{"id":142418,"date":"2020-02-20T12:32:27","date_gmt":"2020-02-20T09:32:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142418"},"modified":"2020-02-20T12:32:27","modified_gmt":"2020-02-20T09:32:27","slug":"fadeexo-lasoo-daristay-xildhibaan-aadan-barre-ducaale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fadeexo-lasoo-daristay-xildhibaan-aadan-barre-ducaale\/","title":{"rendered":"Fadeexo lasoo daristay Xildhibaan Aadan Barre Ducaale"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ah Hoggaamiyaha aqlabiyada baarlamaanka dalka Kenya ayaa waxa<\/p>\n<p>Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ah Hoggaamiyaha aqlabiyada baarlamaanka dalka Kenya ayaa waxaa lasoo darsay fadeexo la xariirta in raashin dhacay u qeybiyay caruur agoon ah oo ku xareesan xarun kutaala magaalada Gaarisa.<\/p>\n<p>Wargeyska Daily Naiton ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa qoray in Xildhibaan Aadan Barre Ducaale lagu eedeeyay in raashin dhacay u qeybiyay caruur agoon ah oo ku jira xarun lagu xanaaneeyo .<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Wargeyska in ciidamada booliiska gaar ahaan kuwa dambi baarista ay u yeereen Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamanaka Kenya si ay su\u2019aalo uga weediiyaan raashinka dhacay ee lagu eedeeyay in uu caruurta agoonta u qeybiyay.<\/p>\n<p>Xildhibaan Aadan Barre Ducaale ayaa been abuur ku tilmaamay in raashin dhacay u qeybiyay caruur agoon ah, waxa uuna Xildhibaanka warkaasi ku tilmaamay mid dano kale laga leeyahay.<\/p>\n<p>Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka dalka Kenya ayaa 15-sano kadib booqday xarun lagu xanaaneeyo caruurta agoonta ah oo kutaala magaalada Gaarisa, waxa uuna halkaasi geeyay raashin kala duwan oo caruurta ugu deeqay.<\/p>\n<p>a lasoo darsay fadeexo la xariirta in raashin dhacay u qeybiyay caruur agoon ah oo ku xareesan xarun kutaala magaalada Gaarisa.<\/p>\n<p>Wargeyska Daily Naiton ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa qoray in Xildhibaan Aadan Barre Ducaale lagu eedeeyay in raashin dhacay u qeybiyay caruur agoon ah oo ku jira xarun lagu xanaaneeyo .<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Wargeyska in ciidamada booliiska gaar ahaan kuwa dambi baarista ay u yeereen Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamanaka Kenya si ay su\u2019aalo uga weediiyaan raashinka dhacay ee lagu eedeeyay in uu caruurta agoonta u qeybiyay.<\/p>\n<p>Xildhibaan Aadan Barre Ducaale ayaa been abuur ku tilmaamay in raashin dhacay u qeybiyay caruur agoon ah, waxa uuna Xildhibaanka warkaasi ku tilmaamay mid dano kale laga leeyahay.<\/p>\n<p>Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka dalka Kenya ayaa 15-sano kadib booqday xarun lagu xanaaneeyo caruurta agoonta ah oo kutaala magaalada Gaarisa, waxa uuna halkaasi geeyay raashin kala duwan oo caruurta ugu deeqay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ah Hoggaamiyaha aqlabiyada baarlamaanka dalka Kenya ayaa waxa Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ah Hoggaamiyaha aqlabiyada baarlamaanka dalka Kenya ayaa waxaa lasoo darsay fadeexo la xariirta in raashin dhacay u qeybiyay caruur agoon ah oo ku xareesan xarun kutaala magaalada Gaarisa. Wargeyska Daily Naiton ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142419,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142418","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Fadeexo lasoo daristay Xildhibaan Aadan Barre Ducaale - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fadeexo-lasoo-daristay-xildhibaan-aadan-barre-ducaale\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Fadeexo lasoo daristay Xildhibaan Aadan Barre Ducaale - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ah Hoggaamiyaha aqlabiyada baarlamaanka dalka Kenya ayaa waxa Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ah Hoggaamiyaha aqlabiyada baarlamaanka dalka Kenya ayaa waxaa lasoo darsay fadeexo la xariirta in raashin dhacay u qeybiyay caruur agoon ah oo ku xareesan xarun kutaala magaalada Gaarisa. Wargeyska Daily Naiton ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fadeexo-lasoo-daristay-xildhibaan-aadan-barre-ducaale\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-20T09:32:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/aadan-Bare-Ducaale.