{"id":142354,"date":"2020-02-18T10:24:57","date_gmt":"2020-02-18T07:24:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142354"},"modified":"2020-02-18T10:24:57","modified_gmt":"2020-02-18T07:24:57","slug":"wada-hadalladii-wabiga-nile-oo-fashilmay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadalladii-wabiga-nile-oo-fashilmay\/","title":{"rendered":"Wada-hadalladii Wabiga Nile oo fashilmay"},"content":{"rendered":"<p>Saraakiisha Itoobiya ayaa sheegay in wada-xaajoodyo toddobaadkii tegay ka dhacay magaalada Washington ay ku guul-darreysteen inay xaliyaan muranka muddada fog kala dhaxeeya Masar ee salka ku haya biyo-xireenka Nile.<\/p>\n<p>Kulanka oo socday laba maalmood ayaa ahaa wareegii ugu dambeeyey wada-hadallo ay fududeysay wasaaradda maaliyadda Mareykanka, oo soo faro-gelisay murankan kadib markii madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi uu la hadlay madaxweyne Trump, oo ay xulufo dhow yihiin.<\/p>\n<p>Itoobiya ayaa sheegtay in biyo-xireenka \u2013 oo noqo doona warshadda ugu weyn Afrika ee koronto ka dhalisa biyaha \u2013 uu muhiim u yahay dhaqaalaheeda. Hase yeeshee Masar ayaa ka cabsi qabta in mashruucan uu waxyeeleyn karo webigan oo 90% soo saara biyaha laga cabo dalkaas.<\/p>\n<p>Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa lagu wadaa inuu toddobaadkan booqdo Itoobiya.<\/p>\n<p>Fitsum Arega, oo ah safiirka Itoobiya ee Mareykanka, ayaa qoraal uu soo dhigay twitter ku sheegay in wada-hadallada \u201cay dhamaadeen ayada oo aan la gaarin heshiis kama dambeys ah.\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiirka biyaha Itoobiya Seleshi Bekele ayaa sidoo kale twitter ku sheegay in horumar la sameeyey hase yeeshee loo baahan yahay \u201cshaqo dheeri ah\u201d si heshiis loo gaaro dhammaadka bishan, oo ah waqtiga kama dambeysta ah ee ay dhinacyada qabsadeen.<\/p>\n<p>Saleshi ayaa sidoo kale sheegay in wasaaradaha biyaha iyo arrimaha dibedda Itoobiya ay \u201cwada tashiyo qaran yeelan doonaan maalmaha soo socda.\u201d<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-142355\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-33.png\" alt=\"\" width=\"601\" height=\"210\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-33.png 601w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-33-300x105.png 300w\" sizes=\"(max-width: 601px) 100vw, 601px\" \/><\/p>\n<p>Warbaahinta ku xiran dowladda Itoobiya ee FANA ayaa sheegtay in qodobka la isku mari waayey wada-hadalladii ugu dambeeyey uu yahay heera la buuxinayo biyo xireenka oo qaadi kara 74 bilyan oo kubik meter oo biyo ah.<\/p>\n<p>Masar ayaa ka cabsi qabta in Itoobiya ay si deg deg ah u buuxin doonto biyo-xireenka, taasi oo yareyn doonta biyaha soo gaara dalkeeda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha Itoobiya ayaa sheegay in wada-xaajoodyo toddobaadkii tegay ka dhacay magaalada Washington ay ku guul-darreysteen inay xaliyaan muranka muddada fog kala dhaxeeya Masar ee salka ku haya biyo-xireenka Nile. Kulanka oo socday laba maalmood ayaa ahaa wareegii ugu dambeeyey wada-hadallo ay fududeysay wasaaradda maaliyadda Mareykanka, oo soo faro-gelisay murankan kadib markii madaxweynaha Masar Abdel Fattah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142357,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142354","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wada-hadalladii Wabiga Nile oo fashilmay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadalladii-wabiga-nile-oo-fashilmay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wada-hadalladii Wabiga Nile oo fashilmay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Saraakiisha Itoobiya ayaa sheegay in wada-xaajoodyo toddobaadkii tegay ka dhacay magaalada Washington ay ku guul-darreysteen inay xaliyaan muranka muddada fog kala dhaxeeya Masar ee salka ku haya biyo-xireenka Nile. Kulanka oo socday laba maalmood ayaa ahaa wareegii ugu dambeeyey wada-hadallo ay fududeysay wasaaradda maaliyadda Mareykanka, oo soo faro-gelisay murankan kadib markii madaxweynaha Masar Abdel Fattah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadalladii-wabiga-nile-oo-fashilmay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-18T07:24:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0D1717-7D0F56-F2BC61-B3FD3D-28F03E-BAA1CD.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadalladii-wabiga-nile-oo-fashilmay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadalladii-wabiga-nile-oo-fashilmay\/\",\"name\":\"Wada-hadalladii Wabiga Nile oo fashilmay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadalladii-wabiga-nile-oo-fashilmay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadalladii-wabiga-nile-oo-fashilmay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0D1717-7D0F56-F2BC61-B3FD3D-28F03E-BAA1CD.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-18T07:24:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadalladii-wabiga-nile-oo-fashilmay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadalladii-wabiga-nile-oo-fashilmay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadalladii-wabiga-nile-oo-fashilmay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0D1717-7D0F56-F2BC61-B3FD3D-28F03E-BAA1CD.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0D1717-7D0F56-F2BC61-B3FD3D-28F03E-BAA1CD.jpg\",\"width\":1200,\"height\":675},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadalladii-wabiga-nile-oo-fashilmay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wada-hadalladii Wabiga Nile oo fashilmay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wada-hadalladii Wabiga Nile oo fashilmay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadalladii-wabiga-nile-oo-fashilmay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wada-hadalladii Wabiga Nile oo fashilmay - Wardoon","og_description":"Saraakiisha Itoobiya ayaa sheegay in wada-xaajoodyo toddobaadkii tegay ka dhacay magaalada Washington ay ku guul-darreysteen inay xaliyaan muranka muddada fog kala dhaxeeya Masar ee salka ku haya biyo-xireenka Nile. Kulanka oo socday laba maalmood ayaa ahaa wareegii ugu dambeeyey wada-hadallo ay fududeysay wasaaradda maaliyadda Mareykanka, oo soo faro-gelisay murankan kadib markii madaxweynaha Masar Abdel Fattah [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadalladii-wabiga-nile-oo-fashilmay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-18T07:24:57+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":675,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0D1717-7D0F56-F2BC61-B3FD3D-28F03E-BAA1CD.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadalladii-wabiga-nile-oo-fashilmay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadalladii-wabiga-nile-oo-fashilmay\/","name":"Wada-hadalladii Wabiga Nile oo fashilmay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadalladii-wabiga-nile-oo-fashilmay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadalladii-wabiga-nile-oo-fashilmay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0D1717-7D0F56-F2BC61-B3FD3D-28F03E-BAA1CD.jpg","datePublished":"2020-02-18T07:24:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadalladii-wabiga-nile-oo-fashilmay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadalladii-wabiga-nile-oo-fashilmay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadalladii-wabiga-nile-oo-fashilmay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0D1717-7D0F56-F2BC61-B3FD3D-28F03E-BAA1CD.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0D1717-7D0F56-F2BC61-B3FD3D-28F03E-BAA1CD.jpg","width":1200,"height":675},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wada-hadalladii-wabiga-nile-oo-fashilmay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wada-hadalladii Wabiga Nile oo fashilmay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142354"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142354"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142354\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142358,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142354\/revisions\/142358"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142357"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142354"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142354"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142354"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}