{"id":142448,"date":"2020-02-20T12:55:18","date_gmt":"2020-02-20T09:55:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142448"},"modified":"2020-02-20T12:55:18","modified_gmt":"2020-02-20T09:55:18","slug":"waa-kuma-agaasimaha-cusub-ee-ciidanka-badda-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-agaasimaha-cusub-ee-ciidanka-badda-puntland\/","title":{"rendered":"Waa Kuma Agaasimaha Cusub ee Ciidanka Badda Puntland?"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Siciid Dani ayaa xalay u magacaabay Cabdirabi Cabdisamed Maxamed Agaasimaha Ciidanka Badda Puntland ee (PMPF) wuxuuna horay u ahaa Agaasime ku xigeenka Hay\u2019adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Puntland, iyadoo xilkaas uu u magacaabay isla Madaxweyne Deni September 2019.<\/p>\n<p>Dadka qaar ayaa Madaxweynaha ku dhaliilaya Inuu xilkaan oo muhiim u ah shaqada ciidan ee Puntland u magacaabay qof dhalinyaro ah oo uu ka xushay qoyskiisa, maadama Madaxweyne Siciid C\/laahi Maxamed (Dani) &amp; Agaasimaha Cusub Cabdirabi Cabdisamed Maxamed (Dani) ay wada dhasheen (ilmo-adeer) islamarkaasna uu kamid yahay qoyska Madaxweynaha iyo dadka sida gaarka ah ula shaqeeya madaxweynaha.<\/p>\n<p>Laakiin dadkale ayaa qaba inuu Cabdirabi u qalmo jagadaan, maadaama uu horay u soo noqday Xiriiriyaha Madaxtooyada iyo Hay\u2019adda PMPF, sido kale waxbadan ka yaqaano shaqada hay\u2019addan iyo dowladda imaaraadka oo Maalgalisa Ciidanka, muddana ku noolaa wadamada carabta lana lahaa xiriir dhow hay\u2019adaha Imaaraadka ee ka shaqeeya Puntland.<\/p>\n<p>Xil magacabista Cabdirabi ayaa u eg in ay tahay labo arimood oo is barkan, midda koowaad waa in madaxweynuhu uu xushay qof uu ku kalsoonyahay oo kudhow taas oo meesha ka saari karta khilaafyo mudooyinkii ugu dambeeyey ka dhex jiray hay\u2019addan, oo sababtay inuu shaqada ka tago Agaasimihii ka horeeyey ee Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji Xassan, shaqadana uu madaxweynuhu ka joojiyo Taliyihii ciidanka &amp; Saraakiil kale, waxaa kale oo intaas dheeraa in maalmihii ugu dambeeyey uu khilaaf soo kala dhexgalay saraakiisha ciidanka badda Puntland kuwaas oo kumuransanaa hanti iyo gaadiid hay\u2019addu lahayd oo si masuuliyad darro ah loo diray iyo kala amar qaadasho la\u2019aan Saraakiisha ka dhexjirtay taasoo kaliftay in madaxweynuhu soo faragaliyo guddina u saaro.<\/p>\n<p>Tan labaad waa saamayn togan oo ay madaxweynaha ku yeelanayso magacaabida qof kamid ah Qoyskiisa oo khibradyari lagu xushay taas oo u eg in uu madaxweynuhu xulanayo dadka u dhow, inkastoo caadadani ay horay u jirtay oo qof kasta uu u magacaabi jiray qofka ugu dhow wakhtigaasi.<\/p>\n<p>Marka la isku soo wada duubo warka la xiriira isbedelka uu madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni kusameeyey hay\u2019adda PMPF ayaa siwayn loogu falanqaynayaa baraha bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Siciid Dani ayaa xalay u magacaabay Cabdirabi Cabdisamed Maxamed Agaasimaha Ciidanka Badda Puntland ee (PMPF) wuxuuna horay u ahaa Agaasime ku xigeenka Hay\u2019adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Puntland, iyadoo xilkaas uu u magacaabay isla Madaxweyne Deni September 2019. Dadka qaar ayaa Madaxweynaha ku dhaliilaya Inuu xilkaan oo muhiim u ah shaqada ciidan ee Puntland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142449,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142448","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waa Kuma Agaasimaha Cusub ee Ciidanka Badda Puntland? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-agaasimaha-cusub-ee-ciidanka-badda-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waa Kuma Agaasimaha Cusub ee Ciidanka Badda Puntland? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Puntland Siciid Dani ayaa xalay u magacaabay Cabdirabi Cabdisamed Maxamed Agaasimaha Ciidanka Badda Puntland ee (PMPF) wuxuuna horay u ahaa Agaasime ku xigeenka Hay\u2019adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Puntland, iyadoo xilkaas uu u magacaabay isla Madaxweyne Deni September 2019. Dadka qaar ayaa Madaxweynaha ku dhaliilaya Inuu xilkaan oo muhiim u ah shaqada ciidan ee Puntland [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-agaasimaha-cusub-ee-ciidanka-badda-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-20T09:55:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Agaasimaha-PMPF-678x381-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-agaasimaha-cusub-ee-ciidanka-badda-puntland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-agaasimaha-cusub-ee-ciidanka-badda-puntland\/\",\"name\":\"Waa Kuma Agaasimaha Cusub ee Ciidanka Badda Puntland? