{"id":142026,"date":"2020-02-11T19:22:04","date_gmt":"2020-02-11T16:22:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142026"},"modified":"2020-02-11T19:22:04","modified_gmt":"2020-02-11T16:22:04","slug":"cumar-xasan-al-bashiir-oo-loo-dhiibayo-maxkamadda-hague","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-xasan-al-bashiir-oo-loo-dhiibayo-maxkamadda-hague\/","title":{"rendered":"Cumar xasan Al-Bashiir oo loo dhiibayo maxkamadda Hague"},"content":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiinta dalka Sudan ayaa ogolaaday in dadka ay dooneyso Maxkamadda Dambiyada Dagaalka (ICC) loo gacan geliyo.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa lagu gaaray wada-hadallo nabadeed oo u dhaxeeya dowladda Sudan iyo mucaaradka gobolka Darfur.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa dhabbaha u xaaraya in madaxweynihii hore ee dalkaas Cumar xasan Al-Bashiir loo dhiibo maxkamadda Hague, si uu u wajaho eedeymaha loo haysto.<\/p>\n<p>Al-Bahsiir ayaa waxaa lagu eedeeyey xasuuq iyo dambiyo dagaal oo ka dhacay Darfur, markii dagaalka uu halkaas ka qarxay 2003, halkaasi oo ay ku dhinteen in ka badan 300,000 oo qof.<\/p>\n<p>\u201cCaddaalad lama heli karo, haddii aan la dhayin dhaawcayada,\u201d waxaa sidaas yiri afhayeen u hadlay dowladda.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan isku raacnahay in qof kasta oo laga soo saaray waaran lagu soo xirayo, la horgeeyo maxkamadda ICC. Taasi si cad ayaan u sheegayaa,\u201d ayuu yiri Mohammed Mohammed Hassan Eltaish.<\/p>\n<p>Al-Bashiir ayaa waxaa xukunka laga tuuray bishii April ee sanadkii tegay.<\/p>\n<p>Waxa uu awoodda kula wareegay afgambi militari oo dhacay 1989-kii, waxaana uu dalka maamulayey 30 sano.<\/p>\n<p>Dacwad-oogayaasha maxkamadda Hague ayaa dalbaday in maxkamad uu hor-yimaado, si loogu qaado dacwadaha eedaha la xiriira dilal ka dhacay Darfur.<\/p>\n<p>QM waxay sheegtay in 2.5 milyan oo qof ay ku barakaceen dagaalki Darfur.<\/p>\n<p>Al-Bahsiir ayaa waxaa December tii tegtay lagu xukumay laba sano oo xabsi ah, kadib musuq-maasuq lagu helay.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.dailymail.co.uk\/news\/article-7991585\/Sudan-agrees-hand-ex-president-Omar-al-Bashir-face-genocide-war-crimes-charges.html\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiinta dalka Sudan ayaa ogolaaday in dadka ay dooneyso Maxkamadda Dambiyada Dagaalka (ICC) loo gacan geliyo. Go\u2019aankan ayaa lagu gaaray wada-hadallo nabadeed oo u dhaxeeya dowladda Sudan iyo mucaaradka gobolka Darfur. Go\u2019aankan ayaa dhabbaha u xaaraya in madaxweynihii hore ee dalkaas Cumar xasan Al-Bashiir loo dhiibo maxkamadda Hague, si uu u wajaho eedeymaha loo haysto. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142027,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142026","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cumar xasan Al-Bashiir oo loo dhiibayo maxkamadda Hague - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-xasan-al-bashiir-oo-loo-dhiibayo-maxkamadda-hague\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cumar xasan Al-Bashiir oo loo dhiibayo maxkamadda Hague - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mas\u2019uuliyiinta dalka Sudan ayaa ogolaaday in dadka ay dooneyso Maxkamadda Dambiyada Dagaalka (ICC) loo gacan geliyo. Go\u2019aankan ayaa lagu gaaray wada-hadallo nabadeed oo u dhaxeeya dowladda Sudan iyo mucaaradka gobolka Darfur. Go\u2019aankan ayaa dhabbaha u xaaraya in madaxweynihii hore ee dalkaas Cumar xasan Al-Bashiir loo dhiibo maxkamadda Hague, si uu u wajaho eedeymaha loo haysto. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-xasan-al-bashiir-oo-loo-dhiibayo-maxkamadda-hague\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-11T16:22:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"307\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-xasan-al-bashiir-oo-loo-dhiibayo-maxkamadda-hague\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-xasan-al-bashiir-oo-loo-dhiibayo-maxkamadda-hague\/\",\"name\":\"Cumar xasan Al-Bashiir oo loo dhiibayo maxkamadda Hague - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-xasan-al-bashiir-oo-loo-dhiibayo-maxkamadda-hague\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-xasan-al-bashiir-oo-loo-dhiibayo-maxkamadda-hague\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-11T16:22:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-xasan-al-bashiir-oo-loo-dhiibayo-maxkamadda-hague\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-xasan-al-bashiir-oo-loo-dhiibayo-maxkamadda-hague\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-xasan-al-bashiir-oo-loo-dhiibayo-maxkamadda-hague\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-1.jpg\",\"width\":512,\"height\":307},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-xasan-al-bashiir-oo-loo-dhiibayo-maxkamadda-hague\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cumar xasan Al-Bashiir oo loo dhiibayo maxkamadda Hague\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cumar xasan Al-Bashiir oo loo dhiibayo maxkamadda Hague - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-xasan-al-bashiir-oo-loo-dhiibayo-maxkamadda-hague\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cumar xasan Al-Bashiir oo loo dhiibayo maxkamadda Hague - Wardoon","og_description":"Mas\u2019uuliyiinta dalka Sudan ayaa ogolaaday in dadka ay dooneyso Maxkamadda Dambiyada Dagaalka (ICC) loo gacan geliyo. Go\u2019aankan ayaa lagu gaaray wada-hadallo nabadeed oo u dhaxeeya dowladda Sudan iyo mucaaradka gobolka Darfur. Go\u2019aankan ayaa dhabbaha u xaaraya in madaxweynihii hore ee dalkaas Cumar xasan Al-Bashiir loo dhiibo maxkamadda Hague, si uu u wajaho eedeymaha loo haysto. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-xasan-al-bashiir-oo-loo-dhiibayo-maxkamadda-hague\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-11T16:22:04+00:00","og_image":[{"width":512,"height":307,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-xasan-al-bashiir-oo-loo-dhiibayo-maxkamadda-hague\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-xasan-al-bashiir-oo-loo-dhiibayo-maxkamadda-hague\/","name":"Cumar xasan Al-Bashiir oo loo dhiibayo maxkamadda Hague - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-xasan-al-bashiir-oo-loo-dhiibayo-maxkamadda-hague\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-xasan-al-bashiir-oo-loo-dhiibayo-maxkamadda-hague\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-1.jpg","datePublished":"2020-02-11T16:22:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-xasan-al-bashiir-oo-loo-dhiibayo-maxkamadda-hague\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-xasan-al-bashiir-oo-loo-dhiibayo-maxkamadda-hague\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-xasan-al-bashiir-oo-loo-dhiibayo-maxkamadda-hague\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-1.jpg","width":512,"height":307},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-xasan-al-bashiir-oo-loo-dhiibayo-maxkamadda-hague\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cumar xasan Al-Bashiir oo loo dhiibayo maxkamadda Hague"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142026"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142026"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142026\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142028,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142026\/revisions\/142028"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142027"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142026"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142026"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142026"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}