{"id":142531,"date":"2020-02-22T14:55:53","date_gmt":"2020-02-22T11:55:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142531"},"modified":"2020-02-22T14:55:53","modified_gmt":"2020-02-22T11:55:53","slug":"daawo-waanu-ku-ridaynaa-adigoo-qaawan-ayaad-baxaysaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waanu-ku-ridaynaa-adigoo-qaawan-ayaad-baxaysaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u201cWaanu ku ridaynaa, Adigoo Qaawan ayaad baxaysaa\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Hargeisa kulan ku yeeshay Labada Gudoomiye Xisbiyadda Ucid iyo Wadani Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe, Waxayna Intaasi kadib Shir Jaraa\u2019id oo ay Wadaqabteen waxay Luuqadii ugu Adkaa kula hadleen Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n<p>\u201cMuuse bixii wuxuu Noqday Keligii Taliye, Wuxuu Cagta saaray Jidkii ay Horay u eedeen Qarkii iyo Janaraaladii dhagarta caanka ku ahaa, Wuxuu Burburiyey Diimuqaraadiyadii la koronayey, Wuxuuna sidoo kale Somaliland geliyey JaahWareer, Isagoo Xintan iyo Xifaaltan ka dhigtay Xilkii loo doortay\u201d.<\/p>\n<p>\u201cLabada Xisbi ee Ucid iyo Wadani waxay Xalka Somaliland u Arkaan in Doorasho Madaxwayne oo Xiligeeda laga soo Hormariyey ay ka Qabsoonto Sanadkan 2020-ka, Islamarkaana la qabto golaha Wakiilada isla Sanadkan.\u201d Ayuu yidhi Cabdiraxmaan Wadani.<\/p>\n<p>C.raxmaan Cirro ayaa sheegay in laga been sheegay Siday u dhaceen Kulamadii Biixi iyo Farmaajo, Wafdigii Itoobiya iyo Arimo kale oo la xidhiidha Arintaasi.<\/p>\n<p>Dhinca kale Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu Madaxwayne Muuse Biixi uu Somaliland Indhaha ka riday, Islamarkaana Ridi doonaan sidii Madaxwaynihii Dawladii Kacaanka.<\/p>\n<p>\u201cMarnaba Suura gal ma Noqonayso Inuu Muuse yidhaahdo, Waxan Baabinayaa Xisbiyada Ucid Iyo Wadani, Isaguna Madaxweyne Noqon Maayo Muuse ayuu Noqonayaa, Waxaan leenahay Madaxwayne Nooma tihid, Canshuur uu Qaadaysaa ma Jirto, Wuxuu Moodayaa inuu AABIHII Bixiyo Canshuurta, Adiga ayaanu kaa Jaraynaa Lacagta aad Qaadatid ee Khaayinka aad ku tahay, Maanta Muuse Reer uu Dabada gelinayaa ma Jirto cid kasta way Aragtay, Bal Cirka hasoo Dumiyo, Adigoo Qaawan ayaad baxaysaa, Afwayne ayaanu Ridnay\u201d Ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/OZcdT_kkxl0\" width=\"1177\" height=\"662\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/QkMjRratoJc\" width=\"1177\" height=\"662\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Hargeisa kulan ku yeeshay Labada Gudoomiye Xisbiyadda Ucid iyo Wadani Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe, Waxayna Intaasi kadib Shir Jaraa\u2019id oo ay Wadaqabteen waxay Luuqadii ugu Adkaa kula hadleen Muuse Biixi Cabdi. \u201cMuuse bixii wuxuu Noqday Keligii Taliye, Wuxuu Cagta saaray Jidkii ay Horay u eedeen Qarkii iyo Janaraaladii dhagarta caanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142532,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142531","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u201cWaanu ku ridaynaa, Adigoo Qaawan ayaad baxaysaa\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waanu-ku-ridaynaa-adigoo-qaawan-ayaad-baxaysaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u201cWaanu ku ridaynaa, Adigoo Qaawan ayaad baxaysaa\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa maanta magaalada Hargeisa kulan ku yeeshay Labada Gudoomiye Xisbiyadda Ucid iyo Wadani Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe, Waxayna Intaasi kadib Shir Jaraa\u2019id oo ay Wadaqabteen waxay Luuqadii ugu Adkaa kula hadleen Muuse Biixi Cabdi. \u201cMuuse bixii wuxuu Noqday Keligii Taliye, Wuxuu Cagta saaray Jidkii ay Horay u eedeen Qarkii iyo Janaraaladii dhagarta caanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waanu-ku-ridaynaa-adigoo-qaawan-ayaad-baxaysaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-22T11:55:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/daawomuuq-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"472\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waanu-ku-ridaynaa-adigoo-qaawan-ayaad-baxaysaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waanu-ku-ridaynaa-adigoo-qaawan-ayaad-baxaysaa\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u201cWaanu