{"id":142183,"date":"2020-02-15T11:21:45","date_gmt":"2020-02-15T08:21:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142183"},"modified":"2020-02-15T11:23:54","modified_gmt":"2020-02-15T08:23:54","slug":"wiil-soomaali-ah-oo-gabar-iska-dhigay-oo-la-qabtay-isaga-oo-ka-dhoofi-raba-ankara","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-soomaali-ah-oo-gabar-iska-dhigay-oo-la-qabtay-isaga-oo-ka-dhoofi-raba-ankara\/","title":{"rendered":"Wiil Soomaali ah oo gabar iska dhigay oo la qabtay isaga oo ka dhoofi raba Ankara"},"content":{"rendered":"<p>Nin Soomaali ah oo iska soo dhigay gabar, si uu ugu dhoofo baasaboor gabar leedahay ayaa 12-kii bishan lagu qabtay magaalada Ankara ee dalka Turkey, waxaa sidaas weriyey wargeyska Daily Sabah ee Turkey.<\/p>\n<p>Ninkan oo magaciisa lagu soo koobay Ibrahim M. ayaa lagu qabtay garoonka diyaardaha Esenbo\u011fa ee magaalada Ankara, isaga oo kusii jeeda dalka UK.<\/p>\n<p>Ibrahim ayaa watay kaarka deganaashaha iyo warqadaha safarka (Baasaboorka yar) ee Khadija H., markii la qabtay isaga oo doonaya inuu raaco diyaarad u socotay magaalada London.<\/p>\n<p>Waxa uu u labisnaa sida dumarka isaga oo wata goono dheer, kootka gabdhaha iyo qamaar, islamarkaana soo marsaday walxaha dumar isku qurxiyaan (make up).<\/p>\n<p>Ibraahim ayaa sidoo kale u muuqaal eg gabadha lagu magacaabo Khadija ee uu baasaboorkeeda ku safrayey.<\/p>\n<p>Booliska ayaa ka shakiyey Ibrahim markii ay ka yaabeen walxaha la isku qurxiyo ee tirada badan ee wejiga soo marsaday.<\/p>\n<p>Saraakiisha booliska ayaa kadib dib ugu laabtay muuqaallada kaamirooyinka garoonka, waxayna heleen Khadija oo baasaboorka ku siineysa Ibrahim gudaha garoona.<\/p>\n<p>Booliska ayaa kadib ka dalbaday Ibrahim inuu iska qaado qamaarka, iskana dhaqo walxaha uu soo marsaday, kadibna sidaas ayaa lagu ogaaday.<\/p>\n<p>Khadija, oo la sheegay inay tahay saaxiibtiis, ayaa iyadana la xiray ayada oo isku dayeysa inay ka baxsato garoonka. Labadooda waxaa hadda gacanta ku haya booliska.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FWariyeMoBakayle%2Fvideos%2F2597848840436516%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"313\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-142187\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85076787_10215517447144664_4669693730763046912_o.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"956\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85076787_10215517447144664_4669693730763046912_o.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85076787_10215517447144664_4669693730763046912_o-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85076787_10215517447144664_4669693730763046912_o-150x150.jpg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85076787_10215517447144664_4669693730763046912_o-768x765.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85076787_10215517447144664_4669693730763046912_o-696x693.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/85076787_10215517447144664_4669693730763046912_o-422x420.jpg 422w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-142188\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86290859_2719806041638971_5777101862071173120_n-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86290859_2719806041638971_5777101862071173120_n-1.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86290859_2719806041638971_5777101862071173120_n-1-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86290859_2719806041638971_5777101862071173120_n-1-150x150.jpg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86290859_2719806041638971_5777101862071173120_n-1-696x696.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86290859_2719806041638971_5777101862071173120_n-1-420x420.jpg 420w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nin Soomaali ah oo iska soo dhigay gabar, si uu ugu dhoofo baasaboor gabar leedahay ayaa 12-kii bishan lagu qabtay magaalada Ankara ee dalka Turkey, waxaa sidaas weriyey wargeyska Daily Sabah ee Turkey. Ninkan oo magaciisa lagu soo koobay Ibrahim M. ayaa lagu qabtay garoonka diyaardaha Esenbo\u011fa ee magaalada Ankara, isaga oo kusii jeeda dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142184,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142183","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wiil Soomaali ah oo gabar iska dhigay oo la qabtay isaga oo ka dhoofi raba Ankara - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-soomaali-ah-oo-gabar-iska-dhigay-oo-la-qabtay-isaga-oo-ka-dhoofi-raba-ankara\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wiil Soomaali ah oo gabar iska dhigay oo la qabtay isaga oo ka dhoofi raba Ankara - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Nin Soomaali ah oo iska soo dhigay gabar, si uu ugu dhoofo baasaboor gabar leedahay ayaa 12-kii bishan lagu qabtay magaalada Ankara ee dalka Turkey, waxaa sidaas weriyey wargeyska Daily Sabah ee Turkey. Ninkan oo magaciisa lagu soo koobay Ibrahim M. ayaa lagu qabtay garoonka diyaardaha Esenbo\u011fa ee magaalada Ankara, isaga oo kusii jeeda dalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-soomaali-ah-oo-gabar-iska-dhigay-oo-la-qabtay-isaga-oo-ka-dhoofi-raba-ankara\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-15T08:21:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-02-15T08:23:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86290859_2719806041638971_5777101862071173120_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-soomaali-ah-oo-gabar-iska-dhigay-oo-la-qabtay-isaga-oo-ka-dhoofi-raba-ankara\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-soomaali-ah-oo-gabar-iska-dhigay-oo-la-qabtay-isaga-oo-ka-dhoofi-raba-ankara\/\",\"name\":\"Wiil Soomaali ah oo gabar iska dhigay oo la qabtay isaga oo ka dhoofi raba Ankara - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-soomaali-ah-oo-gabar-iska-dhigay-oo-la-qabtay-isaga-oo-ka-dhoofi-raba-ankara\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-soomaali-ah-oo-gabar-iska-dhigay-oo-la-qabtay-isaga-oo-ka-dhoofi-raba-ankara\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86290859_2719806041638971_5777101862071173120_n.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-15T08:21:45+00:00\",\"dateModified\":\"2020-02-15T08:23:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-soomaali-ah-oo-gabar-iska-dhigay-oo-la-qabtay-isaga-oo-ka-dhoofi-raba-ankara\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-soomaali-ah-oo-gabar-iska-dhigay-oo-la-qabtay-isaga-oo-ka-dhoofi-raba-ankara\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-soomaali-ah-oo-gabar-iska-dhigay-oo-la-qabtay-isaga-oo-ka-dhoofi-raba-ankara\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86290859_2719806041638971_5777101862071173120_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86290859_2719806041638971_5777101862071173120_n.jpg\",\"width\":720,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-soomaali-ah-oo-gabar-iska-dhigay-oo-la-qabtay-isaga-oo-ka-dhoofi-raba-ankara\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wiil Soomaali ah oo gabar iska dhigay oo la qabtay isaga oo ka dhoofi raba Ankara\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wiil Soomaali ah oo gabar iska dhigay oo la qabtay isaga oo ka dhoofi raba Ankara - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-soomaali-ah-oo-gabar-iska-dhigay-oo-la-qabtay-isaga-oo-ka-dhoofi-raba-ankara\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wiil Soomaali ah oo gabar iska dhigay oo la qabtay isaga oo ka dhoofi raba Ankara - Wardoon","og_description":"Nin Soomaali ah oo iska soo dhigay gabar, si uu ugu dhoofo baasaboor gabar leedahay ayaa 12-kii bishan lagu qabtay magaalada Ankara ee dalka Turkey, waxaa sidaas weriyey wargeyska Daily Sabah ee Turkey. Ninkan oo magaciisa lagu soo koobay Ibrahim M. ayaa lagu qabtay garoonka diyaardaha Esenbo\u011fa ee magaalada Ankara, isaga oo kusii jeeda dalka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-soomaali-ah-oo-gabar-iska-dhigay-oo-la-qabtay-isaga-oo-ka-dhoofi-raba-ankara\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-15T08:21:45+00:00","article_modified_time":"2020-02-15T08:23:54+00:00","og_image":[{"width":720,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86290859_2719806041638971_5777101862071173120_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-soomaali-ah-oo-gabar-iska-dhigay-oo-la-qabtay-isaga-oo-ka-dhoofi-raba-ankara\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-soomaali-ah-oo-gabar-iska-dhigay-oo-la-qabtay-isaga-oo-ka-dhoofi-raba-ankara\/","name":"Wiil Soomaali ah oo gabar iska dhigay oo la qabtay isaga oo ka dhoofi raba Ankara - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-soomaali-ah-oo-gabar-iska-dhigay-oo-la-qabtay-isaga-oo-ka-dhoofi-raba-ankara\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-soomaali-ah-oo-gabar-iska-dhigay-oo-la-qabtay-isaga-oo-ka-dhoofi-raba-ankara\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86290859_2719806041638971_5777101862071173120_n.jpg","datePublished":"2020-02-15T08:21:45+00:00","dateModified":"2020-02-15T08:23:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-soomaali-ah-oo-gabar-iska-dhigay-oo-la-qabtay-isaga-oo-ka-dhoofi-raba-ankara\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-soomaali-ah-oo-gabar-iska-dhigay-oo-la-qabtay-isaga-oo-ka-dhoofi-raba-ankara\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-soomaali-ah-oo-gabar-iska-dhigay-oo-la-qabtay-isaga-oo-ka-dhoofi-raba-ankara\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86290859_2719806041638971_5777101862071173120_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86290859_2719806041638971_5777101862071173120_n.jpg","width":720,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-soomaali-ah-oo-gabar-iska-dhigay-oo-la-qabtay-isaga-oo-ka-dhoofi-raba-ankara\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wiil Soomaali ah oo gabar iska dhigay oo la qabtay isaga oo ka dhoofi raba Ankara"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142183"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142183"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142183\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142189,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142183\/revisions\/142189"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142184"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142183"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142183"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142183"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}