{"id":142537,"date":"2020-02-22T23:26:43","date_gmt":"2020-02-22T20:26:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142537"},"modified":"2020-02-22T23:26:43","modified_gmt":"2020-02-22T20:26:43","slug":"daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Albarakaat oo udabaal degtay xayiradii laga qaaday"},"content":{"rendered":"<p>Mas&#8217;uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir iyo martisharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo dhaweeyey xayiraad ka qaadistii Shirkaddii Xawaallada Barakaat taasoo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa sheegay in shaqsi ahaan uu goobjoog u ahaa sida uu hadalka u dhigay dhacdooyinkii dhacay xiligii shirkadda xayiraad la saaray islamarkaan uu xiligan aad ugu faraxsanyahay in ay dib u helaan xoriyadoodi ganacsi.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Shirkadda Barakaat Sheekh Axmed Nuur Cali Jimcaale oo ka hadlay munaasabada ayaa faah faahin ka bixiyay kana sheekeeyay marxaladihii kala duwanaa ee la soo maray iyo garab istaagii ay u sameeyeen dadka soomaaliyeed kadib go\u2019aankii ay dowladda maraykanku xayiraada u saartay shirkaddaha Barakaat iyo wixii ka dhashay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Ururka haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab oo ka mid aheyd mas&#8217;uuliyiintii goobta ka hadashay ayaa ka sheekeeysay sida ay dadka Soomaaliyeed shucuurtooda u muujiyeen markii xayiraada la saaray Shirkadda.<\/p>\n<p>Sheekh Cali Wajiis, oo ka mid ah culimadda Soomaaliyeed ayaa u rajeeyay maamulka shirkadda Al-Barakaat in ay horumar la taaban karo markale gaarsiiyaan umadda soomaaliyeed<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ururka haweenka Soomaaliyeed Batuulo Sheekh Axmed Gaballe oo xaflada kalmad kooban ka jeedisay ayaa tilmaantay muhiimada ay leedahay in xayiraada laga qaado Shirkadda Barakaat.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa dhawaan ka qaaday Shirkadda xayiraadii saarneyd tan iyo sanadkii 2001 kaddib markii lagu eedeeyay in ay xiriir la leedahay ama la shaqeyso kooxaha Argagixisada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/lssX5v6rrgc\" width=\"850\" height=\"681\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-142537 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/attachment\/2020222637179714178067878\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"630\" height=\"420\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2020222637179714178067878.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2020222637179714178067878.jpg 630w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2020222637179714178067878-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 630px) 100vw, 630px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/attachment\/2020222637179714252698111\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"640\" height=\"360\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2020222637179714252698111.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2020222637179714252698111.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2020222637179714252698111-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/attachment\/2020222637179714322901824\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"640\" height=\"360\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2020222637179714322901824.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2020222637179714322901824.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2020222637179714322901824-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/attachment\/2020222637179714401478602\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"640\" height=\"360\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2020222637179714401478602.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2020222637179714401478602.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2020222637179714401478602-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/attachment\/2020222637179714490505191\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"630\" height=\"420\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2020222637179714490505191.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2020222637179714490505191.jpg 630w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2020222637179714490505191-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 630px) 100vw, 630px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas&#8217;uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir iyo martisharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo dhaweeyey xayiraad ka qaadistii Shirkaddii Xawaallada Barakaat taasoo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa sheegay in shaqsi ahaan uu goobjoog u ahaa sida uu hadalka u dhigay dhacdooyinkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142538,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142537","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Albarakaat oo udabaal degtay xayiradii laga qaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Albarakaat oo udabaal degtay xayiradii laga qaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mas&#8217;uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir iyo martisharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo dhaweeyey xayiraad ka qaadistii Shirkaddii Xawaallada Barakaat taasoo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa sheegay in shaqsi ahaan uu goobjoog u ahaa sida uu hadalka u dhigay dhacdooyinkii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-22T20:26:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2020222637179714178067878.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"630\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"420\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/\",\"name\":\"DAAWO:- Albarakaat oo udabaal degtay xayiradii laga qaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2020222637179714178067878.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-22T20:26:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2020222637179714178067878.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2020222637179714178067878.jpg\",\"width\":630,\"height\":420},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Albarakaat oo udabaal degtay xayiradii laga qaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Albarakaat oo udabaal degtay xayiradii laga qaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Albarakaat oo udabaal degtay xayiradii laga qaaday - Wardoon","og_description":"Mas&#8217;uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir iyo martisharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo dhaweeyey xayiraad ka qaadistii Shirkaddii Xawaallada Barakaat taasoo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa sheegay in shaqsi ahaan uu goobjoog u ahaa sida uu hadalka u dhigay dhacdooyinkii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-22T20:26:43+00:00","og_image":[{"width":630,"height":420,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2020222637179714178067878.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/","name":"DAAWO:- Albarakaat oo udabaal degtay xayiradii laga qaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2020222637179714178067878.jpg","datePublished":"2020-02-22T20:26:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2020222637179714178067878.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2020222637179714178067878.jpg","width":630,"height":420},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-albarakaat-oo-udabaal-degtay-xayiradii-laga-qaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Albarakaat oo udabaal degtay xayiradii laga qaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142537"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142537"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142537\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142543,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142537\/revisions\/142543"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142538"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142537"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142537"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142537"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}