ku ridaynaa, Adigoo Qaawan ayaad baxaysaa\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waanu-ku-ridaynaa-adigoo-qaawan-ayaad-baxaysaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waanu-ku-ridaynaa-adigoo-qaawan-ayaad-baxaysaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/daawomuuq-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-22T11:55:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waanu-ku-ridaynaa-adigoo-qaawan-ayaad-baxaysaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waanu-ku-ridaynaa-adigoo-qaawan-ayaad-baxaysaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waanu-ku-ridaynaa-adigoo-qaawan-ayaad-baxaysaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/daawomuuq-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/daawomuuq-1.jpg\",\"width\":800,\"height\":472},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waanu-ku-ridaynaa-adigoo-qaawan-ayaad-baxaysaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u201cWaanu ku ridaynaa, Adigoo Qaawan ayaad baxaysaa\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u201cWaanu ku ridaynaa, Adigoo Qaawan ayaad baxaysaa\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waanu-ku-ridaynaa-adigoo-qaawan-ayaad-baxaysaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u201cWaanu ku ridaynaa, Adigoo Qaawan ayaad baxaysaa\u201d - Wardoon","og_description":"Waxaa maanta magaalada Hargeisa kulan ku yeeshay Labada Gudoomiye Xisbiyadda Ucid iyo Wadani Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe, Waxayna Intaasi kadib Shir Jaraa\u2019id oo ay Wadaqabteen waxay Luuqadii ugu Adkaa kula hadleen Muuse Biixi Cabdi. \u201cMuuse bixii wuxuu Noqday Keligii Taliye, Wuxuu Cagta saaray Jidkii ay Horay u eedeen Qarkii iyo Janaraaladii dhagarta caanka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waanu-ku-ridaynaa-adigoo-qaawan-ayaad-baxaysaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-22T11:55:53+00:00","og_image":[{"width":800,"height":472,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/daawomuuq-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waanu-ku-ridaynaa-adigoo-qaawan-ayaad-baxaysaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waanu-ku-ridaynaa-adigoo-qaawan-ayaad-baxaysaa\/","name":"DAAWO:-\u201cWaanu ku ridaynaa, Adigoo Qaawan ayaad baxaysaa\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waanu-ku-ridaynaa-adigoo-qaawan-ayaad-baxaysaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waanu-ku-ridaynaa-adigoo-qaawan-ayaad-baxaysaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/daawomuuq-1.jpg","datePublished":"2020-02-22T11:55:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waanu-ku-ridaynaa-adigoo-qaawan-ayaad-baxaysaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waanu-ku-ridaynaa-adigoo-qaawan-ayaad-baxaysaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waanu-ku-ridaynaa-adigoo-qaawan-ayaad-baxaysaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/daawomuuq-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/daawomuuq-1.jpg","width":800,"height":472},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waanu-ku-ridaynaa-adigoo-qaawan-ayaad-baxaysaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u201cWaanu ku ridaynaa, Adigoo Qaawan ayaad baxaysaa\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142531"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142531"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142531\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142533,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142531\/revisions\/142533"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142532"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142531"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142531"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142531"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}