{"id":141845,"date":"2020-02-06T10:26:12","date_gmt":"2020-02-06T07:26:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141845"},"modified":"2020-02-06T10:26:12","modified_gmt":"2020-02-06T07:26:12","slug":"aqalka-odayaasha-mareykanka-oo-diiday-eedihii-loo-heystay-trump","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-odayaasha-mareykanka-oo-diiday-eedihii-loo-heystay-trump\/","title":{"rendered":"Aqalka Odayaasha Mareykanka oo diiday eedihii loo heystay Trump"},"content":{"rendered":"<p>Aqalka Senate-ka Mareykanka ee uu hoggaamiyo xisbiga Jamhuuriga ayaa cod u qaaday kaddibna laalay labadii danbi ee lagu soo eedeeyey madaxwenye Donald Trump.<\/p>\n<p>Xubnaha aqalka wakiillada ee dimoqraadiga hoggamiyo ayaa bishii December Senate-ka u soo gudbiyay laba danbi oo ay ku soo oogeen Trump oo kala ahaa; ku takrifalid awooddeed iyo is-hortaagid baaritaanka congress-ka.<\/p>\n<p>Aqalka Senate-ka ayaa dhageystay qareennada ka socday aqalka wakiiladda iyo waliba qareennada difaacayay madaxweyne Trump, waxaana maanta oo Arbaco ah ay cod u qaadeen labada qodob.<\/p>\n<p>52 mudane oo Jamhuuri ah ayaa codka \u201cMAYA\u201d ugu coddeeyay qodobka koowaad ee Trump lagu eedeeyay, halka 48 mudane ay oggolaadeen.<\/p>\n<p>53 mudane oo Jamhuuri ah ayaa codka \u201cMAYA\u201d ugu coddeeyay qodobka labaad ee Trump lagu soo eedeeyay, halka 47 kalena ay oggolaadeen.<\/p>\n<p>\u200bMitt Romney ayaa noqday mudanaha kaliya ee Jamhuuriga ka tirsan ee la saftay mudanayaasha dimoqraadiga kaddib markii \u201cHAA\u201d ugu codeeyay qodobka koowaad ee dhigayay in madaxweynuhu uu ku takri falay awooda, iyadoo go\u2019aanka aqalka Senate-ka uu soo afjaray dacwadda ka dhanka ah madaxweynaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Aqalka Senate-ka Mareykanka ee uu hoggaamiyo xisbiga Jamhuuriga ayaa cod u qaaday kaddibna laalay labadii danbi ee lagu soo eedeeyey madaxwenye Donald Trump. Xubnaha aqalka wakiillada ee dimoqraadiga hoggamiyo ayaa bishii December Senate-ka u soo gudbiyay laba danbi oo ay ku soo oogeen Trump oo kala ahaa; ku takrifalid awooddeed iyo is-hortaagid baaritaanka congress-ka. Aqalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141819,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141845","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Aqalka Odayaasha Mareykanka oo diiday eedihii loo heystay Trump - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-odayaasha-mareykanka-oo-diiday-eedihii-loo-heystay-trump\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Aqalka Odayaasha Mareykanka oo diiday eedihii loo heystay Trump - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Aqalka Senate-ka Mareykanka ee uu hoggaamiyo xisbiga Jamhuuriga ayaa cod u qaaday kaddibna laalay labadii danbi ee lagu soo eedeeyey madaxwenye Donald Trump. Xubnaha aqalka wakiillada ee dimoqraadiga hoggamiyo ayaa bishii December Senate-ka u soo gudbiyay laba danbi oo ay ku soo oogeen Trump oo kala ahaa; ku takrifalid awooddeed iyo is-hortaagid baaritaanka congress-ka. Aqalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-odayaasha-mareykanka-oo-diiday-eedihii-loo-heystay-trump\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-06T07:26:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/24324546-7967687-Trump_started_setting_out_his_case_for_re_election_in_November_T-a-22_1580892018262.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"962\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"686\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-odayaasha-mareykanka-oo-diiday-eedihii-loo-heystay-trump\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-odayaasha-mareykanka-oo-diiday-eedihii-loo-heystay-trump\/\",\"name\":\"Aqalka Odayaasha Mareykanka oo diiday eedihii loo heystay Trump - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-odayaasha-mareykanka-oo-diiday-eedihii-loo-heystay-trump\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-odayaasha-mareykanka-oo-diiday-eedihii-loo-heystay-trump\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/24324546-7967687-Trump_started_setting_out_his_case_for_re_election_in_November_T-a-22_1580892018262.