{"id":142001,"date":"2020-02-11T10:18:17","date_gmt":"2020-02-11T07:18:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142001"},"modified":"2020-02-11T13:04:49","modified_gmt":"2020-02-11T10:04:49","slug":"labo-kamid-ah-ragii-dilka-iyo-kufsaday-caasho-ilyaas-oo-saakay-la-toogtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/labo-kamid-ah-ragii-dilka-iyo-kufsaday-caasho-ilyaas-oo-saakay-la-toogtay\/","title":{"rendered":"Labo kamid ah Ragii dilka iyo Kufsaday Caasho Ilyaas oo saakay la toogtay"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa saakay fagaaro ku yaalla Magaalada Boosaaso waxaa uu xukun dil toogasho ah ugu fuliyeen laba kamid ah Saddex rag ah oo loo xukumay kufsigii iyo dilkii Magaalada Gaalkacyo loogu geystay Caaisha Ilyaas oo aheyd Gabar 13 jir ah.<\/p>\n<p>Saddexda Ragga ah ee falkaasi loo heystay ayaa waxaa lagu kala magacaabaa C\/fataax C\/raxmaan Warsame, C\/salaan C\/raxmaan Warsame iyo C\/shakuur Maxamed Dige,hayeeshee dil toogasho lagu fuliyey Cabdifitaax Cabdiraxmaan Warsame &amp; Cabdishakuur Maxamed Dige,halka muddo 10 Cisho ah dib loo dhigey in la toogto C\/salaan C\/raxmaan Warsame.<\/p>\n<p>Sababaha xukunsanaha saddexaad looga reebay saakay in la toogto ayaa waxaa lagu sheegay in uu codsadey Aabaha Dhalay Caaisha ee Ilyaas Aadan in dib loo dhigo.<\/p>\n<p>Raggan Saddexda ah ee loo heyso kufsigii iyo dilkii Caaisho Ilyaas Aadan ayaa 12-kii Bishii May ee sanadkii tegay ee 2019 waxaa Maxkamadda Gobolka Nugaal ay ku ridey xukun dil ah,iyada oo Maxkamadda Racfaanka ay ku raacday xukunkaas,kadib markii ay racfaan ka qaateen.<\/p>\n<p>Si kastaba 24-kii February sanadkii 2019 Caa\u2019isha Ilyaas Aaden oo da\u2019deeda lagu sheegay 13-sano jir, ayaa lagu waayay xaafadda Siinaay ee Waqooyiga Gaalkacyo kadib markii adeeg loo diray,hayeeshee maalintii xigtay ee 25-kii February 2019, Subax aroortii ayaa aga\u2019gaarka gurigooda laga helay maydkeeda oo kufsi iyo jir dil ba\u2019an loo geystay,waxaana dhacdadaas ay noqotay mid BulshadaSoomaaliyeed badankood ay ka fal celiyeen.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-142016\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86182958_2485456335048632_5121243300656840704_n.jpg\" alt=\"\" width=\"935\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86182958_2485456335048632_5121243300656840704_n.jpg 935w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86182958_2485456335048632_5121243300656840704_n-292x300.jpg 292w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86182958_2485456335048632_5121243300656840704_n-768x789.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86182958_2485456335048632_5121243300656840704_n-696x715.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86182958_2485456335048632_5121243300656840704_n-409x420.jpg 409w\" sizes=\"(max-width: 935px) 100vw, 935px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa saakay fagaaro ku yaalla Magaalada Boosaaso waxaa uu xukun dil toogasho ah ugu fuliyeen laba kamid ah Saddex rag ah oo loo xukumay kufsigii iyo dilkii Magaalada Gaalkacyo loogu geystay Caaisha Ilyaas oo aheyd Gabar 13 jir ah. Saddexda Ragga ah ee falkaasi loo heystay ayaa waxaa lagu kala magacaabaa C\/fataax C\/raxmaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142014,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142001","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Labo kamid ah Ragii dilka iyo Kufsaday Caasho Ilyaas oo saakay la toogtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/labo-kamid-ah-ragii-dilka-iyo-kufsaday-caasho-ilyaas-oo-saakay-la-toogtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Labo kamid ah Ragii dilka iyo Kufsaday Caasho Ilyaas oo saakay la toogtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Puntland ayaa saakay fagaaro ku yaalla Magaalada Boosaaso waxaa uu xukun dil toogasho ah ugu fuliyeen laba kamid ah Saddex rag ah oo loo xukumay kufsigii iyo dilkii Magaalada Gaalkacyo loogu geystay Caaisha Ilyaas oo aheyd Gabar 13 jir ah. Saddexda Ragga ah ee falkaasi loo heystay ayaa waxaa lagu kala magacaabaa C\/fataax C\/raxmaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/labo-kamid-ah-ragii-dilka-iyo-kufsaday-caasho-ilyaas-oo-saakay-la-toogtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-11T07:18:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-02-11T10:04:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85084053_10162957150430142_1532065467852652544_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"644\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"358\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/labo-kamid-ah-ragii-dilka-iyo-kufsaday-caasho-ilyaas-oo-saakay-la-toogtay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/labo-kamid-ah-ragii-dilka-iyo-kufsaday-caasho-ilyaas-oo-saakay-la-toogtay\/\",\"name\":\"Labo kamid ah Ragii dilka iyo Kufsaday Caasho Ilyaas oo saakay la toogtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/labo-kamid-ah-ragii-dilka-iyo-kufsaday-caasho-ilyaas-oo-saakay-la-toogtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/labo-kamid-ah-ragii-dilka-iyo-kufsaday-caasho-ilyaas-oo-saakay-la-toogtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85084053_10162957150430142_1532065467852652544_n.