{"id":141833,"date":"2020-02-05T20:01:00","date_gmt":"2020-02-05T17:01:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141833"},"modified":"2020-02-05T20:01:00","modified_gmt":"2020-02-05T17:01:00","slug":"qorshihii-oomaar-madaxweynaha-jubbaland-unoqon-lahaa-oo-ladiyaariyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshihii-oomaar-madaxweynaha-jubbaland-unoqon-lahaa-oo-ladiyaariyay\/","title":{"rendered":"Qorshihii Oomaar Madaxweynaha Jubbaland Unoqon lahaa oo ladiyaariyay"},"content":{"rendered":"<p>Shirar gaar gaar ah oo looga arinsanayo Doorashada Dawlada gar wadeenka ka noqoneyso Ee ka dhaceysa Jubbaland ayaa ka bilowday muqdisho.<\/p>\n<p>Kadib markii Ay Xukuumada kasoo fara laab laabatay Arimaha Doorashada Galmudug ayey dooneysaa inay Jubbaland Doorasho uqabato.<\/p>\n<p>Waa ay diiday Villa Soomaaliya inay aqoonsato doorashadii Axmed Madoobe 22 Augusto 2019-kii ka dhacday Kismaayo.<\/p>\n<p>Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa waxa uu yahay Shakhsiga la rabo in Doorashadaasi lagu soo saaro.<\/p>\n<p>Oomaar ayaa doorashadiisa waxaa la rabaa in lagu qabto Bu\u2019aale markii laga saaro Al Shabaab si Ay Dawlada uga hesho taageero Beesha Caalamka.<\/p>\n<p>Ciidamadii Qaban lahaa Bu\u2019aale ayey Dawlada Soomaaliya waxay hubkooda ka dejisey Deegaano katirsan Gobolka Gedo,taas oo hadda loo diyaar garoobayo in duulaankaasi la qaado.<\/p>\n<p>Axmed Islaam Madoobe ayaa sheegay in uu sharci ahaan maray Doorashadiisii islamarkaana isagoo taageero ka heysta Dawlada Kenya uu Caleemo saar ku qabsaday Kismaayo Bishii October Labo kadib doorashadiisii.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirar gaar gaar ah oo looga arinsanayo Doorashada Dawlada gar wadeenka ka noqoneyso Ee ka dhaceysa Jubbaland ayaa ka bilowday muqdisho. Kadib markii Ay Xukuumada kasoo fara laab laabatay Arimaha Doorashada Galmudug ayey dooneysaa inay Jubbaland Doorasho uqabato. Waa ay diiday Villa Soomaaliya inay aqoonsato doorashadii Axmed Madoobe 22 Augusto 2019-kii ka dhacday Kismaayo. Wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141834,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141833","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qorshihii Oomaar Madaxweynaha Jubbaland Unoqon lahaa oo ladiyaariyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qorshihii-oomaar-madaxweynaha-jubbaland-unoqon-lahaa-oo-ladiyaariyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qorshihii Oomaar Madaxweynaha Jubbaland Unoqon lahaa oo ladiyaariyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shirar gaar gaar ah oo looga arinsanayo Doorashada Dawlada gar wadeenka ka noqoneyso Ee ka dhaceysa Jubbaland ayaa ka bilowday muqdisho. Kadib markii Ay Xukuumada kasoo fara laab laabatay Arimaha Doorashada Galmudug ayey dooneysaa inay Jubbaland Doorasho uqabato. Waa ay diiday Villa Soomaaliya inay aqoonsato doorashadii Axmed Madoobe 22 Augusto 2019-kii ka dhacday Kismaayo. Wasiirka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qorshihii-oomaar-madaxweynaha-jubbaland-unoqon-lahaa-oo-ladiyaariyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-05T17:01:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/OOMAAR.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"446\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qorshihii-oomaar-madaxweynaha-jubbaland-unoqon-lahaa-oo-ladiyaariyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qorshihii-oomaar-madaxweynaha-jubbaland-unoqon-lahaa-oo-ladiyaariyay\/\",\"name\":\"Qorshihii Oomaar Madaxweynaha Jubbaland Unoqon lahaa oo ladiyaariyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qorshihii-oomaar-madaxweynaha-jubbaland-unoqon-lahaa-oo-ladiyaariyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qorshihii-oomaar-madaxweynaha-jubbaland-unoqon-lahaa-oo-ladiyaariyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/OOMAAR.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-05T17:01:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qorshihii-oomaar-madaxweynaha-jubbaland-unoqon-lahaa-oo-ladiyaariyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qorshihii-oomaar-madaxweynaha-jubbaland-unoqon-lahaa-oo-ladiyaariyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qorshihii-oomaar-madaxweynaha-jubbaland-unoqon-lahaa-oo-ladiyaariyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/OOMAAR.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/OOMAAR.jpg\",\"width\":660,\"height\":446},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qorshihii-oomaar-madaxweynaha-jubbaland-unoqon-lahaa-oo-ladiyaariyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qorshihii Oomaar Madaxweynaha Jubbaland Unoqon lahaa oo ladiyaariyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qorshihii Oomaar Madaxweynaha Jubbaland Unoqon lahaa oo ladiyaariyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qorshihii-oomaar-madaxweynaha-jubbaland-unoqon-lahaa-oo-ladiyaariyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qorshihii Oomaar Madaxweynaha Jubbaland Unoqon lahaa oo ladiyaariyay - Wardoon","og_description":"Shirar gaar gaar ah oo looga arinsanayo Doorashada Dawlada gar wadeenka ka noqoneyso Ee ka dhaceysa Jubbaland ayaa ka bilowday muqdisho. Kadib markii Ay Xukuumada kasoo fara laab laabatay Arimaha Doorashada Galmudug ayey dooneysaa inay Jubbaland Doorasho uqabato. Waa ay diiday Villa Soomaaliya inay aqoonsato doorashadii Axmed Madoobe 22 Augusto 2019-kii ka dhacday Kismaayo. Wasiirka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qorshihii-oomaar-madaxweynaha-jubbaland-unoqon-lahaa-oo-ladiyaariyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-05T17:01:00+00:00","og_image":[{"width":660,"height":446,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/OOMAAR.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qorshihii-oomaar-madaxweynaha-jubbaland-unoqon-lahaa-oo-ladiyaariyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qorshihii-oomaar-madaxweynaha-jubbaland-unoqon-lahaa-oo-ladiyaariyay\/","name":"Qorshihii Oomaar Madaxweynaha Jubbaland Unoqon lahaa oo ladiyaariyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qorshihii-oomaar-madaxweynaha-jubbaland-unoqon-lahaa-oo-ladiyaariyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qorshihii-oomaar-madaxweynaha-jubbaland-unoqon-lahaa-oo-ladiyaariyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/OOMAAR.jpg","datePublished":"2020-02-05T17:01:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qorshihii-oomaar-madaxweynaha-jubbaland-unoqon-lahaa-oo-ladiyaariyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qorshihii-oomaar-madaxweynaha-jubbaland-unoqon-lahaa-oo-ladiyaariyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qorshihii-oomaar-madaxweynaha-jubbaland-unoqon-lahaa-oo-ladiyaariyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/OOMAAR.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/OOMAAR.jpg","width":660,"height":446},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qorshihii-oomaar-madaxweynaha-jubbaland-unoqon-lahaa-oo-ladiyaariyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qorshihii Oomaar Madaxweynaha Jubbaland Unoqon lahaa oo ladiyaariyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141833"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141833"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141833\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141835,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141833\/revisions\/141835"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141834"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141833"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141833"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141833"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}