{"id":142231,"date":"2020-02-16T11:04:26","date_gmt":"2020-02-16T08:04:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142231"},"modified":"2020-02-16T11:04:26","modified_gmt":"2020-02-16T08:04:26","slug":"koonfur-galbeed-oo-baarlamaan-cusub-yeelaneysa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koonfur-galbeed-oo-baarlamaan-cusub-yeelaneysa\/","title":{"rendered":"Koonfur Galbeed oo Baarlamaan cusub yeelaneysa"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhabo iyo qeybo ka mid ah deegaannada maamulka Koonfur Galbeed waxaa ka soconaya kulamo looga arinsanayo soo xulista xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka maamul gobolleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddi uu dhawaan magacaabay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa kulamo kala duwan la qaadanaya waxgaradka iyo odayaasha maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka oo ay kala tashanayaan qorshaha soo xulista xildhibaannada cusub.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga xulista Baarlamaanka Koonfur Galbeed Maxamed Keerow ayaa sheegay in guddiga ay u kala qeybiyeen Saddex qeybood oo kala ah,Xubno qabilsan xalinta khilaafaadka,Xubno qaabilsan dhinaca Maaliyadda iyo fududeynta wixii loo baahdo iyo kuwo diyaarinaya Xubnaha la soo xulayo,isla markaana ay diiwaan gelinayaan.<\/p>\n<p>Horaanta Bisha Maarso ee sanadkaan 2020 ayaa la filayaa in la soo geba-gabeeyo howlaha xulista Baarlamaanka koonfur Galbeed,iyada oo Magaalada Baydhabo iyo deegaannada kale ee xorta ah ay ka socdaan kulamo ku saabsan xulista Baarlamaanka labaad ee Koonfur Galbeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhabo iyo qeybo ka mid ah deegaannada maamulka Koonfur Galbeed waxaa ka soconaya kulamo looga arinsanayo soo xulista xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka maamul gobolleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Guddi uu dhawaan magacaabay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa kulamo kala duwan la qaadanaya waxgaradka iyo odayaasha maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142232,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142231","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Koonfur Galbeed oo Baarlamaan cusub yeelaneysa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koonfur-galbeed-oo-baarlamaan-cusub-yeelaneysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Koonfur Galbeed oo Baarlamaan cusub yeelaneysa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Baydhabo iyo qeybo ka mid ah deegaannada maamulka Koonfur Galbeed waxaa ka soconaya kulamo looga arinsanayo soo xulista xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka maamul gobolleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Guddi uu dhawaan magacaabay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa kulamo kala duwan la qaadanaya waxgaradka iyo odayaasha maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka oo ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koonfur-galbeed-oo-baarlamaan-cusub-yeelaneysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-16T08:04:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Flag_of_Southwestern_Somalia.svg_.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koonfur-galbeed-oo-baarlamaan-cusub-yeelaneysa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koonfur-galbeed-oo-baarlamaan-cusub-yeelaneysa\/\",\"name\":\"Koonfur Galbeed oo Baarlamaan cusub yeelaneysa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koonfur-galbeed-oo-baarlamaan-cusub-yeelaneysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koonfur-galbeed-oo-baarlamaan-cusub-yeelaneysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Flag_of_Southwestern_Somalia.svg_.png\",\"datePublished\":\"2020-02-16T08:04:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koonfur-galbeed-oo-baarlamaan-cusub-yeelaneysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koonfur-galbeed-oo-baarlamaan-cusub-yeelaneysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koonfur-galbeed-oo-baarlamaan-cusub-yeelaneysa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Flag_of_Southwestern_Somalia.svg_.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Flag_of_Southwestern_Somalia.svg_.png\",\"width\":1200,\"height\":800},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koonfur-galbeed-oo-baarlamaan-cusub-yeelaneysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Koonfur Galbeed oo Baarlamaan cusub yeelaneysa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Koonfur Galbeed oo Baarlamaan cusub yeelaneysa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koonfur-galbeed-oo-baarlamaan-cusub-yeelaneysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Koonfur Galbeed oo Baarlamaan cusub yeelaneysa - Wardoon","og_description":"Magaalada Baydhabo iyo qeybo ka mid ah deegaannada maamulka Koonfur Galbeed waxaa ka soconaya kulamo looga arinsanayo soo xulista xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka maamul gobolleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Guddi uu dhawaan magacaabay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa kulamo kala duwan la qaadanaya waxgaradka iyo odayaasha maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka oo ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koonfur-galbeed-oo-baarlamaan-cusub-yeelaneysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-16T08:04:26+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":800,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Flag_of_Southwestern_Somalia.svg_.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koonfur-galbeed-oo-baarlamaan-cusub-yeelaneysa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koonfur-galbeed-oo-baarlamaan-cusub-yeelaneysa\/","name":"Koonfur Galbeed oo Baarlamaan cusub yeelaneysa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koonfur-galbeed-oo-baarlamaan-cusub-yeelaneysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koonfur-galbeed-oo-baarlamaan-cusub-yeelaneysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Flag_of_Southwestern_Somalia.svg_.png","datePublished":"2020-02-16T08:04:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koonfur-galbeed-oo-baarlamaan-cusub-yeelaneysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/koonfur-galbeed-oo-baarlamaan-cusub-yeelaneysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koonfur-galbeed-oo-baarlamaan-cusub-yeelaneysa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Flag_of_Southwestern_Somalia.svg_.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Flag_of_Southwestern_Somalia.svg_.png","width":1200,"height":800},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koonfur-galbeed-oo-baarlamaan-cusub-yeelaneysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Koonfur Galbeed oo Baarlamaan cusub yeelaneysa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142231"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142231"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142231\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142233,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142231\/revisions\/142233"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142232"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142231"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142231"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142231"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}