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-06T07:26:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-odayaasha-mareykanka-oo-diiday-eedihii-loo-heystay-trump\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-odayaasha-mareykanka-oo-diiday-eedihii-loo-heystay-trump\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-odayaasha-mareykanka-oo-diiday-eedihii-loo-heystay-trump\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/24324546-7967687-Trump_started_setting_out_his_case_for_re_election_in_November_T-a-22_1580892018262.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/24324546-7967687-Trump_started_setting_out_his_case_for_re_election_in_November_T-a-22_1580892018262.jpg\",\"width\":962,\"height\":686},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-odayaasha-mareykanka-oo-diiday-eedihii-loo-heystay-trump\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Aqalka Odayaasha Mareykanka oo diiday eedihii loo heystay Trump\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Aqalka Odayaasha Mareykanka oo diiday eedihii loo heystay Trump - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-odayaasha-mareykanka-oo-diiday-eedihii-loo-heystay-trump\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Aqalka Odayaasha Mareykanka oo diiday eedihii loo heystay Trump - Wardoon","og_description":"Aqalka Senate-ka Mareykanka ee uu hoggaamiyo xisbiga Jamhuuriga ayaa cod u qaaday kaddibna laalay labadii danbi ee lagu soo eedeeyey madaxwenye Donald Trump. Xubnaha aqalka wakiillada ee dimoqraadiga hoggamiyo ayaa bishii December Senate-ka u soo gudbiyay laba danbi oo ay ku soo oogeen Trump oo kala ahaa; ku takrifalid awooddeed iyo is-hortaagid baaritaanka congress-ka. Aqalka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-odayaasha-mareykanka-oo-diiday-eedihii-loo-heystay-trump\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-06T07:26:12+00:00","og_image":[{"width":962,"height":686,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/24324546-7967687-Trump_started_setting_out_his_case_for_re_election_in_November_T-a-22_1580892018262.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-odayaasha-mareykanka-oo-diiday-eedihii-loo-heystay-trump\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-odayaasha-mareykanka-oo-diiday-eedihii-loo-heystay-trump\/","name":"Aqalka Odayaasha Mareykanka oo diiday eedihii loo heystay Trump - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-odayaasha-mareykanka-oo-diiday-eedihii-loo-heystay-trump\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-odayaasha-mareykanka-oo-diiday-eedihii-loo-heystay-trump\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/24324546-7967687-Trump_started_setting_out_his_case_for_re_election_in_November_T-a-22_1580892018262.jpg","datePublished":"2020-02-06T07:26:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-odayaasha-mareykanka-oo-diiday-eedihii-loo-heystay-trump\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-odayaasha-mareykanka-oo-diiday-eedihii-loo-heystay-trump\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-odayaasha-mareykanka-oo-diiday-eedihii-loo-heystay-trump\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/24324546-7967687-Trump_started_setting_out_his_case_for_re_election_in_November_T-a-22_1580892018262.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/24324546-7967687-Trump_started_setting_out_his_case_for_re_election_in_November_T-a-22_1580892018262.jpg","width":962,"height":686},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-odayaasha-mareykanka-oo-diiday-eedihii-loo-heystay-trump\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Aqalka Odayaasha Mareykanka oo diiday eedihii loo heystay Trump"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141845"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141845"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141845\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141846,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141845\/revisions\/141846"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141819"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141845"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141845"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141845"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}