{"id":142293,"date":"2020-02-17T11:45:28","date_gmt":"2020-02-17T08:45:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142293"},"modified":"2020-02-17T11:45:28","modified_gmt":"2020-02-17T08:45:28","slug":"ahlu-sunna-oo-dalbatay-in-ladhiso-gole-qaran-oo-cuusb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-in-ladhiso-gole-qaran-oo-cuusb\/","title":{"rendered":"Ahlu-Sunna oo dalbatay in ladhiso gole qaran oo cuusb"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug ee garabka Ahlu-Sunna, Dr Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ugu baaqay dowladda federaalka, dowlad Goboleedyada iyo Beesha caalamka in ladhiso gole loo dhan yahay oo u xil-saaran federaalnimada, dimoqoraadiyada iyo doorashooyinka gobolada inta uu dalka helaayo xasilooni siyaasadeed oo degan.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Sheekh Shaakir, ayaa sidoo kale looga digay in ciidamada ay tababareen wadamada Mareykanka iyo Turkiga ee GORGOR iyo HARAMCAD loo adeegsado caburinta shacabka iyo dano siyaasadeed, oo gaar ah.<\/p>\n<p>Sheekh Shaakir ayaa sheegay in xaaladda Galmudug ee iminka ay u muuqato mid Al-Shabaab \u201cdib loogu beerayo\u201d dhulkii horay looga sifeeyey ee Galmudug, taasina ay tahay arrin aysan Ahlu-Sunna aqbali karin.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan bulsho waynta Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Galmudug iyo beesha caalmaka u cadaynayaa in dowladda federaalka ay ku guul-daraysatay in loo dhiso Galmudug maamul loo dhan yahay, taas bedelkeeda waxa ay dhisatey maamul ay wadato kaas oo dowladda dhexe ku doonayso in ay xildhibaano taageersan ku hesho doorashada 2021 si madaxda hadda jirta ay u soo noqdaan,\u201d ayuu yiri Sheekh Maxamed Shaakir.<\/p>\n<p>\u201cWaxay u muuqataa in doorashooyinka 2021 la mid noqon doonto tan Galmudug haddii aysan beesha caalamku dadaal cusub oo arrinkan wax looga badalayo la imaan,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso qoraalka Ahlu-Sunna<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-142294\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86307954_1967719120039138_7853289302065676288_o.jpg\" alt=\"\" width=\"1240\" height=\"1754\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86307954_1967719120039138_7853289302065676288_o.jpg 1240w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86307954_1967719120039138_7853289302065676288_o-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86307954_1967719120039138_7853289302065676288_o-724x1024.jpg 724w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86307954_1967719120039138_7853289302065676288_o-768x1086.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86307954_1967719120039138_7853289302065676288_o-1086x1536.jpg 1086w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86307954_1967719120039138_7853289302065676288_o-696x985.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86307954_1967719120039138_7853289302065676288_o-1068x1511.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86307954_1967719120039138_7853289302065676288_o-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 1240px) 100vw, 1240px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug ee garabka Ahlu-Sunna, Dr Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ugu baaqay dowladda federaalka, dowlad Goboleedyada iyo Beesha caalamka in ladhiso gole loo dhan yahay oo u xil-saaran federaalnimada, dimoqoraadiyada iyo doorashooyinka gobolada inta uu dalka helaayo xasilooni siyaasadeed oo degan. Qoraal kasoo baxay Sheekh Shaakir, ayaa sidoo kale looga digay in ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142295,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142293","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ahlu-Sunna oo dalbatay in ladhiso gole qaran oo cuusb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-in-ladhiso-gole-qaran-oo-cuusb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ahlu-Sunna oo dalbatay in ladhiso gole qaran oo cuusb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Galmudug ee garabka Ahlu-Sunna, Dr Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ugu baaqay dowladda federaalka, dowlad Goboleedyada iyo Beesha caalamka in ladhiso gole loo dhan yahay oo u xil-saaran federaalnimada, dimoqoraadiyada iyo doorashooyinka gobolada inta uu dalka helaayo xasilooni siyaasadeed oo degan. Qoraal kasoo baxay Sheekh Shaakir, ayaa sidoo kale looga digay in ciidamada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-in-ladhiso-gole-qaran-oo-cuusb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-17T08:45:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir-1-100x70-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"100\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"70\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-in-ladhiso-gole-qaran-oo-cuusb\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-in-ladhiso-gole-qaran-oo-cuusb\/\",\"name\":\"Ahlu-Sunna oo dalbatay in ladhiso gole qaran oo cuusb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-in-ladhiso-gole-qaran-oo-cuusb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-in-ladhiso-gole-qaran-oo-cuusb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir-1-100x70-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-17T08:45:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-in-ladhiso-gole-qaran-oo-cuusb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-in-ladhiso-gole-qaran-oo-cuusb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-in-ladhiso-gole-qaran-oo-cuusb\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir-1-100x70-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir-1-100x70-1.jpg\",\"width\":100,\"height\":70},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-in-ladhiso-gole-qaran-oo-cuusb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ahlu-Sunna oo dalbatay in ladhiso gole qaran oo cuusb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ahlu-Sunna oo dalbatay in ladhiso gole qaran oo cuusb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-in-ladhiso-gole-qaran-oo-cuusb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ahlu-Sunna oo dalbatay in ladhiso gole qaran oo cuusb - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Galmudug ee garabka Ahlu-Sunna, Dr Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ugu baaqay dowladda federaalka, dowlad Goboleedyada iyo Beesha caalamka in ladhiso gole loo dhan yahay oo u xil-saaran federaalnimada, dimoqoraadiyada iyo doorashooyinka gobolada inta uu dalka helaayo xasilooni siyaasadeed oo degan. Qoraal kasoo baxay Sheekh Shaakir, ayaa sidoo kale looga digay in ciidamada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-in-ladhiso-gole-qaran-oo-cuusb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-17T08:45:28+00:00","og_image":[{"width":100,"height":70,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir-1-100x70-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-in-ladhiso-gole-qaran-oo-cuusb\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-in-ladhiso-gole-qaran-oo-cuusb\/","name":"Ahlu-Sunna oo dalbatay in ladhiso gole qaran oo cuusb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-in-ladhiso-gole-qaran-oo-cuusb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-in-ladhiso-gole-qaran-oo-cuusb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir-1-100x70-1.jpg","datePublished":"2020-02-17T08:45:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-in-ladhiso-gole-qaran-oo-cuusb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-in-ladhiso-gole-qaran-oo-cuusb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-in-ladhiso-gole-qaran-oo-cuusb\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir-1-100x70-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir-1-100x70-1.jpg","width":100,"height":70},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-in-ladhiso-gole-qaran-oo-cuusb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ahlu-Sunna oo dalbatay in ladhiso gole qaran oo cuusb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142293"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142293"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142293\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142296,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142293\/revisions\/142296"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142295"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142293"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142293"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142293"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}