{"id":142415,"date":"2020-02-20T03:10:21","date_gmt":"2020-02-20T00:10:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142415"},"modified":"2020-02-20T03:10:21","modified_gmt":"2020-02-20T00:10:21","slug":"mid-kamid-ah-ragii-kufsaday-caaisha-ilyaas-oo-mag-laga-bixiyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-ragii-kufsaday-caaisha-ilyaas-oo-mag-laga-bixiyay\/","title":{"rendered":"Mid kamid ah ragii kufsaday Caa\u2019isha Ilyaas oo mag laga bixiyay"},"content":{"rendered":"<p>Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame, oo kamid ahaa saddexdii nin ee loo xukmay Kiiskii Caa\u2019isha Ilyaas, balse laba kamid ah la qisaasay, ayaa la go\u2019aamiyay in la sii daayo, kadib markii ay kiiskiisa ka heshiiyeen labada qoys.<\/p>\n<p>Labada dhinac, ayaa ku heshiiyay in mag la siiyo qoyska dhalay gabadhii Yareyd ee Caa\u2019isha Ilyaas Aaden, islamarkaana xorriyaddiisa dib loogu celiyo xukmane Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame, sida ay Puntland Post u xaqiijiyeen ilo\u2019 wareedyo sugan.<\/p>\n<p>Magta lagu heshiiyay oo ah 75 neef oo geela, ayaa Hashiiba lagu qiimeeyay $500 oo Dollar, waxaana isla goobta lagu bixiyay lacag dhan $25, 000 oo Dollar, taasi oo u dhiganta 50 Halaad.<\/p>\n<p>Labada qoys ayaa sidoo kale isla gartay, in mudda saddex bilood gudahood ah lagu bixiyo, inta dhiman Magta oo ah 25-Halaad, taasi oo lacag ahaan ku qiimaysan $12,500 oo Dollar.<\/p>\n<p>Dhinacyada oo wada-socda, ayaa Heshiiska ay wada-gaareen oo qoraal ah la wadaagay laamaha Garsoorka iyo Amniga dowladda Puntland, waxaana sidaasi lagu amray in la sii daayo Xukmane Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame, oo kamid ahaa saddexdii nin ee loo xukmay Kiiskii Caa\u2019isha Ilyaas, balse laba kamid ah la qisaasay, ayaa la go\u2019aamiyay in la sii daayo, kadib markii ay kiiskiisa ka heshiiyeen labada qoys. Labada dhinac, ayaa ku heshiiyay in mag la siiyo qoyska dhalay gabadhii Yareyd ee Caa\u2019isha Ilyaas Aaden, islamarkaana xorriyaddiisa dib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142416,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142415","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mid kamid ah ragii kufsaday Caa\u2019isha Ilyaas oo mag laga bixiyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-ragii-kufsaday-caaisha-ilyaas-oo-mag-laga-bixiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mid kamid ah ragii kufsaday Caa\u2019isha Ilyaas oo mag laga bixiyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame, oo kamid ahaa saddexdii nin ee loo xukmay Kiiskii Caa\u2019isha Ilyaas, balse laba kamid ah la qisaasay, ayaa la go\u2019aamiyay in la sii daayo, kadib markii ay kiiskiisa ka heshiiyeen labada qoys. Labada dhinac, ayaa ku heshiiyay in mag la siiyo qoyska dhalay gabadhii Yareyd ee Caa\u2019isha Ilyaas Aaden, islamarkaana xorriyaddiisa dib [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-ragii-kufsaday-caaisha-ilyaas-oo-mag-laga-bixiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-20T00:10:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/hqdefault.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-ragii-kufsaday-caaisha-ilyaas-oo-mag-laga-bixiyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-ragii-kufsaday-caaisha-ilyaas-oo-mag-laga-bixiyay\/\",\"name\":\"Mid kamid ah ragii kufsaday Caa\u2019isha Ilyaas oo mag laga bixiyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-ragii-kufsaday-caaisha-ilyaas-oo-mag-laga-bixiyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-ragii-kufsaday-caaisha-ilyaas-oo-mag-laga-bixiyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/hqdefault.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-20T00:10:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-ragii-kufsaday-caaisha-ilyaas-oo-mag-laga-bixiyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-ragii-kufsaday-caaisha-ilyaas-oo-mag-laga-bixiyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-ragii-kufsaday-caaisha-ilyaas-oo-mag-laga-bixiyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/hqdefault.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/hqdefault.jpg\",\"width\":480,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-ragii-kufsaday-caaisha-ilyaas-oo-mag-laga-bixiyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mid kamid ah ragii kufsaday Caa\u2019isha Ilyaas oo mag laga bixiyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mid kamid ah ragii kufsaday Caa\u2019isha Ilyaas oo mag laga bixiyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-ragii-kufsaday-caaisha-ilyaas-oo-mag-laga-bixiyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mid kamid ah ragii kufsaday Caa\u2019isha Ilyaas oo mag laga bixiyay - Wardoon","og_description":"Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame, oo kamid ahaa saddexdii nin ee loo xukmay Kiiskii Caa\u2019isha Ilyaas, balse laba kamid ah la qisaasay, ayaa la go\u2019aamiyay in la sii daayo, kadib markii ay kiiskiisa ka heshiiyeen labada qoys. Labada dhinac, ayaa ku heshiiyay in mag la siiyo qoyska dhalay gabadhii Yareyd ee Caa\u2019isha Ilyaas Aaden, islamarkaana xorriyaddiisa dib [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-ragii-kufsaday-caaisha-ilyaas-oo-mag-laga-bixiyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-20T00:10:21+00:00","og_image":[{"width":480,"height":360,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/hqdefault.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-ragii-kufsaday-caaisha-ilyaas-oo-mag-laga-bixiyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-ragii-kufsaday-caaisha-ilyaas-oo-mag-laga-bixiyay\/","name":"Mid kamid ah ragii kufsaday Caa\u2019isha Ilyaas oo mag laga bixiyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-ragii-kufsaday-caaisha-ilyaas-oo-mag-laga-bixiyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-ragii-kufsaday-caaisha-ilyaas-oo-mag-laga-bixiyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/hqdefault.jpg","datePublished":"2020-02-20T00:10:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-ragii-kufsaday-caaisha-ilyaas-oo-mag-laga-bixiyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-ragii-kufsaday-caaisha-ilyaas-oo-mag-laga-bixiyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-ragii-kufsaday-caaisha-ilyaas-oo-mag-laga-bixiyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/hqdefault.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/hqdefault.jpg","width":480,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-ragii-kufsaday-caaisha-ilyaas-oo-mag-laga-bixiyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mid kamid ah ragii kufsaday Caa\u2019isha Ilyaas oo mag laga bixiyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142415"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142415"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142415\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142417,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142415\/revisions\/142417"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142416"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142415"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142415"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142415"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}