{"id":142035,"date":"2020-02-12T10:19:39","date_gmt":"2020-02-12T07:19:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142035"},"modified":"2020-02-12T10:19:39","modified_gmt":"2020-02-12T07:19:39","slug":"dowladda-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dowladda iyo dowlad goboleedyada oo Shir uga furmaya  Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa saacadaha soo socdala filayaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirweyne u dhexeeya dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka, kaas oo looga hadlayo arrimaha garsoorka iyo cadaalada dalka.<\/p>\n<p>Shirkaan oo ah mid sanadle ah ayaa waxaa soo qaban qaabisay xukuumadda Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda cadaalada, kaas oo la qabanayo sanadkii 2-aad.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa shirka ka qeyb galaya mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda dhexe, xubno ka socda maamul goboleedyada dalka iyo marti sharaf kale.<\/p>\n<p>Arrimaha laga wada hadlayo waxaa ka mid ah caqabadaha ka jira garsoorka, hufnaanta cadaaladda iyo waxyaabihii ka qabsoomay ballan qaadyadii hore.<\/p>\n<p>Waxa kale oo shirka arrimaha garsoorka looga hadli doonaa hiigsiga sanadka soo socda ee 2121-ka iyo waxa ay tahay in la qabto, si loo hormariyo cadaalada dalka.<\/p>\n<p>Ma cadda in shirkaani ay ka qeyb gali doonaan maamullada Puntland iyo Jubbaland oo uu haatan khilaaf xoog leh kala dhexeeyo madaxda dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirweynahaan oo sanad kiiba mar la qabto ayaa 2020-ka ku soo aadaya, iyadoo ay weli caqabado badan ay ka jiraan dhanka garsoorka , gaar ahaan maxkamadaha dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa saacadaha soo socdala filayaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirweyne u dhexeeya dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka, kaas oo looga hadlayo arrimaha garsoorka iyo cadaalada dalka. Shirkaan oo ah mid sanadle ah ayaa waxaa soo qaban qaabisay xukuumadda Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda cadaalada, kaas oo la qabanayo sanadkii 2-aad. Sidoo kale waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142036,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142035","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowladda iyo dowlad goboleedyada oo Shir uga furmaya Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowladda iyo dowlad goboleedyada oo Shir uga furmaya Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa saacadaha soo socdala filayaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirweyne u dhexeeya dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka, kaas oo looga hadlayo arrimaha garsoorka iyo cadaalada dalka. Shirkaan oo ah mid sanadle ah ayaa waxaa soo qaban qaabisay xukuumadda Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda cadaalada, kaas oo la qabanayo sanadkii 2-aad. Sidoo kale waxaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-12T07:19:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_90C006-1CB8B3-D0E841-A99D47-C668C2-68EC17.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"617\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/\",\"name\":\"Dowladda iyo dowlad goboleedyada oo Shir uga furmaya Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_90C006-1CB8B3-D0E841-A99D47-C668C2-68EC17.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-12T07:19:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_90C006-1CB8B3-D0E841-A99D47-C668C2-68EC17.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_90C006-1CB8B3-D0E841-A99D47-C668C2-68EC17.jpg\",\"width\":960,\"height\":617},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowladda iyo dowlad goboleedyada oo Shir uga furmaya Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowladda iyo dowlad goboleedyada oo Shir uga furmaya Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowladda iyo dowlad goboleedyada oo Shir uga furmaya Muqdisho - Wardoon","og_description":"Waxaa saacadaha soo socdala filayaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirweyne u dhexeeya dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka, kaas oo looga hadlayo arrimaha garsoorka iyo cadaalada dalka. Shirkaan oo ah mid sanadle ah ayaa waxaa soo qaban qaabisay xukuumadda Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda cadaalada, kaas oo la qabanayo sanadkii 2-aad. Sidoo kale waxaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-12T07:19:39+00:00","og_image":[{"width":960,"height":617,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_90C006-1CB8B3-D0E841-A99D47-C668C2-68EC17.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/","name":"Dowladda iyo dowlad goboleedyada oo Shir uga furmaya Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_90C006-1CB8B3-D0E841-A99D47-C668C2-68EC17.jpg","datePublished":"2020-02-12T07:19:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_90C006-1CB8B3-D0E841-A99D47-C668C2-68EC17.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_90C006-1CB8B3-D0E841-A99D47-C668C2-68EC17.jpg","width":960,"height":617},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowladda iyo dowlad goboleedyada oo Shir uga furmaya Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142035"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142035"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142035\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142037,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142035\/revisions\/142037"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142036"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142035"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142035"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142035"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}