{"id":142080,"date":"2020-02-12T19:27:10","date_gmt":"2020-02-12T16:27:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142080"},"modified":"2020-02-12T19:52:09","modified_gmt":"2020-02-12T16:52:09","slug":"daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Somaliland oo xaqiijisay inay kulmeen Farmaajo &#038; Muuse Biixi +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee maalmahan dalka Itoobiya u joogay hawlaha shaqo ayaa galabta dib ugu soo laabtay Hargeysa.<\/p>\n<p>Waxaana soo noqoshada madaxweynaha iyo weftigiisa warbaahinta uga warbixiyey wixii u qabsoomay intii ay ku sugnaayeen halkaas iyo kulamadii kala duwanaa ee ay la yeesheen madaxda qaarada Afrika, wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland, Prof. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon).<\/p>\n<p>\u201cShirkaa intii aanu joognay waxa aanu la kulanay oo aanu hor fadhiisanay madax badan oo Afrika ah iyo dad kale oo u badan caalamka oo ka soo qaybgalay shirkaa ama goobjoog ka ahaa, madaxweyneyaal haday tahay, wasiiro haday tahay, laamaha madasha Afrika haday tahay iyo hay\u2019addo kale oo farabadan oo caalamiya ayaanu halkaasi kula kulanay oo aanu ka wada hadalnay qadiyadda Somaliland, ilaahay mahadi ha ka gaadho waxa aanu u aragnaa shirkaasi in aanu guul ka gaadhnay oo danihii aanu ka lahayn ama looga baahnaa aanu ka gaadhnay aad iyo aad ayaanu guulo badan uga soo hoynay, cid walba oo aanu halkaa isku aragnayna si wanaagsan ayaanu isu afgaranay, in badan ayaanu fahansiinay qadiyada Somaliland ama fahantahay arrinta qadiyada Jamhuuriyadda Somaliland\u201d. ayuu yiri wasiir Faratoon.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu wasiirku sheegay intii ay ku jireen arrimaha shirkaasi in si heer sare ah loo qaabiley Wafdiga Somaliland, loona soo dhoweeyey sida madaxda kale ee afrika.<\/p>\n<p>\u201cshirkaas haddii ay tahay ka soo qaybgalkiisa iyo tegi taankiisa iyo haddii ay tahay meelihii aanu tageynay cidii aanu la kulanay, dawladda Itoobiya iyo intii kale ee aanu la kulanayba si meeqaamkeedu aad u sareeyo ayaa la noo soo dhaweeyey, meeqaam la siman ama la mida hadiiba aanu ka sarayn waddamo badan oo Afrika ah ama dalalka Afrika oo dhan intii la siiyey meeqaamkii madaxdooda ayaa madaxweynahana la siiyey oo lanagu soo dhaweynaayey oo aanu kaga qayb qaadanay meel walba oo aanu joognay. Waxa aan idin sheegayaa in ra\u2019iisal wasaaraha Itoobiya, gudoomiyihii cusub ee loo doortay Afrika sannadkan iyo dhammaantood uu madaxweynuhu la kulmay\u201d ayuu intaas raaciyey.<\/p>\n<p>Mar uu ka hadlayey wararka sheegaya inuu kulan dhexmaray Madaxweyne Biixi iyo madaxweynaha Somalia Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayuu sheegay inuu kulankaas jiro uuna ka dhacay xafiiska RW Itoobiya, isagoo xusay in labada masuul ay ka mid ahaayeen madax fara badan oo halkaas ku sugneyd, iskuna arkay, balse wasiirka ma faahfaahin waxyaabaha ay ka wada hadleen iyo hadii uu jiro isfaham la gaaray.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/t-o9a-V4Rnc\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-142080 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/83654122_2698353916945111_6007986208548847616_o\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"447\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/83654122_2698353916945111_6007986208548847616_o.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/83654122_2698353916945111_6007986208548847616_o.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/83654122_2698353916945111_6007986208548847616_o-300x175.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/83654122_2698353916945111_6007986208548847616_o-696x405.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/83654122_2698353916945111_6007986208548847616_o-722x420.jpg 722w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/83996657_2698359386944564_358935291714600960_o\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"535\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/83996657_2698359386944564_358935291714600960_o.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/83996657_2698359386944564_358935291714600960_o.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/83996657_2698359386944564_358935291714600960_o-300x209.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/83996657_2698359386944564_358935291714600960_o-100x70.jpg 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/83996657_2698359386944564_358935291714600960_o-696x485.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/83996657_2698359386944564_358935291714600960_o-603x420.jpg 603w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/84930016_2698353996945103_9158398823867875328_o\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/84930016_2698353996945103_9158398823867875328_o.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/84930016_2698353996945103_9158398823867875328_o.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/84930016_2698353996945103_9158398823867875328_o-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/84930016_2698353996945103_9158398823867875328_o-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/84930016_2698353996945103_9158398823867875328_o-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/85112003_2698353900278446_2937656320775421952_o\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"476\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85112003_2698353900278446_2937656320775421952_o.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85112003_2698353900278446_2937656320775421952_o.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85112003_2698353900278446_2937656320775421952_o-300x186.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85112003_2698353900278446_2937656320775421952_o-356x220.jpg 356w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85112003_2698353900278446_2937656320775421952_o-696x431.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85112003_2698353900278446_2937656320775421952_o-678x420.jpg 678w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/85196383_2698355430278293_4291362104746704896_o\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85196383_2698355430278293_4291362104746704896_o.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85196383_2698355430278293_4291362104746704896_o.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85196383_2698355430278293_4291362104746704896_o-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85196383_2698355430278293_4291362104746704896_o-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85196383_2698355430278293_4291362104746704896_o-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<div id='gallery-2' class='gallery galleryid-142080 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/1-22\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"2048\" height=\"1365\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-5.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-5.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-5-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-5-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-5-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-5-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-5-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-5-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-5-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/2-12\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"2048\" height=\"1473\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-3.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-3.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-3-300x216.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-3-1024x737.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-3-768x552.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-3-1536x1105.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-3-696x501.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-3-1068x768.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2-3-584x420.jpg 584w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/3-13\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"2048\" height=\"1448\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-2.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-2.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-2-300x212.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-2-1024x724.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-2-768x543.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-2-1536x1086.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-2-100x70.jpg 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-2-696x492.