{"id":142038,"date":"2020-02-12T10:21:29","date_gmt":"2020-02-12T07:21:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142038"},"modified":"2020-02-12T10:28:37","modified_gmt":"2020-02-12T07:28:37","slug":"jubbaland-oo-ciidamo-badan-geesay-balad-xaawo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ciidamo-badan-geesay-balad-xaawo\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:- Jubbaland oo ciidamo badan geesay Balad Xaawo"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maamulka Jubbaland ciidamo badan oo wata gaadiidka dagaalka geeyay duleedka degmada Balad Xaawo oo hada saldhig u ah ciidamadii Jubbaland ee ka baxay Balad Xaawo.<\/p>\n<p>Ciidamo badan oo wata gaadiidka dagaalka oo ka tagay degmada Ceel Waaq ayaa la sheegay in ay ku biireen ciidanka Daraawiishta ee jooga duleedka Balad Xaawo, waxaana ciidankan cusub hogaaminayay sargaal lagu magacaabo Cabaas Gurey.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay ciidamada Jubbaland ee ku sugan duleedka degmada Balad Xaawo ayaa halkaasi ka wada dhaq dhaqaaqyo ciidan, waxaana gudaha magaalada Balad Xaawo ku sugan ciidamo badan oo ka amar qaata dowlada federaalka.<\/p>\n<p>Col. Cabaas Gureey oo kamid ah saraakiisha Ciidamada Jubbaland ee gaaray duleedka Balad Xaawo ayaa sheegay in nasiib daro tahay in maanta aag isugu jiraan ciidankii la doonayay in ay dagaal la galaan Al Shabaab.<\/p>\n<p>Ciidamada Jubbaland ee isku aruursanaya duleedka Balad Xaawo ayaa horey uga baxay degmooyinka Doolow iyo Balad Xaawo kadib markii halkaasi gaareen ciidamo badan oo ka amar qaata dowlada federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-142038-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/DHAGEYSO-Jubbaland-oo-qarka-u-saaran-dagaal-Saraakiil-ciidan.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/DHAGEYSO-Jubbaland-oo-qarka-u-saaran-dagaal-Saraakiil-ciidan.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/DHAGEYSO-Jubbaland-oo-qarka-u-saaran-dagaal-Saraakiil-ciidan.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maamulka Jubbaland ciidamo badan oo wata gaadiidka dagaalka geeyay duleedka degmada Balad Xaawo oo hada saldhig u ah ciidamadii Jubbaland ee ka baxay Balad Xaawo. Ciidamo badan oo wata gaadiidka dagaalka oo ka tagay degmada Ceel Waaq ayaa la sheegay in ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141969,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142038","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:- Jubbaland oo ciidamo badan geesay Balad Xaawo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ciidamo-badan-geesay-balad-xaawo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:- Jubbaland oo ciidamo badan geesay Balad Xaawo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maamulka Jubbaland ciidamo badan oo wata gaadiidka dagaalka geeyay duleedka degmada Balad Xaawo oo hada saldhig u ah ciidamadii Jubbaland ee ka baxay Balad Xaawo. Ciidamo badan oo wata gaadiidka dagaalka oo ka tagay degmada Ceel Waaq ayaa la sheegay in ay ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ciidamo-badan-geesay-balad-xaawo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-12T07:21:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-02-12T07:28:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85066121_2551130541822925_7167265437279846400_o.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1518\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"607\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ciidamo-badan-geesay-balad-xaawo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ciidamo-badan-geesay-balad-xaawo\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:- Jubbaland oo ciidamo badan geesay Balad Xaawo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ciidamo-badan-geesay-balad-xaawo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ciidamo-badan-geesay-balad-xaawo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85066121_2551130541822925_7167265437279846400_o.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-12T07:21:29+00:00\",\"dateModified\":\"2020-02-12T07:28:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ciidamo-badan-geesay-balad-xaawo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ciidamo-badan-geesay-balad-xaawo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ciidamo-badan-geesay-balad-xaawo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85066121_2551130541822925_7167265437279846400_o.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85066121_2551130541822925_7167265437279846400_o.jpg\",\"width\":1518,\"height\":607},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ciidamo-badan-geesay-balad-xaawo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:- Jubbaland oo ciidamo badan geesay Balad Xaawo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:- Jubbaland oo ciidamo badan geesay Balad Xaawo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ciidamo-badan-geesay-balad-xaawo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:- Jubbaland oo ciidamo badan geesay Balad Xaawo - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maamulka Jubbaland ciidamo badan oo wata gaadiidka dagaalka geeyay duleedka degmada Balad Xaawo oo hada saldhig u ah ciidamadii Jubbaland ee ka baxay Balad Xaawo. Ciidamo badan oo wata gaadiidka dagaalka oo ka tagay degmada Ceel Waaq ayaa la sheegay in ay ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ciidamo-badan-geesay-balad-xaawo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-12T07:21:29+00:00","article_modified_time":"2020-02-12T07:28:37+00:00","og_image":[{"width":1518,"height":607,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85066121_2551130541822925_7167265437279846400_o.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ciidamo-badan-geesay-balad-xaawo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ciidamo-badan-geesay-balad-xaawo\/","name":"DHAGAYSO:- Jubbaland oo ciidamo badan geesay Balad Xaawo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ciidamo-badan-geesay-balad-xaawo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ciidamo-badan-geesay-balad-xaawo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85066121_2551130541822925_7167265437279846400_o.jpg","datePublished":"2020-02-12T07:21:29+00:00","dateModified":"2020-02-12T07:28:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ciidamo-badan-geesay-balad-xaawo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ciidamo-badan-geesay-balad-xaawo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ciidamo-badan-geesay-balad-xaawo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85066121_2551130541822925_7167265437279846400_o.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85066121_2551130541822925_7167265437279846400_o.jpg","width":1518,"height":607},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ciidamo-badan-geesay-balad-xaawo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:- Jubbaland oo ciidamo badan geesay Balad Xaawo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142038"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142038"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142038\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142045,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142038\/revisions\/142045"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141969"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}