{"id":141981,"date":"2020-02-10T13:03:50","date_gmt":"2020-02-10T10:03:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141981"},"modified":"2020-02-10T13:03:50","modified_gmt":"2020-02-10T10:03:50","slug":"wasiir-goodax-barre-oo-khal-khal-geliyay-xilka-deni","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-khal-khal-geliyay-xilka-deni\/","title":{"rendered":"Wasiir Goodax Barre oo khal khal geliyay xilka Deni"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka iyo waalidiinta ardayda Iskuulka Boosaaso Public ayaa si furan raalligelin buuxda kaga bixiyey hadal uu siyaasadeeyay Cabdullaahi Goodax Barre, wasiirka tacliinta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hadalka oo kasoo yeeray qaar kamid ah ardayda dugsigaas ayaa nuxurkiisu ahaa in ay muhiim tahay in ay helaan shahaadada dugsiga sarre.<\/p>\n<p>Waalidiinta iyo mas\u2019uuliyiinta iskuulka ayaa sheegay in muuqaalka laga qabtay ardayda la jarjaray isla markaana shaqsiyaad dano gaar ah leh ay arrintaas sameeyeen kuna faafiyeen baraha bulshada.<\/p>\n<p>Sidoo kale, maamulka oo tibaaxay in ardaydu xor u yihiin in ay cabiraan fekerkooda ayaa caddeeyay in mowqifkoodu yahay in ay galaan Imtixaanka Shahaadiga ah ee dowladda Puntland.<\/p>\n<p>\u201cArdayga wuu ku hadli karaa dibadda iskuulka, kaas mas\u2019uul kama nihin mana ku hadli karo afka iskuulka. Waxaan caddeynaynaa in aysan jirin dacaayada laga faafiyey Boosaaso Public School,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Si lamid ah, ardayda iyo waalidiinta oo xusay in ay garab taagan yihiin maamulka ayaa dhaliilay warbaahintii baahisay muuqaalkaas.<\/p>\n<p>\u201cPuntland waa far iyo faraanti waanu isku duuban-nahay meel baanu kasoo wadajeednaa,\u201d ayay tiri mid kamid ah waalidiinta\u201dSaxaafadii banaanka ku wareysatay ardayda way qaldan tahay\u201d.<\/p>\n<p>Goodax Barre iyo xukuumadda uu ka tirsan yahay ee Soomaaliya oo xurguf siyaasadeed ay dhaxeyso Puntland ayaa ku eedeysan in ay doonayaan burburinta nidaamka horumaray ee waxbarashada maamulkaas.<\/p>\n<p>Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya ayaa ku eedeysan in uu doonayo burburinta nidaamka waxbarashada Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka iyo waalidiinta ardayda Iskuulka Boosaaso Public ayaa si furan raalligelin buuxda kaga bixiyey hadal uu siyaasadeeyay Cabdullaahi Goodax Barre, wasiirka tacliinta Soomaaliya. Hadalka oo kasoo yeeray qaar kamid ah ardayda dugsigaas ayaa nuxurkiisu ahaa in ay muhiim tahay in ay helaan shahaadada dugsiga sarre. Waalidiinta iyo mas\u2019uuliyiinta iskuulka ayaa sheegay in muuqaalka laga qabtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141982,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141981","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Goodax Barre oo khal khal geliyay xilka Deni - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-khal-khal-geliyay-xilka-deni\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Goodax Barre oo khal khal geliyay xilka Deni - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka iyo waalidiinta ardayda Iskuulka Boosaaso Public ayaa si furan raalligelin buuxda kaga bixiyey hadal uu siyaasadeeyay Cabdullaahi Goodax Barre, wasiirka tacliinta Soomaaliya. Hadalka oo kasoo yeeray qaar kamid ah ardayda dugsigaas ayaa nuxurkiisu ahaa in ay muhiim tahay in ay helaan shahaadada dugsiga sarre. Waalidiinta iyo mas\u2019uuliyiinta iskuulka ayaa sheegay in muuqaalka laga qabtay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-khal-khal-geliyay-xilka-deni\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-10T10:03:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-khal-khal-geliyay-xilka-deni\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-khal-khal-geliyay-xilka-deni\/\",\"name\":\"Wasiir Goodax Barre oo khal khal geliyay xilka Deni - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-khal-khal-geliyay-xilka-deni\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-khal-khal-geliyay-xilka-deni\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-10T10:03:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-khal-khal-geliyay-xilka-deni\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-khal-khal-geliyay-xilka-deni\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-khal-khal-geliyay-xilka-deni\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-khal-khal-geliyay-xilka-deni\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Goodax Barre oo khal khal geliyay xilka Deni\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Goodax Barre oo khal khal geliyay xilka Deni - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-khal-khal-geliyay-xilka-deni\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Goodax Barre oo khal khal geliyay xilka Deni - Wardoon","og_description":"Maamulka iyo waalidiinta ardayda Iskuulka Boosaaso Public ayaa si furan raalligelin buuxda kaga bixiyey hadal uu siyaasadeeyay Cabdullaahi Goodax Barre, wasiirka tacliinta Soomaaliya. Hadalka oo kasoo yeeray qaar kamid ah ardayda dugsigaas ayaa nuxurkiisu ahaa in ay muhiim tahay in ay helaan shahaadada dugsiga sarre. Waalidiinta iyo mas\u2019uuliyiinta iskuulka ayaa sheegay in muuqaalka laga qabtay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-khal-khal-geliyay-xilka-deni\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-10T10:03:50+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-khal-khal-geliyay-xilka-deni\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-khal-khal-geliyay-xilka-deni\/","name":"Wasiir Goodax Barre oo khal khal geliyay xilka Deni - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-khal-khal-geliyay-xilka-deni\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-khal-khal-geliyay-xilka-deni\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg","datePublished":"2020-02-10T10:03:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-khal-khal-geliyay-xilka-deni\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-khal-khal-geliyay-xilka-deni\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-khal-khal-geliyay-xilka-deni\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-khal-khal-geliyay-xilka-deni\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Goodax Barre oo khal khal geliyay xilka Deni"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141981"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141981"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141981\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141983,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141981\/revisions\/141983"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141982"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141981"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141981"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141981"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}