{"id":142491,"date":"2020-02-21T13:21:56","date_gmt":"2020-02-21T10:21:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142491"},"modified":"2020-02-21T13:21:56","modified_gmt":"2020-02-21T10:21:56","slug":"daawo-cali-khaliif-waa-khasab-in-somaliland-la-hadasho-df-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-waa-khasab-in-somaliland-la-hadasho-df-soomaaliya\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Cali Khaliif \u201cWaa Khasab in Somaliland la Hadasho DF Soomaaliya\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Madaxwaynihii Maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, oo Horay Somalilnad Heshiis ula galay, Kana hadlaayay Munaasibad loo qabtay Buug uu qoray hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee waddani Xirsi cali xaaji xasan oo lagu qabtay magalada Hargaysa ayaa sheegay in khasab tahay inay wada hadlaan DF Soomaaliya iyo Somaliland.<\/p>\n<p>Hogaamiyaha Khaatumo ayaa labadda dhinac ugu duur xulay inay qasab ku tahay inay wadda hadlaan., Wuxuuna sheegay in DF Soomaaliya hadii ay diyaar u tahay iyo hadii aanay u ahayn ba ay qasab ku tahay inay wadda hadalka furan.<\/p>\n<p>\u201d Jeclaada ama ha jeclaanina khasab ayay innagu tahay in aynu wadahadalno Soomaaliya, Laakiin Intaan Banaanka istaago ayaan ka Doobinayaa oo [Cadhaysnahay] Taasi war Maaha\u201d Ayuu yidhi Dr. Cali Khaliif Gallaydh<\/p>\n<p>Dr. Galaydh ayaa ku dheeraday xaalada Somaliland Marayso, Wuxuuna carabka ku dhuftay in goboladda Barigu hadan Rajadii ay ka qabeen Soomaliland ay hoos u dhac ku yimid. \u201cDhulkan (Somaliland) war badan oo run ah laysuma sheego\u201d ayuu Raaciyey hadalkiisa Dr. Gallaydh.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/O0BDdPt-M2U\" width=\"800\" height=\"681\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwaynihii Maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, oo Horay Somalilnad Heshiis ula galay, Kana hadlaayay Munaasibad loo qabtay Buug uu qoray hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee waddani Xirsi cali xaaji xasan oo lagu qabtay magalada Hargaysa ayaa sheegay in khasab tahay inay wada hadlaan DF Soomaaliya iyo Somaliland. Hogaamiyaha Khaatumo ayaa labadda dhinac ugu duur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142492,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142491","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Cali Khaliif \u201cWaa Khasab in Somaliland la Hadasho DF Soomaaliya\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-waa-khasab-in-somaliland-la-hadasho-df-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Cali Khaliif \u201cWaa Khasab in Somaliland la Hadasho DF Soomaaliya\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxwaynihii Maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, oo Horay Somalilnad Heshiis ula galay, Kana hadlaayay Munaasibad loo qabtay Buug uu qoray hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee waddani Xirsi cali xaaji xasan oo lagu qabtay magalada Hargaysa ayaa sheegay in khasab tahay inay wada hadlaan DF Soomaaliya iyo Somaliland. Hogaamiyaha Khaatumo ayaa labadda dhinac ugu duur [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-waa-khasab-in-somaliland-la-hadasho-df-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-21T10:21:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/cali-kha.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"353\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-waa-khasab-in-somaliland-la-hadasho-df-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-waa-khasab-in-somaliland-la-hadasho-df-soomaaliya\/\",\"name\":\"DAAWO:- Cali Khaliif \u201cWaa Khasab in Somaliland la Hadasho DF Soomaaliya\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-waa-khasab-in-somaliland-la-hadasho-df-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-waa-khasab-in-somaliland-la-hadasho-df-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/cali-kha.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-21T10:21:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-waa-khasab-in-somaliland-la-hadasho-df-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-waa-khasab-in-somaliland-la-hadasho-df-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-waa-khasab-in-somaliland-la-hadasho-df-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/cali-kha.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/cali-kha.jpg\",\"width\":600,\"height\":353},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-waa-khasab-in-somaliland-la-hadasho-df-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Cali Khaliif \u201cWaa Khasab in Somaliland la Hadasho DF Soomaaliya\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Cali Khaliif \u201cWaa Khasab in Somaliland la Hadasho DF Soomaaliya\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-waa-khasab-in-somaliland-la-hadasho-df-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Cali Khaliif \u201cWaa Khasab in Somaliland la Hadasho DF Soomaaliya\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxwaynihii Maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, oo Horay Somalilnad Heshiis ula galay, Kana hadlaayay Munaasibad loo qabtay Buug uu qoray hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee waddani Xirsi cali xaaji xasan oo lagu qabtay magalada Hargaysa ayaa sheegay in khasab tahay inay wada hadlaan DF Soomaaliya iyo Somaliland. Hogaamiyaha Khaatumo ayaa labadda dhinac ugu duur [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-waa-khasab-in-somaliland-la-hadasho-df-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-21T10:21:56+00:00","og_image":[{"width":600,"height":353,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/cali-kha.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-waa-khasab-in-somaliland-la-hadasho-df-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-waa-khasab-in-somaliland-la-hadasho-df-soomaaliya\/","name":"DAAWO:- Cali Khaliif \u201cWaa Khasab in Somaliland la Hadasho DF Soomaaliya\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-waa-khasab-in-somaliland-la-hadasho-df-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-waa-khasab-in-somaliland-la-hadasho-df-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/cali-kha.jpg","datePublished":"2020-02-21T10:21:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-waa-khasab-in-somaliland-la-hadasho-df-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-waa-khasab-in-somaliland-la-hadasho-df-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-waa-khasab-in-somaliland-la-hadasho-df-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/cali-kha.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/cali-kha.jpg","width":600,"height":353},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-khaliif-waa-khasab-in-somaliland-la-hadasho-df-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Cali Khaliif \u201cWaa Khasab in Somaliland la Hadasho DF Soomaaliya\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142491"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142491"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142491\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142493,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142491\/revisions\/142493"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142492"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142491"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142491"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142491"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}