{"id":141838,"date":"2020-02-05T23:45:16","date_gmt":"2020-02-05T20:45:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141838"},"modified":"2020-02-05T23:45:16","modified_gmt":"2020-02-05T20:45:16","slug":"weriyihii-gaarka-ahaa-ee-madaxweyne-deni-oo-lagu-xiray-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriyihii-gaarka-ahaa-ee-madaxweyne-deni-oo-lagu-xiray-garoowe\/","title":{"rendered":"Weriyihii gaarka ahaa ee madaxweyne Deni oo lagu xiray Garoowe"},"content":{"rendered":"<p>Weriye Cumar Maxamed Soomane oo dhawaan ku biiray howl-wadeenada madaxtooyada Puntland ayaa caawa lagu xiray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Soomane ayaa ahaa weriyaha gaarka ah ee madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani, waxuuna u shaqa bilaabay bartamihii bishii dhamaatay ee Janaayo.<\/p>\n<p>Cumar Soomane ayaa sidoo kale ka tirsanaa shaqaalaha Idaacadda Kulmiye, waxaana la sheegay in weriyaha loo heysto laba war oo ka baxay Idaacaddaas, kuwaas oo isagu uu uga diray Garowe.<\/p>\n<p>Weriyaha ayaa shaqada madaxtooyada laga rukhseeyay habeen ka hor, waxaana caawa laga xiray maqaaxi ku taalla gudaha magaalada Garowe, xilli uu la fadhiyey weriyaal kale.<\/p>\n<p>Labada warbixin ee loo heysto weriyahaas ayaa kala ah, mid ku saabsaneyd ciidamada Somaliland oo kuwa Puntland kala wareegay gacan ku heynta degmada Boocame ee gobolka Sool, taas oo maalmo ka hor ka baxday Idaacadda iyo warbixin ku saabsaneyd arday reer Puntland ah oo Muqdisho u aaday in ay galaan imtixaanka dowladda federaalka, si shahaado loo siiyo.<\/p>\n<p>Puntland ayaan weli wax war ka soo saarin xariga Weriye Cumar Maxamed Soomane caawa loogu geystay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Cumar Soomane ayaa shalay Facebook-giisa kusoo qoray raali gelin la xiriirta warbixinta ka baxday KNN ee la xariirtay ardayda Muqdisho u aaday inay galaan imtixaanka dowladda, taas oo uu ku tilmaamay mid uu ku fududaaday, waxaana jiray cadaadis uu saacadii lasoo dhaafay uu weriyuhu kala kulmayey masuuliyiinta madaxtooyada Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weriye Cumar Maxamed Soomane oo dhawaan ku biiray howl-wadeenada madaxtooyada Puntland ayaa caawa lagu xiray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Soomane ayaa ahaa weriyaha gaarka ah ee madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani, waxuuna u shaqa bilaabay bartamihii bishii dhamaatay ee Janaayo. Cumar Soomane ayaa sidoo kale ka tirsanaa shaqaalaha Idaacadda Kulmiye, waxaana la sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141839,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141838","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Weriyihii gaarka ahaa ee madaxweyne Deni oo lagu xiray Garoowe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriyihii-gaarka-ahaa-ee-madaxweyne-deni-oo-lagu-xiray-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Weriyihii gaarka ahaa ee madaxweyne Deni oo lagu xiray Garoowe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Weriye Cumar Maxamed Soomane oo dhawaan ku biiray howl-wadeenada madaxtooyada Puntland ayaa caawa lagu xiray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Soomane ayaa ahaa weriyaha gaarka ah ee madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani, waxuuna u shaqa bilaabay bartamihii bishii dhamaatay ee Janaayo. Cumar Soomane ayaa sidoo kale ka tirsanaa shaqaalaha Idaacadda Kulmiye, waxaana la sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriyihii-gaarka-ahaa-ee-madaxweyne-deni-oo-lagu-xiray-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-05T20:45:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/202025637165121836589653.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"635\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"372\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriyihii-gaarka-ahaa-ee-madaxweyne-deni-oo-lagu-xiray-garoowe\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriyihii-gaarka-ahaa-ee-madaxweyne-deni-oo-lagu-xiray-garoowe\/\",\"name\":\"Weriyihii gaarka ahaa ee madaxweyne Deni oo lagu xiray Garoowe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriyihii-gaarka-ahaa-ee-madaxweyne-deni-oo-lagu-xiray-garoowe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriyihii-gaarka-ahaa-ee-madaxweyne-deni-oo-lagu-xiray-garoowe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/202025637165121836589653.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-05T20:45:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriyihii-gaarka-ahaa-ee-madaxweyne-deni-oo-lagu-xiray-garoowe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriyihii-gaarka-ahaa-ee-madaxweyne-deni-oo-lagu-xiray-garoowe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriyihii-gaarka-ahaa-ee-madaxweyne-deni-oo-lagu-xiray-garoowe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/202025637165121836589653.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/202025637165121836589653.jpg\",\"width\":635,\"height\":372},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriyihii-gaarka-ahaa-ee-madaxweyne-deni-oo-lagu-xiray-garoowe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Weriyihii gaarka ahaa ee madaxweyne Deni oo lagu xiray Garoowe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Weriyihii gaarka ahaa ee madaxweyne Deni oo lagu xiray Garoowe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriyihii-gaarka-ahaa-ee-madaxweyne-deni-oo-lagu-xiray-garoowe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Weriyihii gaarka ahaa ee madaxweyne Deni oo lagu xiray Garoowe - Wardoon","og_description":"Weriye Cumar Maxamed Soomane oo dhawaan ku biiray howl-wadeenada madaxtooyada Puntland ayaa caawa lagu xiray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Soomane ayaa ahaa weriyaha gaarka ah ee madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani, waxuuna u shaqa bilaabay bartamihii bishii dhamaatay ee Janaayo. Cumar Soomane ayaa sidoo kale ka tirsanaa shaqaalaha Idaacadda Kulmiye, waxaana la sheegay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriyihii-gaarka-ahaa-ee-madaxweyne-deni-oo-lagu-xiray-garoowe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-05T20:45:16+00:00","og_image":[{"width":635,"height":372,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/202025637165121836589653.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriyihii-gaarka-ahaa-ee-madaxweyne-deni-oo-lagu-xiray-garoowe\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriyihii-gaarka-ahaa-ee-madaxweyne-deni-oo-lagu-xiray-garoowe\/","name":"Weriyihii gaarka ahaa ee madaxweyne Deni oo lagu xiray Garoowe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriyihii-gaarka-ahaa-ee-madaxweyne-deni-oo-lagu-xiray-garoowe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriyihii-gaarka-ahaa-ee-madaxweyne-deni-oo-lagu-xiray-garoowe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/202025637165121836589653.jpg","datePublished":"2020-02-05T20:45:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriyihii-gaarka-ahaa-ee-madaxweyne-deni-oo-lagu-xiray-garoowe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/weriyihii-gaarka-ahaa-ee-madaxweyne-deni-oo-lagu-xiray-garoowe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriyihii-gaarka-ahaa-ee-madaxweyne-deni-oo-lagu-xiray-garoowe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/202025637165121836589653.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/202025637165121836589653.jpg","width":635,"height":372},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriyihii-gaarka-ahaa-ee-madaxweyne-deni-oo-lagu-xiray-garoowe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Weriyihii gaarka ahaa ee madaxweyne Deni oo lagu xiray Garoowe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141838"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141838"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141838\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141840,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141838\/revisions\/141840"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141839"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141838"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141838"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141838"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}