{"id":141794,"date":"2020-02-05T01:03:31","date_gmt":"2020-02-04T22:03:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141794"},"modified":"2020-02-05T01:03:31","modified_gmt":"2020-02-04T22:03:31","slug":"ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-beled-xaawo-iyo-doolow","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-beled-xaawo-iyo-doolow\/","title":{"rendered":"Ciidamada dowladda oo la wareegay Beled-Xaawo iyo Doolow"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo heer federaal ah ay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta degmooyinka Beledxaawo iyo Doolow ee gobolkaas.<\/p>\n<p>Ciidamada federaalka ayaa la wareegay Doolow galabta, halka Beled-Xaawo ay la wareegeen caawa, sida ay noo sheegeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan saraakiisha ciidamada dowladda.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa sidoo kale gacanta ku haya caawa garoonka diyaarada Doolow.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa maalmihii tagey ciidamo ku daabuleysay gobolka Gedo, oo qorshuhu ahaa inay si buuxda ula wareegto, taasi oo qeyb ka ah qorshe ballaaran oo ay gacanta ugu wada dhigeyso deegaanada Jubaland.<\/p>\n<p>Qabsashada Beled-Xaawo iyo Doolow ayaa macnaheedu yahay in dowladda ay iminka si buuxda gacanta kugu wada hayso dhammaan degmooyinka gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa imaneysa ayada oo degmada Beled-Xaawo uu maanta gaaray wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Janan, kaasi oo saacado ku sugnaa kadibna u gudbay magaalada Mandhera ee gobolka waqooyi Bari Kenya, halkaasi oo ay ku hayso dowladda Kenya.<\/p>\n<p>Booliska Soomaaliya ayaa maanta dalbaday waaran caalami ah oo lagu soo xirayo Cabdirashiid Janan, oo booliska ay sheegeen in 28-kii bishii Janaayo uu ka baxsaday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-141784\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1653\" height=\"2339\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan-1.jpg 1653w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan-1-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan-1-724x1024.jpg 724w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan-1-768x1087.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan-1-1086x1536.jpg 1086w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan-1-1447x2048.jpg 1447w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan-1-696x985.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan-1-1068x1511.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Janan-1-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 1653px) 100vw, 1653px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo heer federaal ah ay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta degmooyinka Beledxaawo iyo Doolow ee gobolkaas. Ciidamada federaalka ayaa la wareegay Doolow galabta, halka Beled-Xaawo ay la wareegeen caawa, sida ay noo sheegeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan saraakiisha ciidamada dowladda. Ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141795,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141794","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada dowladda oo la wareegay Beled-Xaawo iyo Doolow - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-beled-xaawo-iyo-doolow\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada dowladda oo la wareegay Beled-Xaawo iyo Doolow - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo heer federaal ah ay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta degmooyinka Beledxaawo iyo Doolow ee gobolkaas. Ciidamada federaalka ayaa la wareegay Doolow galabta, halka Beled-Xaawo ay la wareegeen caawa, sida ay noo sheegeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan saraakiisha ciidamada dowladda. Ciidamada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-beled-xaawo-iyo-doolow\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-04T22:03:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-beled-xaawo-iyo-doolow\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-beled-xaawo-iyo-doolow\/\",\"name\":\"Ciidamada dowladda oo la wareegay Beled-Xaawo iyo Doolow - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-beled-xaawo-iyo-doolow\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-beled-xaawo-iyo-doolow\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-04T22:03:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-beled-xaawo-iyo-doolow\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-beled-xaawo-iyo-doolow\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-beled-xaawo-iyo-doolow\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\",\"width\":1000,\"height\":780},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-beled-xaawo-iyo-doolow\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada dowladda oo la wareegay Beled-Xaawo iyo Doolow\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada dowladda oo la wareegay Beled-Xaawo iyo Doolow - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-beled-xaawo-iyo-doolow\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada dowladda oo la wareegay Beled-Xaawo iyo Doolow - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo heer federaal ah ay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta degmooyinka Beledxaawo iyo Doolow ee gobolkaas. Ciidamada federaalka ayaa la wareegay Doolow galabta, halka Beled-Xaawo ay la wareegeen caawa, sida ay noo sheegeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan saraakiisha ciidamada dowladda. Ciidamada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-beled-xaawo-iyo-doolow\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-04T22:03:31+00:00","og_image":[{"width":1000,"height":780,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-beled-xaawo-iyo-doolow\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-beled-xaawo-iyo-doolow\/","name":"Ciidamada dowladda oo la wareegay Beled-Xaawo iyo Doolow - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-beled-xaawo-iyo-doolow\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-beled-xaawo-iyo-doolow\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","datePublished":"2020-02-04T22:03:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-beled-xaawo-iyo-doolow\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-beled-xaawo-iyo-doolow\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-beled-xaawo-iyo-doolow\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","width":1000,"height":780},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-beled-xaawo-iyo-doolow\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada dowladda oo la wareegay Beled-Xaawo iyo Doolow"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141794"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141794"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141794\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141796,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141794\/revisions\/141796"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141795"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141794"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141794"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141794"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}