqoor\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shaakir-oo-mar-kale-kasoo-horjeestay-doorashadii-qoorqoor\/","name":"Shiikh Shaakir oo mar kale kasoo horjeestay doorashadii Qoorqoor - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shaakir-oo-mar-kale-kasoo-horjeestay-doorashadii-qoorqoor\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shaakir-oo-mar-kale-kasoo-horjeestay-doorashadii-qoorqoor\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir.jpg","datePublished":"2020-02-04T16:16:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shaakir-oo-mar-kale-kasoo-horjeestay-doorashadii-qoorqoor\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shaakir-oo-mar-kale-kasoo-horjeestay-doorashadii-qoorqoor\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shaakir-oo-mar-kale-kasoo-horjeestay-doorashadii-qoorqoor\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shaakir-oo-mar-kale-kasoo-horjeestay-doorashadii-qoorqoor\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shiikh Shaakir oo mar kale kasoo horjeestay doorashadii Qoorqoor"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141787"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141787"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141787\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141790,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141787\/revisions\/141790"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141789"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141787"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141787"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141787"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}