{"id":142359,"date":"2020-02-18T10:30:46","date_gmt":"2020-02-18T07:30:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142359"},"modified":"2020-02-18T10:30:46","modified_gmt":"2020-02-18T07:30:46","slug":"taliyihii-saldhiga-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"Taliyihii saldhiga degmada Wadajir oo xilka laga qaaday"},"content":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar uu xilka ka qaaday taliyihii ciidanka booliiska saldhiga degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Generaal Xijaar ayaa xilka ka qaaday taliyihii saldhiga degmada Wadajir Cabdi Baasid, waxaana taliyaha booliiska saldhiga Degmada Wadajir u magacaabay in taliye ka noqdo Saciid Cali Maxamuud oo katirsanaa saraakiisha booliiska.<\/p>\n<p>Xil ka qaadista lagu sameeyay taliyaha saldhiga booliiska Wadajir ayaa la sheegay in sabab u aheyn madaafiic shalay laga tuuray gudaha Degmada Wadajir oo lagu weeraray xarunta Xalane ee ku dhagan garoonka Aadan Cadde.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay taliyaha xilka laga qaaday ayaa sidoo kale booliiska waxa ay su\u2019aalo ka weediinayaan sida ay ku dhacday in gudaha degmada Wadajir maalin cad madaafiic Al Shabaab ka tuuraan kana baxsadaan.<\/p>\n<p>Xil ka qaadista sargaalkan katirsan booliiska Soomaaliya ayaana sabab waxaa u noqday dagaalyahanada Al Shabaab oo xili dharaar cad ah degmada Wadajir ka tuuray tiro hoobiyaal ah ay ku weerareen xarunta Xalane.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar uu xilka ka qaaday taliyihii ciidanka booliiska saldhiga degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Generaal Xijaar ayaa xilka ka qaaday taliyihii saldhiga degmada Wadajir Cabdi Baasid, waxaana taliyaha booliiska saldhiga Degmada Wadajir u magacaabay in taliye ka noqdo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142360,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142359","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyihii saldhiga degmada Wadajir oo xilka laga qaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyihii saldhiga degmada Wadajir oo xilka laga qaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar uu xilka ka qaaday taliyihii ciidanka booliiska saldhiga degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Generaal Xijaar ayaa xilka ka qaaday taliyihii saldhiga degmada Wadajir Cabdi Baasid, waxaana taliyaha booliiska saldhiga Degmada Wadajir u magacaabay in taliye ka noqdo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-18T07:30:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Taliye-xijaar.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"692\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"405\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"name\":\"Taliyihii saldhiga degmada Wadajir oo xilka laga qaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Taliye-xijaar.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-18T07:30:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Taliye-xijaar.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Taliye-xijaar.jpg\",\"width\":692,\"height\":405},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyihii saldhiga degmada Wadajir oo xilka laga qaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyihii saldhiga degmada Wadajir oo xilka laga qaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyihii saldhiga degmada Wadajir oo xilka laga qaaday - Wardoon","og_description":"Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar uu xilka ka qaaday taliyihii ciidanka booliiska saldhiga degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Generaal Xijaar ayaa xilka ka qaaday taliyihii saldhiga degmada Wadajir Cabdi Baasid, waxaana taliyaha booliiska saldhiga Degmada Wadajir u magacaabay in taliye ka noqdo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-18T07:30:46+00:00","og_image":[{"width":692,"height":405,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Taliye-xijaar.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/","name":"Taliyihii saldhiga degmada Wadajir oo xilka laga qaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Taliye-xijaar.jpg","datePublished":"2020-02-18T07:30:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Taliye-xijaar.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Taliye-xijaar.jpg","width":692,"height":405},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyihii saldhiga degmada Wadajir oo xilka laga qaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142359"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142359"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142359\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142361,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142359\/revisions\/142361"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142360"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142359"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142359"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142359"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}