{"id":141859,"date":"2020-02-06T16:29:51","date_gmt":"2020-02-06T13:29:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141859"},"modified":"2020-02-06T16:29:51","modified_gmt":"2020-02-06T13:29:51","slug":"puntland-oo-cayrisay-guddiga-doorashooyinka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-cayrisay-guddiga-doorashooyinka-qaranka\/","title":{"rendered":"Puntland oo cayrisay guddiga doorashooyinka qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta xiray xafiiska guddiga doorashooyinka qaranka Soomaaliya uu ku leeyahay magaalada Garoowe ee xarunta maamulkaas.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa lagu amray in maamulka gobolka Nugaal ee magaalada Garoowe ay ka tirsan tahay uu xiro xafiiskaas, laga billaabo maanta oo ay taariikhdu tahay Febraayo 6, 2020.<\/p>\n<p>Qoraalka kasoo baxey wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa sidoo kale waxaa lagu farey dhamaan mas\u2019uuliyiinta heer degmo iyo heer gobol in aan wax howl ah oo la xiriira guddiga doorashooyinka federaalka laga qaban karin degmooyinka iyo gobollada Puntland.<\/p>\n<p>Puntland ma aysan shaacin wax sabab ah oo ay qaadatay go\u2019aanka ay ku xirtay xafiiska. Hase yeeshee, tallaabadan ayaa kasii dareysa xiriirka markii horeba xumaa ee labada dhinac.<\/p>\n<p>Sidoo kale, go\u2019aanka Puntland ayaa yimid maalin un kadib markii dowladda Mareykanka ay wada-hadallo iyo dib u heshiisiin ugu baaqday dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso warqadda Puntland<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-141860\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/83793041_125297932327117_7048145794930573312_n.jpg\" alt=\"\" width=\"766\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/83793041_125297932327117_7048145794930573312_n.jpg 766w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/83793041_125297932327117_7048145794930573312_n-239x300.jpg 239w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/83793041_125297932327117_7048145794930573312_n-696x872.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/83793041_125297932327117_7048145794930573312_n-335x420.jpg 335w\" sizes=\"(max-width: 766px) 100vw, 766px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta xiray xafiiska guddiga doorashooyinka qaranka Soomaaliya uu ku leeyahay magaalada Garoowe ee xarunta maamulkaas. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa lagu amray in maamulka gobolka Nugaal ee magaalada Garoowe ay ka tirsan tahay uu xiro xafiiskaas, laga billaabo maanta oo ay taariikhdu tahay Febraayo 6, 2020. Qoraalka kasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141861,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141859","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo cayrisay guddiga doorashooyinka qaranka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-cayrisay-guddiga-doorashooyinka-qaranka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo cayrisay guddiga doorashooyinka qaranka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta xiray xafiiska guddiga doorashooyinka qaranka Soomaaliya uu ku leeyahay magaalada Garoowe ee xarunta maamulkaas. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa lagu amray in maamulka gobolka Nugaal ee magaalada Garoowe ay ka tirsan tahay uu xiro xafiiskaas, laga billaabo maanta oo ay taariikhdu tahay Febraayo 6, 2020. Qoraalka kasoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-cayrisay-guddiga-doorashooyinka-qaranka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-06T13:29:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Puntland_State_of_Somalia_Coat_of_Arms.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"745\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-cayrisay-guddiga-doorashooyinka-qaranka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-cayrisay-guddiga-doorashooyinka-qaranka\/\",\"name\":\"Puntland oo cayrisay guddiga doorashooyinka qaranka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-cayrisay-guddiga-doorashooyinka-qaranka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-cayrisay-guddiga-doorashooyinka-qaranka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Puntland_State_of_Somalia_Coat_of_Arms.png\",\"datePublished\":\"2020-02-06T13:29:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-cayrisay-guddiga-doorashooyinka-qaranka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-cayrisay-guddiga-doorashooyinka-qaranka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-cayrisay-guddiga-doorashooyinka-qaranka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Puntland_State_of_Somalia_Coat_of_Arms.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Puntland_State_of_Somalia_Coat_of_Arms.png\",\"width\":1200,\"height\":745},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-cayrisay-guddiga-doorashooyinka-qaranka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo cayrisay guddiga doorashooyinka qaranka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo cayrisay guddiga doorashooyinka qaranka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-cayrisay-guddiga-doorashooyinka-qaranka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo cayrisay guddiga doorashooyinka qaranka - Wardoon","og_description":"Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta xiray xafiiska guddiga doorashooyinka qaranka Soomaaliya uu ku leeyahay magaalada Garoowe ee xarunta maamulkaas. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa lagu amray in maamulka gobolka Nugaal ee magaalada Garoowe ay ka tirsan tahay uu xiro xafiiskaas, laga billaabo maanta oo ay taariikhdu tahay Febraayo 6, 2020. Qoraalka kasoo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-cayrisay-guddiga-doorashooyinka-qaranka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-06T13:29:51+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":745,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Puntland_State_of_Somalia_Coat_of_Arms.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-cayrisay-guddiga-doorashooyinka-qaranka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-cayrisay-guddiga-doorashooyinka-qaranka\/","name":"Puntland oo cayrisay guddiga doorashooyinka qaranka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-cayrisay-guddiga-doorashooyinka-qaranka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-cayrisay-guddiga-doorashooyinka-qaranka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Puntland_State_of_Somalia_Coat_of_Arms.png","datePublished":"2020-02-06T13:29:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-cayrisay-guddiga-doorashooyinka-qaranka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-cayrisay-guddiga-doorashooyinka-qaranka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-cayrisay-guddiga-doorashooyinka-qaranka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Puntland_State_of_Somalia_Coat_of_Arms.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Puntland_State_of_Somalia_Coat_of_Arms.png","width":1200,"height":745},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-cayrisay-guddiga-doorashooyinka-qaranka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo cayrisay guddiga doorashooyinka qaranka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141859"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141859"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141859\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141862,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141859\/revisions\/141862"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141861"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141859"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141859"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141859"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}