{"id":142370,"date":"2020-02-19T12:32:48","date_gmt":"2020-02-19T09:32:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142370"},"modified":"2020-02-19T12:55:51","modified_gmt":"2020-02-19T09:55:51","slug":"wasiirka-maaliyada-itoobiya-oo-hargeysa-tagay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-itoobiya-oo-hargeysa-tagay\/","title":{"rendered":"Wasiirka maaliyada Itoobiya oo Hargeysa tagay"},"content":{"rendered":"<p>Wararka aanu helayno ayaa sheegaya in magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland uu goordhoweyd gaadhay wafdi uu hogaaminayo wasiirka maaaliyada Itoobiya, Axmed Shide.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa waxaa madaarka magaalada Hargeysa ku soo dhaweeyay xubno wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda Muuse Biixi Cabdi, iyadoona uu isla maanta kulan uu madaxweynaha kula qaadan doono qasriga madaxtooyada Somaliland.<\/p>\n<p>ujeedka safarka wasiirkan ayaa ah sidii loo dar-dar gelin lahaa xidhiidhka labada dhinac, iyo weliba arrimo la xidhiidha wada-hadalada Soomaaliya iyo Somaliland.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa soo baxaya warar sheegaya inuu wasiirku qeyb ka yahay cadaadsiyo ay dowladda Itoobiya ku saareyso xukuumadda Biixi inay Hargeysa ku soo dhaweeyaan Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo).<\/p>\n<p>Booqashada wafdigan ayaa ku soo aadeysa xili uu shalay Madaxweynaha Somaliland uu si qayaxan uga horyimid safarka uu Madaxweyne Farmaajo ku imanayo Hargeysa<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland ayaa khudbad uu ka horjeedinayey labada gole ee Baarlamaanka si cad ugu sheegay inuusan marnaba aqbaleyn inuu Farmaajo safar ku imaado magaalada Hargeysa, isaga oo la socda ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed.<\/p>\n<p>Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Xukuumadda oo ku aadan booqashada wafdigan ay saaka ku imaadeen Hargeysa, balse waxa la filayaa in saacadaha soo socda ay ka hadlaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka aanu helayno ayaa sheegaya in magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland uu goordhoweyd gaadhay wafdi uu hogaaminayo wasiirka maaaliyada Itoobiya, Axmed Shide. Wasiirka ayaa waxaa madaarka magaalada Hargeysa ku soo dhaweeyay xubno wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda Muuse Biixi Cabdi, iyadoona uu isla maanta kulan uu madaxweynaha kula qaadan doono qasriga madaxtooyada Somaliland. ujeedka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142386,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142370","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirka maaliyada Itoobiya oo Hargeysa tagay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-itoobiya-oo-hargeysa-tagay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirka maaliyada Itoobiya oo Hargeysa tagay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka aanu helayno ayaa sheegaya in magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland uu goordhoweyd gaadhay wafdi uu hogaaminayo wasiirka maaaliyada Itoobiya, Axmed Shide. Wasiirka ayaa waxaa madaarka magaalada Hargeysa ku soo dhaweeyay xubno wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda Muuse Biixi Cabdi, iyadoona uu isla maanta kulan uu madaxweynaha kula qaadan doono qasriga madaxtooyada Somaliland. ujeedka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-itoobiya-oo-hargeysa-tagay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-19T09:32:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-02-19T09:55:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/EMOrnmpWoAc_4Fl.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"337\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-itoobiya-oo-hargeysa-tagay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-itoobiya-oo-hargeysa-tagay\/\",\"name\":\"Wasiirka maaliyada Itoobiya oo Hargeysa tagay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-itoobiya-oo-hargeysa-tagay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-itoobiya-oo-hargeysa-tagay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/EMOrnmpWoAc_4Fl.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-19T09:32:48+00:00\",\"dateModified\":\"2020-02-19T09:55:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-itoobiya-oo-hargeysa-tagay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-itoobiya-oo-hargeysa-tagay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-itoobiya-oo-hargeysa-tagay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/EMOrnmpWoAc_4Fl.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/EMOrnmpWoAc_4Fl.jpg\",\"width\":600,\"height\":337},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-itoobiya-oo-hargeysa-tagay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirka maaliyada Itoobiya oo Hargeysa tagay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirka maaliyada Itoobiya oo Hargeysa tagay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-itoobiya-oo-hargeysa-tagay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirka maaliyada Itoobiya oo Hargeysa tagay - Wardoon","og_description":"Wararka aanu helayno ayaa sheegaya in magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland uu goordhoweyd gaadhay wafdi uu hogaaminayo wasiirka maaaliyada Itoobiya, Axmed Shide. Wasiirka ayaa waxaa madaarka magaalada Hargeysa ku soo dhaweeyay xubno wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda Muuse Biixi Cabdi, iyadoona uu isla maanta kulan uu madaxweynaha kula qaadan doono qasriga madaxtooyada Somaliland. ujeedka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-itoobiya-oo-hargeysa-tagay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-19T09:32:48+00:00","article_modified_time":"2020-02-19T09:55:51+00:00","og_image":[{"width":600,"height":337,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/EMOrnmpWoAc_4Fl.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-itoobiya-oo-hargeysa-tagay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-itoobiya-oo-hargeysa-tagay\/","name":"Wasiirka maaliyada Itoobiya oo Hargeysa tagay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-itoobiya-oo-hargeysa-tagay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-itoobiya-oo-hargeysa-tagay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/EMOrnmpWoAc_4Fl.jpg","datePublished":"2020-02-19T09:32:48+00:00","dateModified":"2020-02-19T09:55:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-itoobiya-oo-hargeysa-tagay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-itoobiya-oo-hargeysa-tagay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-itoobiya-oo-hargeysa-tagay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/EMOrnmpWoAc_4Fl.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/EMOrnmpWoAc_4Fl.jpg","width":600,"height":337},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-itoobiya-oo-hargeysa-tagay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirka maaliyada Itoobiya oo Hargeysa tagay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142370"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142370"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142370\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142375,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142370\/revisions\/142375"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142386"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142370"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142370"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142370"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}