{"id":141869,"date":"2020-02-07T10:30:37","date_gmt":"2020-02-07T07:30:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141869"},"modified":"2020-02-07T10:30:37","modified_gmt":"2020-02-07T07:30:37","slug":"daawo-faysal-waraabe-dadkii-waxay-u-yaaceen-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waraabe-dadkii-waxay-u-yaaceen-muqdisho\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Faysal Waraabe \u201cDadkii waxay u yaaceen Muqdisho\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta Kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa sheegay in dadkii Aqoonyahankaa ee wax usoo bartay deegaanada Somaliland ay Shaqooyin ka helaan magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa maanta inoogu daran waa Aqoon daro, Dadkii wax bartay waxaa Qaadatay Muqdisho, Inagu ma Qorano, Inagu Aqoon uma jeedno, waxaynu u jeednaa Reer Hebel iyo yaa Xisbi ah\u201d. Ayuu yidhi Faysal Waraabe.<\/p>\n<p>Faysal Cali Waraabe Wuxuu dhaliilay Hogaanka Xukuumadda Somaliland gaar ahaan Madaxwayne Muuse Biixi Wuxuu yidhi \u201cHadii uu Hogaanku Xumaado, Sharcigu wuu Xumaanayaa, Madaxnimo waa loo dhashaa Lama Cidhiidhsado, hadaad Cidhiidhsato waad Fashilmaysaa, waa tan maanta taagan\u201d.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/nLOZksHfifU\" width=\"850\" height=\"681\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta Kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa sheegay in dadkii Aqoonyahankaa ee wax usoo bartay deegaanada Somaliland ay Shaqooyin ka helaan magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. \u201cWaxaa maanta inoogu daran waa Aqoon daro, Dadkii wax bartay waxaa Qaadatay Muqdisho, Inagu ma Qorano, Inagu Aqoon uma jeedno, waxaynu u jeednaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141870,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141869","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Faysal Waraabe \u201cDadkii waxay u yaaceen Muqdisho\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waraabe-dadkii-waxay-u-yaaceen-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Faysal Waraabe \u201cDadkii waxay u yaaceen Muqdisho\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta Kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa sheegay in dadkii Aqoonyahankaa ee wax usoo bartay deegaanada Somaliland ay Shaqooyin ka helaan magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. \u201cWaxaa maanta inoogu daran waa Aqoon daro, Dadkii wax bartay waxaa Qaadatay Muqdisho, Inagu ma Qorano, Inagu Aqoon uma jeedno, waxaynu u jeednaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waraabe-dadkii-waxay-u-yaaceen-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-07T07:30:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/muuqaal-kulan.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"841\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"518\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waraabe-dadkii-waxay-u-yaaceen-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waraabe-dadkii-waxay-u-yaaceen-muqdisho\/\",\"name\":\"DAAWO:- Faysal Waraabe \u201cDadkii waxay u yaaceen Muqdisho\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waraabe-dadkii-waxay-u-yaaceen-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waraabe-dadkii-waxay-u-yaaceen-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/muuqaal-kulan.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-07T07:30:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waraabe-dadkii-waxay-u-yaaceen-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waraabe-dadkii-waxay-u-yaaceen-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waraabe-dadkii-waxay-u-yaaceen-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/muuqaal-kulan.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/muuqaal-kulan.jpg\",\"width\":841,\"height\":518},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waraabe-dadkii-waxay-u-yaaceen-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Faysal Waraabe \u201cDadkii waxay u yaaceen Muqdisho\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Faysal Waraabe \u201cDadkii waxay u yaaceen Muqdisho\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waraabe-dadkii-waxay-u-yaaceen-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Faysal Waraabe \u201cDadkii waxay u yaaceen Muqdisho\u201d - Wardoon","og_description":"Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta Kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa sheegay in dadkii Aqoonyahankaa ee wax usoo bartay deegaanada Somaliland ay Shaqooyin ka helaan magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. \u201cWaxaa maanta inoogu daran waa Aqoon daro, Dadkii wax bartay waxaa Qaadatay Muqdisho, Inagu ma Qorano, Inagu Aqoon uma jeedno, waxaynu u jeednaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waraabe-dadkii-waxay-u-yaaceen-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-07T07:30:37+00:00","og_image":[{"width":841,"height":518,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/muuqaal-kulan.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waraabe-dadkii-waxay-u-yaaceen-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waraabe-dadkii-waxay-u-yaaceen-muqdisho\/","name":"DAAWO:- Faysal Waraabe \u201cDadkii waxay u yaaceen Muqdisho\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waraabe-dadkii-waxay-u-yaaceen-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waraabe-dadkii-waxay-u-yaaceen-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/muuqaal-kulan.jpg","datePublished":"2020-02-07T07:30:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waraabe-dadkii-waxay-u-yaaceen-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waraabe-dadkii-waxay-u-yaaceen-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waraabe-dadkii-waxay-u-yaaceen-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/muuqaal-kulan.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/muuqaal-kulan.jpg","width":841,"height":518},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waraabe-dadkii-waxay-u-yaaceen-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Faysal Waraabe \u201cDadkii waxay u yaaceen Muqdisho\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141869"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141869"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141869\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141871,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141869\/revisions\/141871"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141870"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141869"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141869"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141869"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}