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-agaasimaha-cusub-ee-ciidanka-badda-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-agaasimaha-cusub-ee-ciidanka-badda-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Agaasimaha-PMPF-678x381-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-20T09:55:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-agaasimaha-cusub-ee-ciidanka-badda-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-agaasimaha-cusub-ee-ciidanka-badda-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-agaasimaha-cusub-ee-ciidanka-badda-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Agaasimaha-PMPF-678x381-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Agaasimaha-PMPF-678x381-1.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-agaasimaha-cusub-ee-ciidanka-badda-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waa Kuma Agaasimaha Cusub ee Ciidanka Badda Puntland?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waa Kuma Agaasimaha Cusub ee Ciidanka Badda Puntland? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-agaasimaha-cusub-ee-ciidanka-badda-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waa Kuma Agaasimaha Cusub ee Ciidanka Badda Puntland? - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Puntland Siciid Dani ayaa xalay u magacaabay Cabdirabi Cabdisamed Maxamed Agaasimaha Ciidanka Badda Puntland ee (PMPF) wuxuuna horay u ahaa Agaasime ku xigeenka Hay\u2019adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Puntland, iyadoo xilkaas uu u magacaabay isla Madaxweyne Deni September 2019. Dadka qaar ayaa Madaxweynaha ku dhaliilaya Inuu xilkaan oo muhiim u ah shaqada ciidan ee Puntland [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-agaasimaha-cusub-ee-ciidanka-badda-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-20T09:55:18+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Agaasimaha-PMPF-678x381-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-agaasimaha-cusub-ee-ciidanka-badda-puntland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-agaasimaha-cusub-ee-ciidanka-badda-puntland\/","name":"Waa Kuma Agaasimaha Cusub ee Ciidanka Badda Puntland? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-agaasimaha-cusub-ee-ciidanka-badda-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-agaasimaha-cusub-ee-ciidanka-badda-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Agaasimaha-PMPF-678x381-1.jpg","datePublished":"2020-02-20T09:55:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-agaasimaha-cusub-ee-ciidanka-badda-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-agaasimaha-cusub-ee-ciidanka-badda-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-agaasimaha-cusub-ee-ciidanka-badda-puntland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Agaasimaha-PMPF-678x381-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Agaasimaha-PMPF-678x381-1.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-agaasimaha-cusub-ee-ciidanka-badda-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waa Kuma Agaasimaha Cusub ee Ciidanka Badda Puntland?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142448"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142448"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142448\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142450,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142448\/revisions\/142450"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142449"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142448"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142448"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142448"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}