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-11T07:18:17+00:00\",\"dateModified\":\"2020-02-11T10:04:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/labo-kamid-ah-ragii-dilka-iyo-kufsaday-caasho-ilyaas-oo-saakay-la-toogtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/labo-kamid-ah-ragii-dilka-iyo-kufsaday-caasho-ilyaas-oo-saakay-la-toogtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/labo-kamid-ah-ragii-dilka-iyo-kufsaday-caasho-ilyaas-oo-saakay-la-toogtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85084053_10162957150430142_1532065467852652544_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85084053_10162957150430142_1532065467852652544_n.jpg\",\"width\":644,\"height\":358},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/labo-kamid-ah-ragii-dilka-iyo-kufsaday-caasho-ilyaas-oo-saakay-la-toogtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Labo kamid ah Ragii dilka iyo Kufsaday Caasho Ilyaas oo saakay la toogtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Labo kamid ah Ragii dilka iyo Kufsaday Caasho Ilyaas oo saakay la toogtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/labo-kamid-ah-ragii-dilka-iyo-kufsaday-caasho-ilyaas-oo-saakay-la-toogtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Labo kamid ah Ragii dilka iyo Kufsaday Caasho Ilyaas oo saakay la toogtay - Wardoon","og_description":"Maamulka Puntland ayaa saakay fagaaro ku yaalla Magaalada Boosaaso waxaa uu xukun dil toogasho ah ugu fuliyeen laba kamid ah Saddex rag ah oo loo xukumay kufsigii iyo dilkii Magaalada Gaalkacyo loogu geystay Caaisha Ilyaas oo aheyd Gabar 13 jir ah. Saddexda Ragga ah ee falkaasi loo heystay ayaa waxaa lagu kala magacaabaa C\/fataax C\/raxmaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/labo-kamid-ah-ragii-dilka-iyo-kufsaday-caasho-ilyaas-oo-saakay-la-toogtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-11T07:18:17+00:00","article_modified_time":"2020-02-11T10:04:49+00:00","og_image":[{"width":644,"height":358,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85084053_10162957150430142_1532065467852652544_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/labo-kamid-ah-ragii-dilka-iyo-kufsaday-caasho-ilyaas-oo-saakay-la-toogtay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/labo-kamid-ah-ragii-dilka-iyo-kufsaday-caasho-ilyaas-oo-saakay-la-toogtay\/","name":"Labo kamid ah Ragii dilka iyo Kufsaday Caasho Ilyaas oo saakay la toogtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/labo-kamid-ah-ragii-dilka-iyo-kufsaday-caasho-ilyaas-oo-saakay-la-toogtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/labo-kamid-ah-ragii-dilka-iyo-kufsaday-caasho-ilyaas-oo-saakay-la-toogtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85084053_10162957150430142_1532065467852652544_n.jpg","datePublished":"2020-02-11T07:18:17+00:00","dateModified":"2020-02-11T10:04:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/labo-kamid-ah-ragii-dilka-iyo-kufsaday-caasho-ilyaas-oo-saakay-la-toogtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/labo-kamid-ah-ragii-dilka-iyo-kufsaday-caasho-ilyaas-oo-saakay-la-toogtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/labo-kamid-ah-ragii-dilka-iyo-kufsaday-caasho-ilyaas-oo-saakay-la-toogtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85084053_10162957150430142_1532065467852652544_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85084053_10162957150430142_1532065467852652544_n.jpg","width":644,"height":358},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/labo-kamid-ah-ragii-dilka-iyo-kufsaday-caasho-ilyaas-oo-saakay-la-toogtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Labo kamid ah Ragii dilka iyo Kufsaday Caasho Ilyaas oo saakay la toogtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142001"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142001"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142001\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142018,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142001\/revisions\/142018"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142014"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142001"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142001"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142001"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}