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-2-1068x755.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-2-594x420.jpg 594w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/4-9\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"2048\" height=\"1365\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/4-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/4-1.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/4-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/4-1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/4-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/4-1-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/4-1-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/4-1-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/4-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/5-8\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"2048\" height=\"1365\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/5-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/5-1.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/5-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/5-1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/5-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/5-1-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/5-1-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/5-1-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/5-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/6-6\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"2048\" height=\"1366\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/6-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/6-1.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/6-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/6-1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/6-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/6-1-1536x1025.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/6-1-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/6-1-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/6-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/7-5\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"758\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/7-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/7-1.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/7-1-300x237.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/7-1-768x606.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/7-1-696x550.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/7-1-532x420.jpg 532w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/8-4\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"769\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/8-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/8-1.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/8-1-300x240.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/8-1-768x615.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/8-1-696x558.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/8-1-524x420.jpg 524w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/9-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"838\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/9.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/9.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/9-300x262.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/9-768x670.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/9-696x608.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/9-481x420.jpg 481w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/99-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"2048\" height=\"1258\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/99.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/99.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/99-300x184.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/99-1024x629.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/99-768x472.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/99-1536x944.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/99-356x220.jpg 356w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/99-696x428.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/99-1068x656.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/99-684x420.jpg 684w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee maalmahan dalka Itoobiya u joogay hawlaha shaqo ayaa galabta dib ugu soo laabtay Hargeysa. Waxaana soo noqoshada madaxweynaha iyo weftigiisa warbaahinta uga warbixiyey wixii u qabsoomay intii ay ku sugnaayeen halkaas iyo kulamadii kala duwanaa ee ay la yeesheen madaxda qaarada Afrika, wasiirka arrimaha dibedda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142085,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142080","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Somaliland oo xaqiijisay inay kulmeen Farmaajo &amp; Muuse Biixi +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Somaliland oo xaqiijisay inay kulmeen Farmaajo &amp; Muuse Biixi +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee maalmahan dalka Itoobiya u joogay hawlaha shaqo ayaa galabta dib ugu soo laabtay Hargeysa. Waxaana soo noqoshada madaxweynaha iyo weftigiisa warbaahinta uga warbixiyey wixii u qabsoomay intii ay ku sugnaayeen halkaas iyo kulamadii kala duwanaa ee ay la yeesheen madaxda qaarada Afrika, wasiirka arrimaha dibedda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-12T16:27:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-02-12T16:52:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85196383_2698355430278293_4291362104746704896_o.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/\",\"name\":\"DAAWO:- Somaliland oo xaqiijisay inay kulmeen Farmaajo & Muuse Biixi +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85196383_2698355430278293_4291362104746704896_o.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-12T16:27:10+00:00\",\"dateModified\":\"2020-02-12T16:52:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85196383_2698355430278293_4291362104746704896_o.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85196383_2698355430278293_4291362104746704896_o.jpg\",\"width\":768,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Somaliland oo xaqiijisay inay kulmeen Farmaajo &#038; Muuse Biixi +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Somaliland oo xaqiijisay inay kulmeen Farmaajo & Muuse Biixi +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Somaliland oo xaqiijisay inay kulmeen Farmaajo & Muuse Biixi +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee maalmahan dalka Itoobiya u joogay hawlaha shaqo ayaa galabta dib ugu soo laabtay Hargeysa. Waxaana soo noqoshada madaxweynaha iyo weftigiisa warbaahinta uga warbixiyey wixii u qabsoomay intii ay ku sugnaayeen halkaas iyo kulamadii kala duwanaa ee ay la yeesheen madaxda qaarada Afrika, wasiirka arrimaha dibedda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-12T16:27:10+00:00","article_modified_time":"2020-02-12T16:52:09+00:00","og_image":[{"width":768,"height":512,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85196383_2698355430278293_4291362104746704896_o.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/","name":"DAAWO:- Somaliland oo xaqiijisay inay kulmeen Farmaajo & Muuse Biixi +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85196383_2698355430278293_4291362104746704896_o.jpg","datePublished":"2020-02-12T16:27:10+00:00","dateModified":"2020-02-12T16:52:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85196383_2698355430278293_4291362104746704896_o.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85196383_2698355430278293_4291362104746704896_o.jpg","width":768,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-xaqiijisay-inay-kulmeen-farmaajo-muuse-biixi-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Somaliland oo xaqiijisay inay kulmeen Farmaajo &#038; Muuse Biixi +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142080"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142080"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142080\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142099,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142080\/revisions\/142099"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142085"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142080"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142080"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142080"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}