{"id":141957,"date":"2020-02-09T13:37:26","date_gmt":"2020-02-09T10:37:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141957"},"modified":"2020-02-09T13:37:26","modified_gmt":"2020-02-09T10:37:26","slug":"daawo-cabdirashiid-janan-oo-muuqaalkii-ugu-horeyay-sooduubay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-muuqaalkii-ugu-horeyay-sooduubay\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Cabdirashiid Janan oo muuqaalkii ugu horeyay sooduubay"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka amniga Jubbaland C\/rashiid Janan oo hadda ku sugan duleedka degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa ka warbixiyay kulan magaalada Muqdisho ku dhexmaray isaga iyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Wasiir Janan ayaa sheegay in mudadii uu ku xirnaa magaalada Muqdisho uu la jeer la kulmay madaxweyne Farmaajo oo ay ka wada hadleen labo qadiyadood oo kala ah doorasho Dowladda ogoshay oo ka dhacda Jubbaland iyo arrimo kale oo ku saabsan xaaladda gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Mr. Janan oo hadda baxsad ku ah Kenya ayaa hoosta ka xariiqay in madaxweynaha ay isku fahmi waayeen arrimihii ay ka wada hadleen,islamarkaana uu si cad ugu sheegay in Jubbaland uu ka jiro maamul la aqoonsan yahay,islamarkaana hadda u baahneyn nidaam cusub oo loo sameeyo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirka ayaa tilmaamay inuu la kulmay mas\u2019uuliyiinta ugu sareysa Hay\u2019adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaran oo uu dhismaheeda deganaa mdo 8-bilood ah.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa u mahad celiyay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya uu ka mid ah Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo si weyn kaga hadlay xariga Janan kuna dhaliilay Dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Kenya ka dalbaday iney u soo gacan geliso Wasiir Janan oo hadda baxsad ku ah dalkeeda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/amBSA3JCqqU\" width=\"896\" height=\"692\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka amniga Jubbaland C\/rashiid Janan oo hadda ku sugan duleedka degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa ka warbixiyay kulan magaalada Muqdisho ku dhexmaray isaga iyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Wasiir Janan ayaa sheegay in mudadii uu ku xirnaa magaalada Muqdisho uu la jeer la kulmay madaxweyne Farmaajo oo ay ka wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141958,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141957","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Cabdirashiid Janan oo muuqaalkii ugu horeyay sooduubay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-muuqaalkii-ugu-horeyay-sooduubay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Cabdirashiid Janan oo muuqaalkii ugu horeyay sooduubay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka amniga Jubbaland C\/rashiid Janan oo hadda ku sugan duleedka degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa ka warbixiyay kulan magaalada Muqdisho ku dhexmaray isaga iyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Wasiir Janan ayaa sheegay in mudadii uu ku xirnaa magaalada Muqdisho uu la jeer la kulmay madaxweyne Farmaajo oo ay ka wada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-muuqaalkii-ugu-horeyay-sooduubay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-09T10:37:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-15.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"523\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"306\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-muuqaalkii-ugu-horeyay-sooduubay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-muuqaalkii-ugu-horeyay-sooduubay\/\",\"name\":\"DAAWO:- Cabdirashiid Janan oo muuqaalkii ugu horeyay sooduubay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-muuqaalkii-ugu-horeyay-sooduubay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-muuqaalkii-ugu-horeyay-sooduubay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-15.png\",\"datePublished\":\"2020-02-09T10:37:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-muuqaalkii-ugu-horeyay-sooduubay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-muuqaalkii-ugu-horeyay-sooduubay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-muuqaalkii-ugu-horeyay-sooduubay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-15.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-15.png\",\"width\":523,\"height\":306},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-muuqaalkii-ugu-horeyay-sooduubay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Cabdirashiid Janan oo muuqaalkii ugu horeyay sooduubay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Cabdirashiid Janan oo muuqaalkii ugu horeyay sooduubay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-muuqaalkii-ugu-horeyay-sooduubay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Cabdirashiid Janan oo muuqaalkii ugu horeyay sooduubay - Wardoon","og_description":"Wasiirka amniga Jubbaland C\/rashiid Janan oo hadda ku sugan duleedka degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa ka warbixiyay kulan magaalada Muqdisho ku dhexmaray isaga iyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Wasiir Janan ayaa sheegay in mudadii uu ku xirnaa magaalada Muqdisho uu la jeer la kulmay madaxweyne Farmaajo oo ay ka wada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-muuqaalkii-ugu-horeyay-sooduubay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-09T10:37:26+00:00","og_image":[{"width":523,"height":306,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-15.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-muuqaalkii-ugu-horeyay-sooduubay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-muuqaalkii-ugu-horeyay-sooduubay\/","name":"DAAWO:- Cabdirashiid Janan oo muuqaalkii ugu horeyay sooduubay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-muuqaalkii-ugu-horeyay-sooduubay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-muuqaalkii-ugu-horeyay-sooduubay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-15.png","datePublished":"2020-02-09T10:37:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-muuqaalkii-ugu-horeyay-sooduubay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-muuqaalkii-ugu-horeyay-sooduubay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-muuqaalkii-ugu-horeyay-sooduubay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-15.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-15.png","width":523,"height":306},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-muuqaalkii-ugu-horeyay-sooduubay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Cabdirashiid Janan oo muuqaalkii ugu horeyay sooduubay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141957"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141957"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141957\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141959,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141957\/revisions\/141959"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141958"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141957"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141957"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141957"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}