{"id":142618,"date":"2020-02-24T11:56:54","date_gmt":"2020-02-24T08:56:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142618"},"modified":"2020-02-24T11:56:54","modified_gmt":"2020-02-24T08:56:54","slug":"daawo-war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirkii-beesha-mudulood-ee-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirkii-beesha-mudulood-ee-muqdisho\/","title":{"rendered":"DAAWO:- War-murtiyeed laga soo saaray shirkii beesha Mudulood ee Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho waxaa shalay ka dhacay shirka watashiga beelaha Mudulood oo ay ka qeyb-galeen siyaasiyiin kasoo jeedda beesha, oo ay ka mid yihiin madaxwenayaal hore.<\/p>\n<p>Xubnaha la xusi karo ee shirka goobjoog ka ahaa waxaa ka mid ahaa madaxweynayaal hore Cali Mahadi Maxamed, iyo Xasan Sheekh, iyo siyaasiyiin uu ku jiro xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble iyo imaamka beesha Mudulood.<\/p>\n<p>Shirkaas ayaa waxaa xalay laga soo saaray war-murtiyeed ay qodobadiisa ugu weynaayeen.<\/p>\n<p>1 \u2013 In dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada ku dhaqmaan, islamarkaana ilaaliyaan dastuurka dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>2 \u2013 In howl-galka ururka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee Amisom uu dhex-dhexaad ka noqdo arrimaha siyaasadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>3 \u2013 In si wadajir ah looga horjeesto wixii sababi kara qalalaase siyaasadeed oo dalka ka dhaca, islamarkaana xal nabadeed loo maro khilaafaadyada jira; lana dhiso qaran waara oo ka shaqeeya maslaxadda guud.<\/p>\n<p>4 \u2013 In dhowaan la qabto shirweyne u dhantahay beesha Mudulood dal iyo dibad, kaasi oo looga tashanayo aayaha beesha.<\/p>\n<p>5 \u2013 In beesha Mudulood raadiso maqaamka siyaasadeed iyo xuquuqda gobolka Banaadir uu ku leeyahay nidaamka maamul ee dalka.<\/p>\n<p>6 \u2013 In la dhisay Guddiga qabanqaabada Shirka wadatashiga Beelweyne Muddulood oo si degdeg loo qaban doono, ayna kasoo qeybgeli doonaan dadka gudaha iyo dibadda.<\/p>\n<p>7 \u2013 In beeshu kaalin firfircoon ku yeelato doorashooyinka dalka ka dhacaya 2020\/2021.<\/p>\n<p>8 \u2013 Waxaa beesha caalamka looga mahad-celinayaa taageerada ay siiyaan Soomaaliia. Waxaa kaloo Bulshada caalamka iyo AMISOM laga codsanayaa inay dhexdhexaad ka noqdaan arrimaha siyaasadda Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/X9SZaGziQnk\" width=\"1177\" height=\"662\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho waxaa shalay ka dhacay shirka watashiga beelaha Mudulood oo ay ka qeyb-galeen siyaasiyiin kasoo jeedda beesha, oo ay ka mid yihiin madaxwenayaal hore. Xubnaha la xusi karo ee shirka goobjoog ka ahaa waxaa ka mid ahaa madaxweynayaal hore Cali Mahadi Maxamed, iyo Xasan Sheekh, iyo siyaasiyiin uu ku jiro xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142619,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142618","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- War-murtiyeed laga soo saaray shirkii beesha Mudulood ee Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirkii-beesha-mudulood-ee-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- War-murtiyeed laga soo saaray shirkii beesha Mudulood ee Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Muqdisho waxaa shalay ka dhacay shirka watashiga beelaha Mudulood oo ay ka qeyb-galeen siyaasiyiin kasoo jeedda beesha, oo ay ka mid yihiin madaxwenayaal hore. Xubnaha la xusi karo ee shirka goobjoog ka ahaa waxaa ka mid ahaa madaxweynayaal hore Cali Mahadi Maxamed, iyo Xasan Sheekh, iyo siyaasiyiin uu ku jiro xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirkii-beesha-mudulood-ee-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-24T08:56:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shirka-Mudulood.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"608\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirkii-beesha-mudulood-ee-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirkii-beesha-mudulood-ee-muqdisho\/\",\"name\":\"DAAWO:- War-murtiyeed laga soo saaray shirkii beesha Mudulood ee Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirkii-beesha-mudulood-ee-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirkii-beesha-mudulood-ee-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shirka-Mudulood.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-02-24T08:56:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirkii-beesha-mudulood-ee-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirkii-beesha-mudulood-ee-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirkii-beesha-mudulood-ee-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shirka-Mudulood.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shirka-Mudulood.jpeg\",\"width\":1080,\"height\":608},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirkii-beesha-mudulood-ee-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- War-murtiyeed laga soo saaray shirkii beesha Mudulood ee Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- War-murtiyeed laga soo saaray shirkii beesha Mudulood ee Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirkii-beesha-mudulood-ee-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- War-murtiyeed laga soo saaray shirkii beesha Mudulood ee Muqdisho - Wardoon","og_description":"Magaalada Muqdisho waxaa shalay ka dhacay shirka watashiga beelaha Mudulood oo ay ka qeyb-galeen siyaasiyiin kasoo jeedda beesha, oo ay ka mid yihiin madaxwenayaal hore. Xubnaha la xusi karo ee shirka goobjoog ka ahaa waxaa ka mid ahaa madaxweynayaal hore Cali Mahadi Maxamed, iyo Xasan Sheekh, iyo siyaasiyiin uu ku jiro xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirkii-beesha-mudulood-ee-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-24T08:56:54+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":608,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shirka-Mudulood.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirkii-beesha-mudulood-ee-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirkii-beesha-mudulood-ee-muqdisho\/","name":"DAAWO:- War-murtiyeed laga soo saaray shirkii beesha Mudulood ee Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirkii-beesha-mudulood-ee-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirkii-beesha-mudulood-ee-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shirka-Mudulood.jpeg","datePublished":"2020-02-24T08:56:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirkii-beesha-mudulood-ee-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirkii-beesha-mudulood-ee-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirkii-beesha-mudulood-ee-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shirka-Mudulood.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shirka-Mudulood.jpeg","width":1080,"height":608},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirkii-beesha-mudulood-ee-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- War-murtiyeed laga soo saaray shirkii beesha Mudulood ee Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142618"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142618"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142618\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142620,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142618\/revisions\/142620"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142619"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142618"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142618"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142618"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}