{"id":142362,"date":"2020-02-18T10:53:10","date_gmt":"2020-02-18T07:53:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142362"},"modified":"2020-02-18T10:53:10","modified_gmt":"2020-02-18T07:53:10","slug":"dagaal-ka-dhacay-magaalada-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-magaalada-jowhar\/","title":{"rendered":"Dagaal ka dhacay Magaalada Jowhar"},"content":{"rendered":"<p>Wararka aan ka heleyno Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay halkaas dagaal xoogan uu ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Hirshabeelle iyo Al-shabaab.<\/p>\n<p>Dagaalkan ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Al-shabaab ay weerar ku bilowday Bam gacmeed ku qaadeen laba fariisin oo Ciidanka Hirshabeelle ay ku leeyihiin Xaafadaha Horseed iyo Buulo-Sheekh ee Jowhar, waxaana intaas ku bilowday dagaalka.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka oo la hadlay Idaacada Dalsan ayaa waxaa ay u sheegeen in xalay ay maqlayeen jugta rasaas xoogan oo ay isdhaafsanayeen Ciidanka Hirshabeelle iyo Al-shabaab, wallow markii dambe uu dagaalka joogsaday.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda amniga maamulka Hirshabeelle Maxamed Kherie ayaa ka hadlay dagaalkii xalay ka dhacay Magaalada Jowhar, waxaana uu sheegay in Al-shabaab ay isku dayeen inay weerar kusoo qaadan Jowhar.<\/p>\n<p>\u201cAl-shabaab ayaa isku dayday iney amaanka qal qal galshaan waxeyna Rasaas Kusoo Tuur Tuureen Bar Fariisan u ah ciidanka amaanka Hirshabelle oo bananka Magalada ah , taasoo laga Kontoroolo Dhaq dhaqaqa dadka soo galo Magalada iyo Dadka kabaxa, kooxahii soo Rabshadeyayna Fariisimahena ciidanka Amniga ayaa ku daba jiro sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa\u201d ayaa yiri Wasiirka amniga Hirshabeelle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka aan ka heleyno Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay halkaas dagaal xoogan uu ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Hirshabeelle iyo Al-shabaab. Dagaalkan ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Al-shabaab ay weerar ku bilowday Bam gacmeed ku qaadeen laba fariisin oo Ciidanka Hirshabeelle ay ku leeyihiin Xaafadaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142363,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142362","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal ka dhacay Magaalada Jowhar - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-magaalada-jowhar\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal ka dhacay Magaalada Jowhar - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka aan ka heleyno Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay halkaas dagaal xoogan uu ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Hirshabeelle iyo Al-shabaab. Dagaalkan ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Al-shabaab ay weerar ku bilowday Bam gacmeed ku qaadeen laba fariisin oo Ciidanka Hirshabeelle ay ku leeyihiin Xaafadaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-magaalada-jowhar\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-18T07:53:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Dagaal-8-640x359-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"359\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-magaalada-jowhar\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-magaalada-jowhar\/\",\"name\":\"Dagaal ka dhacay Magaalada Jowhar - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-magaalada-jowhar\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-magaalada-jowhar\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Dagaal-8-640x359-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-18T07:53:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-magaalada-jowhar\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-magaalada-jowhar\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-magaalada-jowhar\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Dagaal-8-640x359-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Dagaal-8-640x359-1.jpg\",\"width\":640,\"height\":359},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-magaalada-jowhar\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal ka dhacay Magaalada Jowhar\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal ka dhacay Magaalada Jowhar - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-magaalada-jowhar\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal ka dhacay Magaalada Jowhar - Wardoon","og_description":"Wararka aan ka heleyno Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay halkaas dagaal xoogan uu ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Hirshabeelle iyo Al-shabaab. Dagaalkan ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Al-shabaab ay weerar ku bilowday Bam gacmeed ku qaadeen laba fariisin oo Ciidanka Hirshabeelle ay ku leeyihiin Xaafadaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-magaalada-jowhar\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-18T07:53:10+00:00","og_image":[{"width":640,"height":359,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Dagaal-8-640x359-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-magaalada-jowhar\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-magaalada-jowhar\/","name":"Dagaal ka dhacay Magaalada Jowhar - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-magaalada-jowhar\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-magaalada-jowhar\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Dagaal-8-640x359-1.jpg","datePublished":"2020-02-18T07:53:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-magaalada-jowhar\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-magaalada-jowhar\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-magaalada-jowhar\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Dagaal-8-640x359-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Dagaal-8-640x359-1.jpg","width":640,"height":359},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-magaalada-jowhar\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal ka dhacay Magaalada Jowhar"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142362"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142362"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142362\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142364,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142362\/revisions\/142364"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142363"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142362"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142362"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142362"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}