{"id":142517,"date":"2020-02-22T14:42:57","date_gmt":"2020-02-22T11:42:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142517"},"modified":"2020-02-22T14:42:57","modified_gmt":"2020-02-22T11:42:57","slug":"safiirka-soomaaliya-ee-cumaan-ee-deg-deg-loogu-yeeray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-cumaan-ee-deg-deg-loogu-yeeray\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya ee Cumaan ee deg deg loogu yeeray"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda arrimaha dibadda ee xukumadda federaalka ayaa si deg deg ah ugu yeertay safiirka Soomaaliya ee wadanka Cumaan, Mudane Cabdiweli Cali Axmed (Jaylaani).<\/p>\n<p>Wasiir Axmed Ciise Cawad ayaa amray danjiraha in muddo afar cisho gudhood ah uu dib ugu soo laabto dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale warqadaan ayaa lagu sheegay in u jeedadu ay tahay sidii wax looga weydiin lahaa dacwado loo heysto Danjire Jeylaani oo ku aadan khilaafka kala dhexeeya diblumaasiyiinta kale ee safaaradda Soomaalya ay ku leedahay dalka Cumaan.<\/p>\n<p>\u201cHadaba waxaa si xushmad ku jirto lagaaga codsanayaa inaad dhowrto ujeedada sare ku xusan, kuna timaado waqtiga laguu tilmaamay gudihiisa\u201d ayaa lagu yiri warqadda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn qoraalkan ayaa waxaa lagu sheegay in ku sime uu sii ahaan doono, Mudane Cumar Sheekh Maxmed oo ah lataliyah koowaad ee safaaradda.<\/p>\n<p>Waa safrkii 2-aad ee loogu yeerayo inuu Muqdisho yimaado, iyadoona wasaaraddu saacadihii la soo dhaafay u yeertay safiirka Soomaaliya ee Suudaan iyo ku xigeenkiisa, oo Caasimada Online ay ogaatay in 20-kii bishan uu dhex maray dagaal gacan ka hadal ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-142518\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/20200222_100235-329x420-1.jpg\" alt=\"\" width=\"869\" height=\"620\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-142519\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/danjire.jpeg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/danjire.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/danjire-290x300.jpeg 290w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/danjire-406x420.jpeg 406w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda arrimaha dibadda ee xukumadda federaalka ayaa si deg deg ah ugu yeertay safiirka Soomaaliya ee wadanka Cumaan, Mudane Cabdiweli Cali Axmed (Jaylaani). Wasiir Axmed Ciise Cawad ayaa amray danjiraha in muddo afar cisho gudhood ah uu dib ugu soo laabto dalka. Sidoo kale warqadaan ayaa lagu sheegay in u jeedadu ay tahay sidii wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142519,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142517","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Safiirka Soomaaliya ee Cumaan ee deg deg loogu yeeray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-cumaan-ee-deg-deg-loogu-yeeray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Safiirka Soomaaliya ee Cumaan ee deg deg loogu yeeray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda arrimaha dibadda ee xukumadda federaalka ayaa si deg deg ah ugu yeertay safiirka Soomaaliya ee wadanka Cumaan, Mudane Cabdiweli Cali Axmed (Jaylaani). Wasiir Axmed Ciise Cawad ayaa amray danjiraha in muddo afar cisho gudhood ah uu dib ugu soo laabto dalka. Sidoo kale warqadaan ayaa lagu sheegay in u jeedadu ay tahay sidii wax [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-cumaan-ee-deg-deg-loogu-yeeray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-22T11:42:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/danjire.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-cumaan-ee-deg-deg-loogu-yeeray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-cumaan-ee-deg-deg-loogu-yeeray\/\",\"name\":\"Safiirka Soomaaliya ee Cumaan ee deg deg loogu yeeray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-cumaan-ee-deg-deg-loogu-yeeray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-cumaan-ee-deg-deg-loogu-yeeray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/danjire.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-02-22T11:42:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-cumaan-ee-deg-deg-loogu-yeeray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-cumaan-ee-deg-deg-loogu-yeeray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-cumaan-ee-deg-deg-loogu-yeeray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/danjire.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/danjire.jpeg\",\"width\":696,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-cumaan-ee-deg-deg-loogu-yeeray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Safiirka Soomaaliya ee Cumaan ee deg deg loogu yeeray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Safiirka Soomaaliya ee Cumaan ee deg deg loogu yeeray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-cumaan-ee-deg-deg-loogu-yeeray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Safiirka Soomaaliya ee Cumaan ee deg deg loogu yeeray - Wardoon","og_description":"Wasaaradda arrimaha dibadda ee xukumadda federaalka ayaa si deg deg ah ugu yeertay safiirka Soomaaliya ee wadanka Cumaan, Mudane Cabdiweli Cali Axmed (Jaylaani). Wasiir Axmed Ciise Cawad ayaa amray danjiraha in muddo afar cisho gudhood ah uu dib ugu soo laabto dalka. Sidoo kale warqadaan ayaa lagu sheegay in u jeedadu ay tahay sidii wax [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-cumaan-ee-deg-deg-loogu-yeeray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-22T11:42:57+00:00","og_image":[{"width":696,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/danjire.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-cumaan-ee-deg-deg-loogu-yeeray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-cumaan-ee-deg-deg-loogu-yeeray\/","name":"Safiirka Soomaaliya ee Cumaan ee deg deg loogu yeeray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-cumaan-ee-deg-deg-loogu-yeeray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-cumaan-ee-deg-deg-loogu-yeeray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/danjire.jpeg","datePublished":"2020-02-22T11:42:57+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-cumaan-ee-deg-deg-loogu-yeeray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-cumaan-ee-deg-deg-loogu-yeeray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-cumaan-ee-deg-deg-loogu-yeeray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/danjire.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/danjire.jpeg","width":696,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-cumaan-ee-deg-deg-loogu-yeeray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Safiirka Soomaaliya ee Cumaan ee deg deg loogu yeeray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142517"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142517"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142517\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142520,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142517\/revisions\/142520"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142519"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}