{"id":142019,"date":"2020-02-11T13:51:49","date_gmt":"2020-02-11T10:51:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142019"},"modified":"2020-02-11T13:51:49","modified_gmt":"2020-02-11T10:51:49","slug":"daawo-taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-sheegay-in-amniga-dalka-uu-meel-xun-marayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-sheegay-in-amniga-dalka-uu-meel-xun-marayo\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo sheegay in amniga dalka uu meel xun marayo"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Xijaar oo maanta hadal ka jeediyay kulan looga hadlayay isku xirka howlaha Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa shaaciyay in amaanka dalka uu xiligan meel xun marayo.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay taliyaha in dalka amaankiisa uu hada sii xumaaday, waxa uuna tilmaamay in amniga dalka lagu soo duulay sidoo kale la bilaabay in la qarxiyo kaamirooyinkii amaanka ee wadooyinka Muqdisho lagu xiray.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay jiraan dad diidan horumarka iyo xasiloonida dalka, isagoona tusaale usoo qaatay qaraxyada lala eeganayo Injineerada Turkida ah ee dalka u jooga in ay wadooyinka dalka dhisaan.<\/p>\n<p>\u201d\u201cAmniga dalka meel xun buu marayaa, amniga waa lagu soo duulay, kaamirooyinkii lagu xiro waddooyinka in la qarxiyo ayaa la gaaray, dalka horumarkiisa ayaa la diidan yahay, Injineerada waddooyinka dhisaya ayaa la qarxiyaaa, waxaa la diidan yahay ummadda inay xasisho\u201dayuu yiri Taliye Xijaar.<\/p>\n<p>Generaal Xijaar ayaa sheegay in muhiim tahay wada shaqeynta ciidamada booliiska iyo hay\u2019da socdaalka iyo jinsiyada Soomaaliya si looga hortago in dalka soo galaan dadka ka shaqeeya falalka amaan daro iyo xasilooni darada dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F956334608101468%2F&amp;show_text=0&amp;width=876\" width=\"676\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Xijaar oo maanta hadal ka jeediyay kulan looga hadlayay isku xirka howlaha Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa shaaciyay in amaanka dalka uu xiligan meel xun marayo. Waxa uu sheegay taliyaha in dalka amaankiisa uu hada sii xumaaday, waxa uuna tilmaamay in amniga dalka lagu soo duulay sidoo kale la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142020,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142019","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo sheegay in amniga dalka uu meel xun marayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-sheegay-in-amniga-dalka-uu-meel-xun-marayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo sheegay in amniga dalka uu meel xun marayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Xijaar oo maanta hadal ka jeediyay kulan looga hadlayay isku xirka howlaha Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa shaaciyay in amaanka dalka uu xiligan meel xun marayo. Waxa uu sheegay taliyaha in dalka amaankiisa uu hada sii xumaaday, waxa uuna tilmaamay in amniga dalka lagu soo duulay sidoo kale la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-sheegay-in-amniga-dalka-uu-meel-xun-marayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-11T10:51:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-18.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"562\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"490\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-sheegay-in-amniga-dalka-uu-meel-xun-marayo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-sheegay-in-amniga-dalka-uu-meel-xun-marayo\/\",\"name\":\"DAAWO:- Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo sheegay in amniga dalka uu meel xun marayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-sheegay-in-amniga-dalka-uu-meel-xun-marayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-sheegay-in-amniga-dalka-uu-meel-xun-marayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-18.png\",\"datePublished\":\"2020-02-11T10:51:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-sheegay-in-amniga-dalka-uu-meel-xun-marayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-sheegay-in-amniga-dalka-uu-meel-xun-marayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-sheegay-in-amniga-dalka-uu-meel-xun-marayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-18.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-18.png\",\"width\":562,\"height\":490},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-sheegay-in-amniga-dalka-uu-meel-xun-marayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo sheegay in amniga dalka uu meel xun marayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo sheegay in amniga dalka uu meel xun marayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-sheegay-in-amniga-dalka-uu-meel-xun-marayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo sheegay in amniga dalka uu meel xun marayo - Wardoon","og_description":"Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Xijaar oo maanta hadal ka jeediyay kulan looga hadlayay isku xirka howlaha Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa shaaciyay in amaanka dalka uu xiligan meel xun marayo. Waxa uu sheegay taliyaha in dalka amaankiisa uu hada sii xumaaday, waxa uuna tilmaamay in amniga dalka lagu soo duulay sidoo kale la [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-sheegay-in-amniga-dalka-uu-meel-xun-marayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-11T10:51:49+00:00","og_image":[{"width":562,"height":490,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-18.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-sheegay-in-amniga-dalka-uu-meel-xun-marayo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-sheegay-in-amniga-dalka-uu-meel-xun-marayo\/","name":"DAAWO:- Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo sheegay in amniga dalka uu meel xun marayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-sheegay-in-amniga-dalka-uu-meel-xun-marayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-sheegay-in-amniga-dalka-uu-meel-xun-marayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-18.png","datePublished":"2020-02-11T10:51:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-sheegay-in-amniga-dalka-uu-meel-xun-marayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-sheegay-in-amniga-dalka-uu-meel-xun-marayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-sheegay-in-amniga-dalka-uu-meel-xun-marayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-18.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-18.png","width":562,"height":490},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-sheegay-in-amniga-dalka-uu-meel-xun-marayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo sheegay in amniga dalka uu meel xun marayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142019"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142019"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142019\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142021,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142019\/revisions\/142021"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142020"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142019"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142019"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142019"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}