{"id":141995,"date":"2020-02-10T20:16:00","date_gmt":"2020-02-10T17:16:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141995"},"modified":"2020-02-10T20:16:00","modified_gmt":"2020-02-10T17:16:00","slug":"akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo\/","title":{"rendered":"AKHRISO:- Xaliimo Yareey oo lagu eedeeyay cunsurinimo"},"content":{"rendered":"<p>Isaaq Yuusuf oo ka tirsanaa waaxada Wacyigelinta (Outreach) ka ee shaqaalaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka hayeeshee sida uu sheegay looga saaray shaqada guddiga si ku dhisan haybsooc ayaa u sheegay Mustaqbal in guddoomiyaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinku Xaliima Ismaaciil Ibraahin ka erisay shaqadii uu ka hayey guddiga.<\/p>\n<p>Isaaq waxa uu sheegay in guddoomiyaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinku Xaliima yareey ay Shaki gelisay Soomaalinimadiisa sidaas awgeedna ay ka dalbatay in uu wareejiyo kaarka aqoonsiga guddiga islamarkaana keeno odayaasha beeshiisa.<\/p>\n<p>\u201cDhibka aan tabanayo waa haybsooca iyo cunsurinimada dowladeesan, Guddoomiye Xaliima ayaa waxay igu tiri \u201cIsaaq Soomaali ma tihid ee maxkamad ayaan kula aadayaa, kaarka shaqada iyo odeyaashaadaba keen, Aniga ugaaskayga ayaan Kismaayo diyaarad kasoo saaray, bil dhan ayuu Xamar joogay oo dalabkeedu jeesjees ayuu ahaa\u201d Isaaq Yuusuf ayaa sidaas yiri<\/p>\n<p>Isaaq Yuusuf ayaa sidaas oo kale waxa uu sheegay in uu xog-hayaha guud ee GMDQ Mudane Cabdirisaaq Bashiir uu kamid yahay dadka kusameeyey hayb-sooca sababay in uu shaqada waayo, markii shaqada laga eryey iyada oo aan loo marin wax habraac iyo xeer ah ayuu sida uu sheegay waxa uu qoray xaashi uu ku dalbanayey in guddigu cadeeyo heerka shaqadiisa.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-141998\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"910\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-1.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-1-237x300.jpg 237w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-1-696x880.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-1-332x420.jpg 332w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiye Xaliima Ismaaciil ayaa diidday soo jeedin ku saabsanayd in shaqaalaha guddiga doorashooyinku kamid noqdo shaqaalaha rayidka ah ee dowladda islamarkaana uu hoos tago guddiga shaqaalaha rayidka.<\/p>\n<p>Guddoomiye Xaliimo waxa ay horay isu qabteen Sayid Cali Sh. Maxamed guddoomiye ku xigeenkii guddiga doorashooyinka qaranka kaddibna waxa ay Xaliima soosaarat warqad ay sheegtay in ay xilka uga qaadday iyada oo ku eedeysay in uu duminayey guddiga.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-141995 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo\/2-11\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"960\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-2.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-2.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-2-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-2-696x928.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-2-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo\/3-12\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"910\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-1.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-1-237x300.jpg 237w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-1-696x880.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-1-332x420.jpg 332w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isaaq Yuusuf oo ka tirsanaa waaxada Wacyigelinta (Outreach) ka ee shaqaalaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka hayeeshee sida uu sheegay looga saaray shaqada guddiga si ku dhisan haybsooc ayaa u sheegay Mustaqbal in guddoomiyaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinku Xaliima Ismaaciil Ibraahin ka erisay shaqadii uu ka hayey guddiga. Isaaq waxa uu sheegay in guddoomiyaha guddiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141999,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141995","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AKHRISO:- Xaliimo Yareey oo lagu eedeeyay cunsurinimo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AKHRISO:- Xaliimo Yareey oo lagu eedeeyay cunsurinimo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Isaaq Yuusuf oo ka tirsanaa waaxada Wacyigelinta (Outreach) ka ee shaqaalaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka hayeeshee sida uu sheegay looga saaray shaqada guddiga si ku dhisan haybsooc ayaa u sheegay Mustaqbal in guddoomiyaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinku Xaliima Ismaaciil Ibraahin ka erisay shaqadii uu ka hayey guddiga. Isaaq waxa uu sheegay in guddoomiyaha guddiga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-10T17:16:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Yareey-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo\/\",\"name\":\"AKHRISO:- Xaliimo Yareey oo lagu eedeeyay cunsurinimo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Yareey-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-10T17:16:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Yareey-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Yareey-1.jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AKHRISO:- Xaliimo Yareey oo lagu eedeeyay cunsurinimo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AKHRISO:- Xaliimo Yareey oo lagu eedeeyay cunsurinimo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AKHRISO:- Xaliimo Yareey oo lagu eedeeyay cunsurinimo - Wardoon","og_description":"Isaaq Yuusuf oo ka tirsanaa waaxada Wacyigelinta (Outreach) ka ee shaqaalaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka hayeeshee sida uu sheegay looga saaray shaqada guddiga si ku dhisan haybsooc ayaa u sheegay Mustaqbal in guddoomiyaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinku Xaliima Ismaaciil Ibraahin ka erisay shaqadii uu ka hayey guddiga. Isaaq waxa uu sheegay in guddoomiyaha guddiga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-10T17:16:00+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Yareey-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo\/","name":"AKHRISO:- Xaliimo Yareey oo lagu eedeeyay cunsurinimo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Yareey-1.jpg","datePublished":"2020-02-10T17:16:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Yareey-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Yareey-1.jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaliimo-yareey-oo-lagu-eedeeyay-cunsurinimo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AKHRISO:- Xaliimo Yareey oo lagu eedeeyay cunsurinimo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141995"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141995"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141995\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142000,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141995\/revisions\/142000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141999"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141995"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141995"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141995"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}