{"id":142135,"date":"2020-02-13T21:59:31","date_gmt":"2020-02-13T18:59:31","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=142135"},"modified":"2020-02-13T21:59:31","modified_gmt":"2020-02-13T18:59:31","slug":"hoobiyeyaal-caawa-lagu-weeraray-qeybo-ka-mid-ah-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyeyaal-caawa-lagu-weeraray-qeybo-ka-mid-ah-muqdisho\/","title":{"rendered":"Hoobiyeyaal caawa lagu weeraray qeybo ka mid ah Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa jug culus iyo qaraxyo caawa laga maqlay meel u dhaw xerada saraakiisha ciidamada ee degmada Deyniile ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in hoobiyeyaal lagu weeraray xarunta wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya iyo xero Jarmal, kuwaasi oo jugtooda laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada.<\/p>\n<p>Qaraxyada kadib ayaa waxaa bilaawday rasaas ay rideen ciidamada dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in hoobiyeyaasha ay ku dhaceen gudahaxarunta wasaaradda oo ku taalla degmada Deyniile, intaas kadibna ay rasaas ka bilaabatay gudaha iyo daafaha xerada.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa aad u kacsan welina lama ogaa karo khasaaraha ka dhashay weerarka iyo rasaasta ka dambeysay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa jug culus iyo qaraxyo caawa laga maqlay meel u dhaw xerada saraakiisha ciidamada ee degmada Deyniile ee gobolka Banaadir. Wararka ayaa sheegaya in hoobiyeyaal lagu weeraray xarunta wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya iyo xero Jarmal, kuwaasi oo jugtooda laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada. Qaraxyada kadib ayaa waxaa bilaawday rasaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142136,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142135","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Hoobiyeyaal caawa lagu weeraray qeybo ka mid ah Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyeyaal-caawa-lagu-weeraray-qeybo-ka-mid-ah-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hoobiyeyaal caawa lagu weeraray qeybo ka mid ah Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa jug culus iyo qaraxyo caawa laga maqlay meel u dhaw xerada saraakiisha ciidamada ee degmada Deyniile ee gobolka Banaadir. Wararka ayaa sheegaya in hoobiyeyaal lagu weeraray xarunta wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya iyo xero Jarmal, kuwaasi oo jugtooda laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada. Qaraxyada kadib ayaa waxaa bilaawday rasaas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyeyaal-caawa-lagu-weeraray-qeybo-ka-mid-ah-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-13T18:59:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ewscripps.brightspotcdn.com_-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyeyaal-caawa-lagu-weeraray-qeybo-ka-mid-ah-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyeyaal-caawa-lagu-weeraray-qeybo-ka-mid-ah-muqdisho\/\",\"name\":\"Hoobiyeyaal caawa lagu weeraray qeybo ka mid ah Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyeyaal-caawa-lagu-weeraray-qeybo-ka-mid-ah-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyeyaal-caawa-lagu-weeraray-qeybo-ka-mid-ah-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ewscripps.brightspotcdn.com_-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-13T18:59:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyeyaal-caawa-lagu-weeraray-qeybo-ka-mid-ah-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyeyaal-caawa-lagu-weeraray-qeybo-ka-mid-ah-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyeyaal-caawa-lagu-weeraray-qeybo-ka-mid-ah-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ewscripps.brightspotcdn.com_-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ewscripps.brightspotcdn.com_-1.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyeyaal-caawa-lagu-weeraray-qeybo-ka-mid-ah-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hoobiyeyaal caawa lagu weeraray qeybo ka mid ah Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hoobiyeyaal caawa lagu weeraray qeybo ka mid ah Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyeyaal-caawa-lagu-weeraray-qeybo-ka-mid-ah-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Hoobiyeyaal caawa lagu weeraray qeybo ka mid ah Muqdisho - Wardoon","og_description":"Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa jug culus iyo qaraxyo caawa laga maqlay meel u dhaw xerada saraakiisha ciidamada ee degmada Deyniile ee gobolka Banaadir. Wararka ayaa sheegaya in hoobiyeyaal lagu weeraray xarunta wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya iyo xero Jarmal, kuwaasi oo jugtooda laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada. Qaraxyada kadib ayaa waxaa bilaawday rasaas [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyeyaal-caawa-lagu-weeraray-qeybo-ka-mid-ah-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-13T18:59:31+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ewscripps.brightspotcdn.com_-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyeyaal-caawa-lagu-weeraray-qeybo-ka-mid-ah-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyeyaal-caawa-lagu-weeraray-qeybo-ka-mid-ah-muqdisho\/","name":"Hoobiyeyaal caawa lagu weeraray qeybo ka mid ah Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyeyaal-caawa-lagu-weeraray-qeybo-ka-mid-ah-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyeyaal-caawa-lagu-weeraray-qeybo-ka-mid-ah-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ewscripps.brightspotcdn.com_-1.jpg","datePublished":"2020-02-13T18:59:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyeyaal-caawa-lagu-weeraray-qeybo-ka-mid-ah-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyeyaal-caawa-lagu-weeraray-qeybo-ka-mid-ah-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyeyaal-caawa-lagu-weeraray-qeybo-ka-mid-ah-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ewscripps.brightspotcdn.com_-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ewscripps.brightspotcdn.com_-1.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyeyaal-caawa-lagu-weeraray-qeybo-ka-mid-ah-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hoobiyeyaal caawa lagu weeraray qeybo ka mid ah Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142135"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142135"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142135\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142137,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142135\/revisions\/142137"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142136"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}