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"860\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"645\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fadeexo-lasoo-daristay-xildhibaan-aadan-barre-ducaale\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fadeexo-lasoo-daristay-xildhibaan-aadan-barre-ducaale\/\",\"name\":\"Fadeexo lasoo daristay Xildhibaan Aadan Barre Ducaale - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fadeexo-lasoo-daristay-xildhibaan-aadan-barre-ducaale\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fadeexo-lasoo-daristay-xildhibaan-aadan-barre-ducaale\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/aadan-Bare-Ducaale.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-20T09:32:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fadeexo-lasoo-daristay-xildhibaan-aadan-barre-ducaale\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fadeexo-lasoo-daristay-xildhibaan-aadan-barre-ducaale\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fadeexo-lasoo-daristay-xildhibaan-aadan-barre-ducaale\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/aadan-Bare-Ducaale.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/aadan-Bare-Ducaale.jpg\",\"width\":860,\"height\":645},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fadeexo-lasoo-daristay-xildhibaan-aadan-barre-ducaale\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Fadeexo lasoo daristay Xildhibaan Aadan Barre Ducaale\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Fadeexo lasoo daristay Xildhibaan Aadan Barre Ducaale - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fadeexo-lasoo-daristay-xildhibaan-aadan-barre-ducaale\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Fadeexo lasoo daristay Xildhibaan Aadan Barre Ducaale - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ah Hoggaamiyaha aqlabiyada baarlamaanka dalka Kenya ayaa waxa Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ah Hoggaamiyaha aqlabiyada baarlamaanka dalka Kenya ayaa waxaa lasoo darsay fadeexo la xariirta in raashin dhacay u qeybiyay caruur agoon ah oo ku xareesan xarun kutaala magaalada Gaarisa. Wargeyska Daily Naiton ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fadeexo-lasoo-daristay-xildhibaan-aadan-barre-ducaale\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-20T09:32:27+00:00","og_image":[{"width":860,"height":645,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/aadan-Bare-Ducaale.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fadeexo-lasoo-daristay-xildhibaan-aadan-barre-ducaale\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fadeexo-lasoo-daristay-xildhibaan-aadan-barre-ducaale\/","name":"Fadeexo lasoo daristay Xildhibaan Aadan Barre Ducaale - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fadeexo-lasoo-daristay-xildhibaan-aadan-barre-ducaale\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fadeexo-lasoo-daristay-xildhibaan-aadan-barre-ducaale\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/aadan-Bare-Ducaale.jpg","datePublished":"2020-02-20T09:32:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fadeexo-lasoo-daristay-xildhibaan-aadan-barre-ducaale\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/fadeexo-lasoo-daristay-xildhibaan-aadan-barre-ducaale\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fadeexo-lasoo-daristay-xildhibaan-aadan-barre-ducaale\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/aadan-Bare-Ducaale.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/aadan-Bare-Ducaale.jpg","width":860,"height":645},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fadeexo-lasoo-daristay-xildhibaan-aadan-barre-ducaale\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Fadeexo lasoo daristay Xildhibaan Aadan Barre Ducaale"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142418"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142418"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142418\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142420,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142418\/revisions\/142420"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142419"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142418"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142418"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142418"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}